Alhikma Academy for Development and Education

Description
القناة العامة لـ أكاديمية الحكمة للتنمية التعليم
على هذه القناة يتم الإعلان عن كافة أنشطة الأكاديمية وخطط العمل، ويتم وضع الفوائد العلمية والفيديوهات المرئية، والمحاضرات، والإعلان عن الدورات التدريبية.
We recommend to visit

القناة الرسمية والموثقة لـ أخبار وزارة التربية العراقية.
أخبار حصرية كل مايخص وزارة التربية العراقية.
تابع جديدنا لمشاهدة احدث الاخبار.
سيتم نقل احدث الاخبار العاجلة.
رابط مشاركة القناة :
https://t.me/DX_75

Last updated 1 Jahr, 8 Monate her

القناة الرسمية لابن بابل
الحساب الرسمي الموثق على فيسبوك: https://www.facebook.com/Ibnbabeledu?mibextid=ZbWKwL

الحساب الرسمي الموثق على يوتيوب :https://youtube.com/@iraqed4?si=dTWdGI7dno-qOtip

بوت القناة ( @MARTAZA79BOT

Last updated 6 Monate, 2 Wochen her

Last updated 2 Monate, 2 Wochen her

hace 1 año, 6 meses
***✨***Heshiis Iskaashi***✨***

Heshiis Iskaashi

? Maanta oo ay taariikhdu tahay
13-Nov-2023

Waxaa heshiis iskaashi gaadhay labada dhinac ee kala ah:

1- Alkhebra Center for training and Development.
2- Alhikma Academy for Development and Education.

Labada dhinac waxay ku heshiiyeen iskaashi balaadhan oo ah : Khibrad is waydaarsi, iska kaashiga qabashada Koorsooyinka gaagaaban, dibloomooyin iyo arrimo kale oo mihiim ah.

?Saxeexayaasha Heshiiska

Madaxa Markaska Alkhebra
Dr. Shaafici cabdicasiis xaaji dhafe

Madaxa Akaadiimiyadda Alhikma
Abshir cali cabdi kabayare

Alla mahad leh

hace 1 año, 7 meses

?War idinak farxiya iyo dhawaan inshaa Allaah.

?Halkan isha ku hay.

hace 1 año, 7 meses

https://youtu.be/Kd0TMm2GuBg?si=-pEyiNFevHRZtIFK

YouTube

Dawrada barashada Naxwaha tadbiiqiga ah | Casharka 4aad | sh Cabdiqani sh Aadam Cumar

Alhikma academy waxay idiin diyaarisay Dawrooyin aad ku baran doonta culuumta kala duwan sida: shareecda islaamka, luuqadda carabig, cilmiga aadamaha IWM. ku xidhnoow marwalba iyo meel walba.

hace 1 año, 7 meses

https://youtu.be/HNLWuYEupjQ?si=4ZxmM0wDBGrDiegA

YouTube

Dawrada barashada Naxwaha tadbiiqiga ah | Casharka 3aad | sh Cabdiqani sh Aadam Cumar

hace 1 año, 7 meses

https://youtu.be/vRsor-FCdyU?si=dwFrPiBO78kJ3P92

YouTube

Go'aan qaadashada | Dr. maxamud Cabdiraxmaan Hoori

koorsada maamulka waxbarashada | kulanka Afraad

hace 1 año, 7 meses
hace 1 año, 7 meses

Go'aan Qaadashada.

Dr. Maxamud Cabdiraxmaan Maxamud Hoori

Halkan kasoo gal?
https://zoom.us/j/7253506586

hace 1 año, 7 meses

Asc caawa iyo kulankii Afraad (4) ee Koorsada maamulka waxbarashada.

?️ Dr. Maxamud Cabdiraxmaan Maxamud Hoori

? Go'aan qaadashada.
8:40 pm (geeska Africa)

hace 1 año, 7 meses

Tilmaamaha maamulaha wanaagsan.

Dr. Cabdiqaadir maxamed cali (jiilaani)

Halkan kasoo gal?
https://zoom.us/j/7253506586

We recommend to visit

القناة الرسمية والموثقة لـ أخبار وزارة التربية العراقية.
أخبار حصرية كل مايخص وزارة التربية العراقية.
تابع جديدنا لمشاهدة احدث الاخبار.
سيتم نقل احدث الاخبار العاجلة.
رابط مشاركة القناة :
https://t.me/DX_75

Last updated 1 Jahr, 8 Monate her

القناة الرسمية لابن بابل
الحساب الرسمي الموثق على فيسبوك: https://www.facebook.com/Ibnbabeledu?mibextid=ZbWKwL

الحساب الرسمي الموثق على يوتيوب :https://youtube.com/@iraqed4?si=dTWdGI7dno-qOtip

بوت القناة ( @MARTAZA79BOT

Last updated 6 Monate, 2 Wochen her

Last updated 2 Monate, 2 Wochen her