KEYDKA XIKMADAHA

Description
Adigoo dhiirigeliye noqon karo ha noqon dhaliil badneh
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago

hace 5 meses, 1 semana

? ️Iska Ilaali ⚠️ ? 6-dan Qoddob:Lixdan qodob ku dhaqankoodu wuxuu kugu sababi karaaa halaag adduunyo iyo mid aakhiro :

1️⃣ Rabitaanka naftaada ee xumaanta oo badata.

2️⃣ Cilmi aanad u baran Illaahay dartii.

3️⃣ maal aad heshey oo ku dhaxalsiiya bakheylimo damac badnaan.

4️⃣ Wakhti firaaqo kugu soo mara oo aad uga faaidaysato macaasi.

5️⃣ Caqligaaga oo ku siiya khiyaameynta dadka.

6️⃣ In aad kula kacdo xaasidnimo qof uu Illlaahey u nicmeeyey.

juma mubarak

hace 6 meses, 3 semanas

Fariin ku socota gabdhaha?

Ma dooneysaa inaa dhanka fiican isku badasho? ?

  1. Ilaahey tala saaro oo bani aadam ha isku haleyn.??
  2. Salaadda ilaali oo waqtigeeda ku duko.??
  3. Si maalinle ah u aqri qur'aanka hal safxad ba ha noqotee.??
  4. Caado ka dhigo aqrinta suuratul Baqara maalin walba.??
  5. Ka bax groupyada xun xun ee xanta iyo xumaanta looga sheekeeyo.??
  6. Ku biir groupyada wanaagsan ee Alle ka cabsiga iyo dhiira gelinta lagu soo gudbiyo.??
  7. Unfriend dheh nimanka kaa ajnabiga ah hadeesan soo gudbin wax aduun iy aakhiro ku anfacaya.?
  8. Unfollow dheh page yada kaa lumiya waqtiga ee maalaa yacniga iyo xumaanta lagu soo gudbiyo.??
  9. Ka fogoow saaxiibada xun ee xanta iyo xumaha ka sheekeeya oo ku badalo saaxiibbo wanaagsan oo dhanka rabbi kuu dhaweeya.??
  10. Iska jar xeriirada aa la leedahay ragga ajnabiga ah oo haddaa guur diyaar u tahay hadda guurso haddaadan rabinna iskaba xer shukaansiga waqti lumiska ah waayo waa dambi qalbigana wuu kaa madoobeynayaa, ogsoonow qofka kuu qoran waad heleysaa xataa hadadan lahadal
hace 7 meses, 1 semana

DARYEELA❣️

Waxa uu kasoo tagay gabar uu la haasaawayay, waxa uu soo istaagay albaabka gurigiisa, waxa uuna xaaskiisa ku yiri macaan iga fur ilinka ayaan joogaaye. Intii ay soo socotay ayuu maagay in uu fariin u diro gabadhii uu ka yimid, waxa uu ku yiri; xabiibti waan nabad tagay, runtii aadbaan uga helay kulankeennii caawa iyo cashadii macaanayd, waadku mahadsan tahay sida aad ii qancisay, berri markaan shaqada tago ayaan soo wada hadlaynaa habeen wanaagsan macaanto.

Xaaskii oo aad u daalan ayaa albaabka ka furtay, hab ayey siisay waxa ayna ku tiri waad iga soo daahday macaan, maxa ay sidaa dhan kuugu daalinayaan saaxiibbadaa, kaalay ii naso xabiibi.
Waxa uu ku yiri; dhib maleh qaali, waan qubaysan waxyaroo ii yaalna waan iska dhammayn ee ii seexo, waanka xumahay in aad i sugaysay caawa dhan anigana aan kugu soo daahay iga raalli noqo.

Waxa ay tiri; waa caadi gacaliye, sidee la'aantaa isaga cunteeyaa una seexdaa sow in aan indhahaaga hortooda ku quuto kuna nasto maaha.? Waa sax xayaati hadda inoo keen cashada, kadibna ii seexo macaan, aniga xisaabaad yaraan xalin, markaan dhammeeyana waan soo seexan qaali.

Waxa ay u dhaqaaqday dhanka jikada, waxa ayna soo diyaarisay cashadii, kolkii uu inyar taataabtay ayuu ku yiri macaan waa bes galabta ayaan wax cunay ee adiga ii cun iina seexo fadlan gacaliso.

Markii ay qolkeeda gashay ayey aragtay fariin u saaran mobilka markii ay furtayna wadnaha ayaa loo dhaafay, waa ay is adkaysay waxa ayna go'aansatay in ay la wadaagto isaga.

Waxa ay soo istaagtay albaabka fadhiga waxa ay ku tiri, waan sii seexanayaa kow dheh, kafeygii aad jeclayd, xagga ayuu kuu saaran yahay xabiibi. Nabadeey, se aan mid ku xasuusiyo, gabdhii aad kasoo tagtay u sheeg in aad nabad timid, fariintii aad u wadday aniga ayaa igu soo qaladaye.!

Yaah.............?

hace 9 meses
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago