Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

QURAANKA IYO SAYNISKA

Description
Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan.

MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย weeks, 3ย days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 1ย week ago

1ย ะผะตััั† ะฝะฐะทะฐะด

fadlan ha ilaawina inaad soo fallow garysaan chanalkeena facebooga . waa kan linkigiisa
https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

Adoo raali ah qofka so fallow gareeya commentiga ha kusoo qoro.

1ย ะผะตััั† ะฝะฐะทะฐะด

Ma Is Weeydiisay Sababta Sakaraatul\-Mowdka Qofka uga soo bilaawday xaga Qeeybaha Hoose lugaha uguna dhamaadaa qeybta sare Ee jirka ilaa madaxa.?Waxaa la Wariyay Xikmadda Aayadan ู‚ุงู„ ุชุนุงู„ูŠุ› (ูƒู„ุง ุงุฐุง ุจู„ุบุช ุงู„ุชุฑุงู‚ูŠ ูˆู‚ูŠู„ ู…ู† ุฑุงู‚ ูˆุธู† ุงู†ู‡ ุงู„ูุฑุงู‚ุŒ ูˆุงู„ุชูุช ุงู„ุณุงู‚ ุจุงุงู„ุณุงู‚..)Miskiin Miyaad Ogtahay Sababta
Malakul-Mowd Qaadida ruuxdada uga soo bilaabaa Xaga hoose Ee jirkaaga Uguna dhameeyo xaga sare Ee jirka madaxa.

Hadaad ogaan laheed Ujeedka laga leeyahay Arrinkaa Wax kasto Ood hadda gacanta ku heyso Waad tuuri laheed.๐Ÿ˜ฅ
Waxaad maanta ka dib goaansan laheed in aad cibaadada kaliya u godo. Danbiyadii Aad hore u gashayna waad ka towbad keeni laheed.Markii la Amro Malakul-mowd in uu Ruuxdaada soo qaado Wuxuu soo saarista ruuxdaada ka soo bilaaba Xagga qeeybahaada hoose.
Sababta Ama Xikmada ka danbeeyso waa in aadan ka cararain ama Aadan ka argagaxin Waxa Aad la kulmi doonto waayo hore uma aadan arkin.***๐Ÿ˜ฅ*** iyo dhibaatada Sakaaratul Mowdka Uu leeyahay Ood la kulmi doonto.Waa maalin aad kugu adag waa maalinta qof Walba sugeeyso Allaah noo fududeeyo.
Waxa ugu danbeeyo uu kaa qaadayo malakul mowd wa aragaaga
Si aad u aragto waxa kugu dhacayo Ee dhibaato . Xaggee ayaad U carari kartaa miskiin. ู‚ุงู„ ุชุนุงู„ูŠุ› (ู„ู‚ุฏ ูƒู†ุช ููŠ ุบูู„ุฉ ู…ู† ู‡ุฐุง ููƒุดูู†ุง ุนู†ูƒ ุบุทุงุฆูƒ ูุจุตุฑูƒ ูŠูˆู… ุงู„ุญุฏูŠุฏ.).Khaatumada Allaah noo hagaajiyo
Sakaraatka allaah noo fududeeyoHaddii aad dhameysay aqriska Haka gudbin adigoon Rasuulka csw ku sallinin
. Ka dib Share garee wll.

1ย ะผะตััั† ะฝะฐะทะฐะด
1ย ะผะตััั†, 1ย ะฝะตะดะตะปั ะฝะฐะทะฐะด

Mrkaad u malayso wax walba inay dhamaadeen Ilaahay wuxuu kuu abuurayaa wado kale ood dib ugu bilawdid.

Ha quusan waligaa Alle ayaa inala jira Markasta iyo meelkastaba.

1ย ะผะตััั†, 1ย ะฝะตะดะตะปั ะฝะฐะทะฐะด

Ma ogtahay in Tamarta ugu cajiibsan ee bani aadamku haysto ay tahay tamarta codka.
Cod markaan dhaho niyadada markiiba waxa kusoo dagdagaya codadkan aynu maqalno maalin kasta .
Se, marka laga yimaado in layskula xidhidho oo fariimaha laysku waydaarsado codadka .
Codku waa tamarta kaliya ee wax ka badali kara shucuurta iyo dareenka qofka.
Awooda uu leeyahay codku waxa ka mida in uu si toosa qalbiga ugu dhaadhaco isaga oo mar kaliya qofka galin kara xaalad murugo,farxad, naxdin , shucuur jacayleed iyo in uu ku dareensiiyo inaad joogto xiliyo hore oo lasoo dhaafay oo kale oo aad modo in aad la nooshahayba dad yaw hore oon waqtigan joogin.
Tusaale , qaabka uu quraanku dhagaheena kusoo gaadhayo wa kaliya hab dhawaqeed ama codeed kaasoo kicinaya shucurteena iyo dareemaheena .
Hadaba awoodaha codadka laba ayaa loo qaybiya guud ahaaneedba.
Mid awood codeed oo khiyaali ah midna waa awood codeed oo dhab ah.
Tusaale, dareenka aad dareemayso markaad quraan aad dhagysanyso waa shucuurta jidhkaagu soo saarayo waa mid dhab ah oo ka turjumaysa marbaa quraanka lagugu dul akhrinayo qisada uu soo warinayo.
Dhinaca kale hadii hees aad dhagysto kicinta shucuurahaga ee awooda codka kusoo gaadhaysaa waa mid khiyaali ah oo ku salaysan wax la liiday ama la dulmiyay ama meqaamkisi hoos looga riday taasoo aan waaqaca taabanayn.
Hadaba awoodahan aan la taaban karin ee se la dareemi karo ee uu leeyahay codku kee kuugu saamayn badnaa akhriste adiga ?

1ย ะผะตััั†, 2ย ะฝะตะดะตะปะธ ะฝะฐะทะฐะด

Mawduuc cajiiba caalamkii ruuxda.

Kasoo aqriso chanlka faceboog eena.

https://www.facebook.com/share/p/PddtpbqNp4mvBCRJ/?mibextid=qi2Omg

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

1ย ะผะตััั†, 2ย ะฝะตะดะตะปะธ ะฝะฐะทะฐะด

๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ฎ ๐œ๐š๐ฃ๐š๐š'๐ข๐› ๐›๐š๐๐š๐ง๐š๐š:-
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”
Dhulku waa meeraha kaliya eey ka jirto nolol dhab ah misane la taaban karo, waxaa ku nool dadyoow lagu qiyaasay ๐Ÿ–.๐Ÿ ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐จ๐ง oo qof, hadii la yiraahdo qof waliba hala sheego magiciisa, oo halagu xaadiriyo 5 ilbiriqsi gudahood, ineynu wada tirino dadka oo dhan, waxeey nagu qaadaneysaa ๐Ÿ,๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ– ๐ฌ๐š๐ง๐จ, sidoo kale waxaa ku nool dunideena ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ช๐ฎ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐จ๐ง oo xaywaano ah oo u dhiganta Tirada 2 laraaciyey 19 ebar (๐Ÿ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ), cadada dhirta iyada warkeedaba daa, oo lama yaqaano se waxaa loo badinayaa ineey u dhaxeyn karto cadada tirada dadyoowga iyo mida xaywaanada. Dhulka aynu ku noolanahay ๐Ÿ•๐Ÿ% waa biyo, biyahaasina ๐Ÿ—๐Ÿ”.๐Ÿ“% waa biyaha bada, halka ๐Ÿ% eey yihiin biyaha barafka, boqolkiiba 1ka (๐Ÿ%) soo harayna waa biyaha laga helaa ๐–๐ž๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š, ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š, ๐‡๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š, iyo waliba ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐š waana biyaha kaliya ee uu ๐€๐š๐๐š๐ง๐ฎ๐ก๐ฎ ๐œ๐š๐›๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ. Sidoo kale dunideena waxaa ku nool xeeywaano eeynan indhaheenu qaban ilaa eeynu isticmaalo microscope mooyee sida ๐๐š๐œ๐ญ๐ž๐ซ๐ข๐š, ๐…๐ฎ๐ง๐ ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐•๐ข๐ซ๐ฎ๐ฌ. Hadaba guud ahaan noolayaashaasi kala ah ๐ƒ๐š๐๐ค๐š, ๐ƒ๐ก๐ข๐ซ๐ญ๐š, ๐—๐š๐ฒ๐ฐ๐š๐š๐ง๐š๐๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฅ๐ข๐›๐š ๐ˆ๐ฅ๐ฆ๐จ ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š waxeey ku jiraan hanaan dhan waliba ka dhameeystiran oo loo diyaariyey inta aanan la abuurin iyaga ka hor, waxaana u diyaariyey hanaankaasi ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž awood badan misane ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ง๐ข๐ฌ u saaxiib ah, waana ๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š aynu isaga dartii bishaan u soomeyno misane aan u cibadaysaneyno, si aanan u noqonin kuwa ku ceebooba maalinta qiyamo isaga hortiisa.

1ย ะผะตััั†, 2ย ะฝะตะดะตะปะธ ะฝะฐะทะฐะด

Waa maxay waqtigu ?

Waxa jira aragtiyooyin dhawr ah oo ku saabsan garashada waxa uu yahay waqtigu !

Aragtiyooyinkan waxa u caansan sadexdan aragti .

Aragtida isaac newton .
Isaac newton waxa uu sheegaya in waqtigu yahay shay jira kaas oo aan ku xidhnayn shay kale sida xawaaraha iyo qofkaba .
Aragtida Albert Einstein .
Isagau waxa uu leeyahay waqtigu waa  relative isagoo u jeeda in uu uu yahay wax qoflku marba siduu doono uu u maamulayo isagoo qof ku yarayn kara badin karana waqtiga.
Tusaale ahaan , hadii uu qofku u ku socdo  xawaaraha iftiinku ku socdo oo kale waqtigu wuu yaranaya oo laga yaba inaanu dareeminba.
Halka qofku hadii xawaare hoose uu ku soconayo  uu dareemayo waqtiga dheeran shihiisa.
Sidoo kale aragtidan waxay sheegaysa in waqtigu aanu cayimnayn tusaale , hadii uu qof ku dhaho waa imasadi saacadu waxad u sheegi kartaa  in ay tahay barqo ama hal maalin ka dib shalay halkaad joogtay oo kale oo waxa ay aragtidan diidaysaa inaad sheegto waqto cayiman.
Tusaale kale oo aragtidan ah waxa uu yahay hadii aad qof u sheegayso maalinkad dhalatay kaliya waxad o dhanaysa "markii aan dhashay ayuu aabahay dhintay!
Adigoon sheegan waqti cayiman tusaale inaad dhahdo oo kale 1999 kii.

Aragtida karl marx

Ninkan waxa uuaaminsanyay in waqtiga ay abuureen shirkadaha saacadaha sameeya si looga iibsado saacado badan.

Hadaba su aashu waxay tahay maxay diinteena islaamku ka tidhi waqtiga .
Mawduucan ka xiga ayaan  kaga warami doonaa inshalah.

Quraanka iyo sayniska

1ย ะผะตััั†, 3ย ะฝะตะดะตะปะธ ะฝะฐะทะฐะด
1ย ะผะตััั†, 3ย ะฝะตะดะตะปะธ ะฝะฐะทะฐะด
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย weeks, 3ย days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 1ย week ago