QURAANKA IYO SAYNISKA

Description
Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan.

MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 weeks, 5 days ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

1 month ago
***💊*****Aga**in **FURSAD BILAASH AH .

💊Again FURSAD BILAASH AH .
Ku buro daawooyinka kaliya 7 dollar
!

Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba anafacaysa.

Ma rabta  inaad barato.
daawoyinka(pharmacology)si bilaash ah.
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka .

💉💊Baro daawooyinka o ku shaqayso
💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.
Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso .

24 saac ayaad fursadan u haystaaa.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

1 month ago
(**FURSAD QAALI AH** ): ***COMPUTERKU WAA …

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

1 month, 2 weeks ago

Xogta: 24 Sano Kadib Xukunka Looga Tuuray Bashaar Al-Asad – Maxaadan Ogeyn?

Mucaaradka hubeysan ee Suuriya ayaa ku dhawaaqay inay soo afjareen xukunka Bashaar Al-Asad, oo muddo 24 sano ah ka talinayay dalka. Ku dhawaaqistan oo markii ugu horreysay laga baahiyay telefishinka dowladda ayaa timid kaddib weerar bir ah oo mucaaradku fuliyeen, taasoo caalamka ka yaabisay.

Taliska Ciidamada oo Xog Bixiyay

Ciidamada Suuriya ayaa Axaddii wargeliyay saraakiisha inay dhamaatay nidaamkii Bashaar Al-Asad, sida laga soo xigtay sarkaal Suuriyaan ah oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters. Si kastaba ha ahaatee, ciidamada Suuriya ayaa mar dambe sheegay inay sii wadi doonaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha fallaagada ee ku sugan magaalooyinka muhiimka ah sida Hama iyo Homs, iyo baadiyaha Deraa.

Assad oo Ka Baxay Dimishiq

Wararka ayaa sheegaya in Bashaar Al-Asad uu ka duulay Dimishiq, isagoo u safray goob aan la garanayn. Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamadiisa ayaa sheegay in mucaaradku si fudud ugu soo galeen caasimadda, iyagoo aan wax iska-caabin milateri ah la kulmin. Kooxda mucaaradka ah ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in maxaabiistii ku xirnayd xabsiga weyn ee Sednaya la sii daayay.

Mudaaharaadyo iyo Burburkii Xukunka

Kumanaan dad ah ayaa isugu soo baxay fagaaraha weyn ee Dimishiq, iyagoo ku dhawaaqaya “Xornimo” kaddib xukunka nus qarniga ah ee qoyska Al-Asad. Dhicitaanka xukunka Bashaar Al-Asad ayaa dhabar jab weyn ku noqday Ruushka iyo Iiraan, kuwaas oo taageerayay maamulkiisa muddada dheer.

Xaaladda Gobolka iyo Dareenka Caalamka

Dhacdooyinkan ayaa cabsi hor leh ku abuuray caasimadaha Carabta, iyadoo loo arko inay sababi karto mowjad cusub oo xasillooni darro ah. Hayat Tahrir al-Sham (HTS), oo ah jabhadda ugu xooggan Suuriya, ayaa hoggaaminaysay horumarka mucaaradka, inkastoo dad badan oo reer Suuriya ka baqayaan in ay soo rogaan xukun Islaami ah oo adag.

Diyaarad Suuriyaan ah oo Go’doonsan

Warar laga helay shabakadda Flightradar ayaa muujiyay in diyaarad ay leedahay shirkadda Syrian Air ay si lama filaan ah u bedeshay jihadii duulimaadkeeda kaddib markii mucaaradku la wareegeen Dimishiq. Lama xaqiijin cidda saarneyd diyaaradda.

Falcelinta Maraykanka iyo Xulafada Gobolka

Ra’iisul Wasaaraha ku-meel-gaarka ah ee Suuriya, Mohammad Ghazi al-Jalali, ayaa ballanqaaday inuu taageeri doono dowladnimada cusub. Dhanka kale, Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in Mareykanku si dhow ula socdo xaaladda, isagoo la xiriiray xulafada gobolka.

Rajada Mustaqbalka Suuriya

Dhacdooyinka ayaa u muuqda kuwo isbeddel weyn ku keenaya mustaqbalka Suuriya. Israa’iil iyo dalal kale ayaa sidoo kale ka falceliyay, iyagoo rajeynaya in isbeddelku keeno deggenaansho, inkastoo laga baqayo in kooxaha Islaamiyiinta ah ee mucaaradka hoggaaminaya ay abuuraan nidaam adag.
Dhacdooyinka ayaa weli sii socda, iyadoo dadka reer Suuriya ay sugayaan mustaqbalka dalka kaddib xukunkii Bashaar Al-Asad.

Abdi Hussein Dahir

1 month, 2 weeks ago

Fursadii Qarniga🎯

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 12aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

9) public health (caafimaadka bulshada)

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

1 month, 3 weeks ago

MAWDUUC: ILMADA ISHA

Dhamaantiin waxaan idiin rajaynayaa inaad caafimaad qabtaan oo aad fiicantihiin.
Akhriste , ma ogtahay ilmada qofka ka timaada xilliyada farxadda,murugada , Qiirada (khushuuca) iyo oohinta  ay kala duwantahay laakiin dadku ay u haystaan in ilmo ay ilmo uun tahay.
Ma ogtahaty in ilmadu ay tahay nooc ka mida biyaha uu Alle wayne uumay kuwaas oo uu siiyay astaamo cajib ah ood la yaabayso .
Astaamaha layaabka leh ee isha ilmadeeda waxa ka mid in qofku uu  raaxo nafsiyana dareemo marka ay ka timaado ilmada khushuucdu  tusaale ahaan quraan ayaad akhriday oo waad khushuucday dabeetana waad ilmaysay.
Sidoo kale , ilmada qaar ayaa walbahaarka kordhisa iyo cabashada tusaale ahaan ilmada qofka uga timaada xanuun ku dhacay awgii ama ilmada oohinta caadiga ah eed taqaano.
Intaa waxa ka yaab ,amakaag  iyo fajac badan in ilmada heer kulkeedu aanu is badalin.cajiib!
Akhriste waxaan u jeedaa, hadii aad dab saarto biyahaas  ilmada ah ma kululaanayaan oo heer kulkoodu kor uma kacayo Alle ayaana og sababta.
Sidoo kale ma barafoobaan hadii aad is tidhaah  qaboooji.

Cilmigu waa mid aad u balaadhan oo aan laga gayoonayn gaadhistiisa ee Alle wayne waxaan ka tuugnay in uu ina baro cilmiga . Aaaamiin aaaamin aaamiin Akhriste aaamiinta ku darso adna. Mahadsanid.

4 months, 2 weeks ago

Fursadii Qarniga?

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 8aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:??
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

4 months, 3 weeks ago

Mawduuca maanta

Casrigan la joogo yaa horumaray Islaamka iyo gaalada .

99.5% dadka Dhulka ku nooli gaal iyo muslinba  waxay aaminsanyihiin inay Islaamku Dib udhaceen halka reer galbeedka iyo dunida kalaba ay horu mareen iyagoo loogu aanaynaayo horumarkoodaas ,horumarinta ay horumariyeen sayniska.

Hadaba bal is bar bar dhigan akhriso fadlan.

Horumarka gaalada iyo aqoonyahankooda.

Laga soo bilaabo qarnigii 2aad ee taariikhda miilaadiga aqoonyahankii reer galbeedku waxa uu ku dadaalayay sidii uu ilbaxnimo u abuuri lahaa iyo waliba daahfaydida wax cusub .
Waxay maalmuhu isbadalanba aqoonyahankii (Saynis yahan) reer galbeedku waxa uu Daaha ka fayday waxyaabo cusub OO ay ka mid yihiin sayniska ,horumarinta birta iyo waliba tignoolajiyada.
Maanta aduunku waxa uu maraya waqti sayniska iyo birta la horumariyay layskugu faano.

Muslimka iyo aqoonyahankisii

Intii reer galbeedku horumarinyeen sayniska iyo birta maxaa uu qabanayay Islaamku ?
Tani waa su'aasha aaad is waydiinayso fadlan aqriso waa tan jawaabtiiyee!

Laga soo bilaabo qarnigii koowaad ee Miilaadiga ilaa imika  aqoonyahan kii (culumo) Islaamku waxay ku mashquulsanaayeen horumarinta iyo badbaadinta dadka iyo sidii uu dadka u badbaadin lahaa daganaansho iyo xasiloonina uu u heli lahaa .
Hadaba aqriste ma agtahay intii reer galbeedka iyo Saynis yahanadu ay qorayeen buugaag ka waramaya sayniska iyo aduunka iyo waliba horumarinta birta ; in Culumadii islaamkuna iyaguna ay qoree bugaag ka waramaya badbaadinta dadka iyo sidii loo bari laha sida janada loogu guulaysto.

GABAGABO

Adigoo maskaxdaada kaashanaya keeba horu maray labadan aqoon yahan ay tahayna in la maamuuso.

Aqoon yahan ku dadaalay horumarinta birta iyo aqoonyahaynka ku dadaalay horumarinta dadka.
Aqoon yahan ku dadaalaya jirida iyo waarida birta iyo aqoon yahan ku dadaalaya badbaadada dadka iyo bani aadamka.
* Aqoon yahan yidhi dadka waxa ka mudan sayniska sidaa laa jigeed waa in isaga la horu mariyaa.  Iyo
Aqoon yahan yidhi sayniska dadka ayaa ka mudan sidaa laa jigeeda waa in iyagaa loo qoraa buugaag waxtar uleh oo ka waramaya badbaadadooda.

Gunaanad
Waxaan filayaa inaad fahantay hada sababta badi aqoon yahankeenii hore ay isugu mashquulin waayeen inay wax ka qoraan sayniska.

4 months, 3 weeks ago

Sanadkasta guud ahaan dhulka soomaalida waxa ka qalin jabiya ku dhawad 60 kun oo arday .
Qofkastaana waxa uu rabaa shaqo marka uu qali badasho .
Hada maxa ay tahay xalka ardaydan u yaal fikirkaaga?

7 months, 1 week ago

Magaalaade ku ciidaysaa?
Aan aragno magaalada ubadan.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 3 weeks, 5 days ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago