Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks
Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.
Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter
Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot
Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah
Fadlan wixii Su'alaha la xariir
@liibaanwaasuge
@Mfaratoon
Xikmaddu waa soo koobidda dhacdooyinka iyo wixii laga bartay waayihii hore,quruxduna waa ballan mustaqbalka.
---
@zamawi230
Talo dhalin.......
Waan ku salaamay saaxiib;
Haddii aad tahay arday dugsi sare dhameeyey oo u hanqaltaagaya inuu bilaabo hayaankiisa jaamacadeed ogow qodobbadaan:
FG. Aqoonta dadku bartaan waa laba qeybood:
★Baro aqoonta lacagta ka hor inta aadan baran aqoonta shaqada.
Ogow qof walba waxa uu raadinayaa waa lacag haddii aad lacag dooneyso waddooyin ka fudud ayaa jira kana waqti yar ee waddooyinkaas qaad
*Marka la wado ee la wado ee dhan loo saaro iyo wadahadal waxba lagu keeni waayo, xalka Soomaalidu waxa uu ku danbaynayaa in ay cidi uun awood sheegato oo ay saaxadda qabsato, cidda ay doontoba ha ahaato'e.
Xal kale oo Soomaalida maanta loo hayo garan maayo.*
JADWALKA UGU FUDUD AKHRINTA QURAANKA BISHA BARAKAYSAN
?*?????
Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan (1 mar )
-
• Salaada subax kadib : 4 page
• Salaada Duhur kadib : 4 page
• Salaada Casar kadib : 4 page
• Salaada Makhrib kadib : 4 page
• Salaada cishaa'i kadib : 4 page
Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 2 mar )
-
• Salaada subax kadib : 8 page
• Salaada Duhur kadib : 8 page
• Salaada Casar kadib : 8 page
• Salaada Makhrib kadib : 8 page
• Salaada cishaa'i kadib : 8 page
Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 3 mar )
-
• Salaada subax kadib : 12 page
• Salaada Duhur kadib : 12page
• Salaada Casar kadib : 12 page
• Salaada Makhrib kadib : 12 page
• Salaada cishaa'i kadib : 12 page
Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan )5 mar
-
• Salaada subax kadib : 20 page
• Salaada Duhur kadib : 20 page
• Salaada Casar kadib : 20 page
• Salaada Makhrib kadib : 20 page
• Salaada cishaa'i kadib : 20 page
Kaliya waxay ubaahantahay Go,aan adag iyo joogtayn*
*3 WAA INAAD OGAATAA NOLOSHAADA
Waligaa qof ha baryin.
Ha noqonin qof ku tiirsan qof kale.
Waligaa ha aaminin qof*
Weligaa ha joojin inaad rumaysato rajada sababtoo ah mucjisooyinku waxay dhacaan maalin kasta.
Xaq ayaad u leedahay inaad nacdo dadka qaar balse marna xaq uma lihid inaad sharaftooda wax ka
sheegto``.
Yaa kubaray in aabahaa yay ahaa!!!!
Ilma yar oo yay ah oo hoyadii ka dhimatay markay dhashay ayaa waxaa uyimi gabar ari raac ahayd,gabadhii ilmihii yayga ahaa oo hada dhashay ayay soo qaaday,ri' ayay hooyo uga dhigtay,wuu nuugi jiray,wuu waynaaday,cayilay oo xoog yeeshay.
Maalin Maalmaha kamid ah yaygii oo xoolihiisii iskadhex jooga kana mid ah ayaa waxaa Mel aaday gabadhii ariga raaci jirtay,markii ay soo laabatay Ayay waxay aragtay wax aad uga yaabiyay.
Waxay utimi yaygii oo cunay ridii nujin jirtay,soo Korisay,hooyadii ahayd ee uu naaskeeda xooga uu maanta kucunay kuyeeshay,Yaygan waligii yay kale ma arag,bahal wax cunaya ma arag Lakin wuu cunay Rida markuu waynaaday.
Gabadhii oo amakaagsan***?*** ayaa yaygii kutiri oraah ah"yaa kubaray inuu ababhaa yay ahaa".
qisadan waxa aynu kabaranaynaa in dadka qaar sikasta oo aad u gacan qabato,ucaawiso,usoo dhowaysato ay yihiin dad xun oo aakhirka adiga wax kuyeelaya Kana qoomamaynaysid sababta aad ucaawisay xumaantana uu kadhaxlay cidii dhashay dhiigiisana ku talaalantahay.!!!!.
"""Yaa kubaray in uu abahaa yay ahaa"""
????????? ????? ??????? ?????
- Madax adayg:
Dadka maskaxda badan fikirkooda iyo aragtidoodu waa ay cad yihiin, ma qarsadaan mana aqbalaan tanaasul. Arrintaas waxa ay yaraantooda ku noqotaa ceeb iyo in ay ku nacaan ehelka, asxaabta iyo guud ahaan dadka ku xeerani, laakiin ugu danbaynta waxa ay sabab u noqotaa in a ay horumar ballaadhan gaadhaan. Gooni joogga oo ay jeclaadaan:
Dadka maskaxda badan waxaa lagu yaqaannaa in ay jeclaadaan gooni u joogga iyo in waqtigooda ay gaarkooda u qaataan. Suaal badnaanta:
Inta badan dadku qofka suaalaha badan waxa ay u arkaan in uu yahay qof fahamkiisu hooseeyo, laakiin waxa ay culimada cilminafsigu caddeeyeen in su?aasha badani ay calaamad u tahay in qofku uu doonayo in arrinka uu si fiican u wada fahmo,
Hoyga Aflaanta Hindiga Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2012kii Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo
Buugaagta Somali ah? @Somalibooks
Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.
Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter
Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot
Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah
Fadlan wixii Su'alaha la xariir
@liibaanwaasuge
@Mfaratoon