Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

IFIYE JACEYL

Description
Arigtida nolosha iyo jacaylka kusoo dhowow waaxad kaheli doonta dhiirigelin iyo jacaylba❤
🥺👤🫀qasri baan ku noolahy lagu quuto caashaqa
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

5 days, 7 hours ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

5 days, 14 hours ago

WAANO KU SOCOTA CIDDII WAX MAQLAYSA

وَتَعِيَهَآ أُذُنٌ وَٰعِيَةٌ
(الحاقة - 12)

Cuqbah bin Caamir (RC) waxaa laga weriyay in uu yiri: (Rasuulka Alle “SCW” ayaan la kulmay, markaas baan ku billaabay oo inta aan gacanta qabtay, ku iri: Rasuul Alloow, Mu’minku muxuu ku badbaadayaa? Waxa uu yiri: “Cuqboow, carrabkaaga ilaali, aqalkaagu ha ku deeqo, dembiyadii aad gashayna ku dul ooy”).

Waxa uu yiri: (Mar kale ayuu Rasuulka Alle “SCW” ila kulmay oo inta uu gacanta i qabtay, igu yiri: “Cuqboow, ma ku baraa saddexda suuradood ee ugu khayrka badan wixii lagu soo dejiyay; Tawraat, Injiil, Zabuur iyo Furqaanta weyn?”)

(Waxa uu yiri: Waxan iri: I bar, Eebbe ha igu kaa furto eh).

Waxa uu yiri: (Markaas buu ii aqriyay:

‎قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ
‎, قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ
‎قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ

(Keddib waxa uu yiri: “Cuqboow, ha illoobin, ha na seexan habeenna adiga oo aan aqrin”).

Waxa uu yiri: (Sidii uu ii yiri: Ha illobin, weligay ma illoobin, habeenna ma aanan seexan aniga oon aqrin).

Cuqbah waxa uu yiri: Rasuulka Alle “SCW” ayaan mar kale la kulmay, markaas baan ku billaabay oo inta aan gacanta qabtay, ku iri: Rasuulkii Alloow, iiga sheekee acmaasha kuwa ugu fadliga badan. Waxa uu yiri: “Cuqboow, Qofkii ku gooya xariiri, qofkii wax kuu diida sii, qofkii ku dulmiyana iska daa”).
————————-
- Musnad Imaam Axmed (17334).
- Al-Dhabaraani (17/369) (739).

Sabriye Musse

6 days ago

https://t.me/addlist/UWZfCag0ILQ0NTJk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad2
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 100 chats.

1 week, 4 days ago

"Kuma aqaan, laakiin waxaan alleh kaaga baryayaa in uu ku siiyo iimaan adag, caafimaad , irsaaqad waasic ah , qalbi daahir ah, akhlaaq wanaagsan iyo camal suuban Alleh haynoo naxariisto ducadeenana ha aqbalo danbigenana ha dhaafo🤲🤲❤️

1 week, 5 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

1 week, 5 days ago

Waxaa jira guri maran oo jacayl ka buuxa iyo guri buuxa oo jacayl ka maran. Labadooda midna dan baa hoggaamisa midna dareen iyo daneyn.👈

Alle wax wanaagsan ha idiin dooro, inta haystana ha u barakeeyo.

Subax wanaagsan saaxiib iyo sokeeyaba.

2 weeks, 4 days ago

Quruxow hadii lagu dhaho adi ma ahee danta lagaa leeyahay ba qurxoon 😁😂

2 weeks, 4 days ago

Waxaan hadya jeer dib uu
Xasuusta farxadii iyo waqtiyadi
Wacnaa ee aan isla sooqaaday
Balse waan awoodi waayay inaan
Dib uga soo kabto xasuustaas.💔😢😭

2 weeks, 5 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

👇KU BIIR👇
https://t.me/addlist/W5Ssn2v38oVlMTBk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 87 chats.

3 weeks, 5 days ago

https://www.facebook.com/share/p/3Tgo1gzorLHeMWhz/?mibextid=oFDknk

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago