IFIYE JACEYL

Description
Ka wareyso caashaqa ruux waayey ruux kale 😢
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 7 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 9 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 5 months ago

5 months, 3 weeks ago

Gabar baa la guursaday. Markii dhawr sano la qabay, uurna ay qaadi weyday, bay iyada iyo odaygeedu dhaatar u tageen.

Dhaqtarku baaris dheer keddib, waxa uu sheegay in ugxanta iyo xawada labaduba ay bedqab yihiin, laakiin ilma-galeenka gabadhu aanu uur qaadi karin.

Gabadha hooyadeed baa ku tabartucday inay ilma-galeenkeeda isticmaalaan.

Shahwadii ninka iyo ugxantii gabadha ayaa lagu beeray ilma-galeenkii oo markaas 61 jir ahayd.

Maamads waxaa lagu sameeyay IVF, uur bayna qaadday, waxana la siiyay hormoonno uurka adkeeya.

9 bilood keddib waxa ay umushay wiil ay ayeeyo u tahay🤨

5 months, 3 weeks ago
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ …

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaan kuu heyna kanaalo telegram oo iib ah kuwaas oo buuxshay shuruudaha lacag kooga sameyn karo. 💸 halkaa ka dalbo.👉 @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/QabaknCVF0MyM2Q0

5 months, 3 weeks ago
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ …

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaan kuu heyna kanaalo telegram oo iib ah kuwaas oo buuxshay shuruudaha lacag kooga sameyn karo. 💸 halkaa ka dalbo.👉 @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/QabaknCVF0MyM2Q0

8 months ago

iIlaahayoow, qalbiyadeenna diintaada ku sug oo toosnaanta nagu adkee??

8 months ago
Via [@Team\_kordhis](https://t.me/Team_kordhis) B1

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?

?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??

KURULUS OSMAN
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @iibiye_online

8 months ago

In reer laguu dhiso waa dhaqan soo jireen ah oo aan dhaxal u lee nahay, se in laguu dhaqo waa dhabar jabkaaga iyo is dhigasho taada ah, ee ka dhowrso dhag-xumada.

Fadhiga ka kaca, rag lagu seexdo ma seexdaane.

8 months, 1 week ago

Ilaahow waxaad tahay dambi dhaaf badane Naxariista, waxaadna jeceshahay cafiska ee noo dambi dhaaf,????

Illahow sidaad i fartay waan u samray ee ii bishaaree sidaad ii ballan qaaday,???
Illahow guushaada iga sii waxa aan hiigsanayo ????
Marwalba ducadeydaan kuugu Daraa hooyo Dunida adaa adanaha iigu sareeyo
Allah ha kugu bishaareeyo jandiisa firdosa,????

8 months, 1 week ago
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ …

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?

Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️‍?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Hadii aad xayeysiin ubahan tahay la xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/O9KSBXYo8KFmYzU0

8 months, 1 week ago

Haddii adiga oo xiriir leh, aad rabto in aad markasta qof cusub barato ama aad raadiso, adiga ayaa u baahan in aad isa soo cusbooneysiiso oo aad naftaada qiimaheeda iyo qaayaheeda garato.✍️

Hal-qalbi oo quwad leh, ayaa ka qiimo badan, boqol qorshe oo qasaaro leh.?

In cidkasto sahal kugu hesho, waa ceeb.?

Subax wanaagsan saaxiib iyo sokeeyaba.

11 months, 1 week ago

"Waligay maan arag xanuun ka daran, marka xiisuhu yahay mid kugu ciqaabaya helitaanka qof aanad heli kareyn." ??

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 7 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 9 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 5 months ago