Qormooyinka jacaylka.❤️

Description
Halkan waxa aan kusoo bandhigi doona sheekoyiin iyo ereyo jacayl ah oo xiiso leh.
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 year, 4 months ago
\_Gabadh walba waxay lumisaa wiilka saa …

_Gabadh walba waxay lumisaa wiilka saa idka u jecel sababtoo_
Ah
_waxaay talo qaldan ka qadataa saaxiibadeed oo aan haysan Qof jecel iyada

1 year, 4 months ago
Gabi ahaan fanku waxa uu qurxiyaa …

Gabi ahaan fanku waxa uu qurxiyaa nolosha noolaha.

1 year, 4 months ago
Marka ay midoobaan gacmaheennu dhammaan dunida …

Marka ay midoobaan gacmaheennu dhammaan dunida ayaa mid noqota gacaliso❤️

1 year, 5 months ago
Haddii ay jirto gabadh si kalsooni …

Haddii ay jirto gabadh si kalsooni leh kuula fadhida goob cidlo ah, fadlan waa ammaano isku aamintee ilaali❤️

1 year, 5 months ago
Dhammaan dadkii tareenka ila saarna waxa …

Dhammaan dadkii tareenka ila saarna waxa ay ku dageen halkii ay u bahnaayeen laakiin anigu maan dagin sababta oo ah ma jirto meel aan u socdayba!

1 year, 5 months ago
Saaxiibka ay wakhtiga iyo waayuhu kuu …

Saaxiibka ay wakhtiga iyo waayuhu kuu dooreen waxa uu kuula midyahay walaalka aad wada dhalateen❤️

3 years, 5 months ago
Shekooyinka oo dhammi waxa ay leeyihin …

Shekooyinka oo dhammi waxa ay leeyihin dhammaad marka laga reebo jacaylka❤️

3 years, 5 months ago
"Jacaylka ku dhisan alle ka cabsi …

"Jacaylka ku dhisan alle ka cabsi iyo raali galinta alle waa kan ugu quruxda badan"

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago