SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 4 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 3 days ago
"Waa dareen aad u wanaagsan in aad leedahay qof kuu dhow, oo aad maalin walba uga sheekeyso sida ay ahayd maalintaadu, wixii dhibaatooyinka kula soo gudboonaaday, wax ku dhibay iyo waxa ku farxad galiyayba, oo uu ku dhegeysto si ixtiraam leh, jacaylna aan ka madhnayn, kugu hago jidka saxda ah, oo aad la wadaagto isaga tafatirka maalintaada oo dhan, oo aad ugu celceliso, le yeelatid wadahadalka maalin kasta, oo uusan ka daalin.
2.Baryada Allaah iyo murugaadu hal meel kuma kulman.
وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً)
Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo isma arkan
(مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْءانَ لِتَشْقَى).
Hanuunka Alle qofki raacey murugo iyo baadi isma arkan
(فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى).
Alle ka cabsi iyo murugaadu hal meel kuma kulman
(فأنذرتكم ناراً تلظى لا يصلاها إلا الأشقى الذي كذب وتولى وسيجنبها الأتقى).
" Haddii aad maqli lahayd shanqarta ka baxaysa qalimaanta malaa'igta marka aad xuska alle afka ku hayso waligaa maad joojiseen xuska aad alle xusayso❤
﴿وَاذْكُرُوا اللهَ كَثِيرًا﴾
- «سُبْحَانَ اللهِ»
- «الحَمْدُ للهِ»
- «لَا إلَهَ إلَّا اللهُ»
- «اللهُ أكْبَرُ»
- «سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ»
- «سُبْحَانَ اللهِ العَظِيمِ»
- «لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا بِاللهِ»
- «أسْتَغْفِرُ اللهَ وَأتُوبُ إلَيْهِ»
- «لَا إلَهَ إلَّا أَنْتَ سُبْحَانَكَ إنِّي كُنْتُ مِنَ الظَّالِمِينَ»
- يا مقلِّبَ القلوبِ ثَبِّتْ قلبِي على دينِك»
اللهم صلّ وسلم على نبينا مُحمّد💗
Ku qurxista maalinkiina ku na adkeysta miisaankiina maalinka qiyaame❣️🍂🍀
Haddii aad aragto, qof weyn ee subax kasta salaad, waxbarasho, shaqo ama wax dantiisa ah loo toosinayo, waa qof aanan intaba midna wax dan ah ka laheyn. In loo kiciyana, waaba edebdarro iyo waddo xun u sii horsoodid.
Qof aanan dantiisa aqoon, kheyr maleh!
الوعي في العقل وليس في العمر، العمر مجرد عدد لأيامك، والعقل حصاد فهمك وقناعاتك للحياة."?
"Ogaalnimadu waxay ku jirtaa maskaxda ee maaha da'da, da'du waa tiro ka mid ah maalmahaaga, maskaxduna waa goosashada garashadaada iyo fikradahaaga nolosha." ?
Nabiga S.C.W. wuxuu yiri camal wuxuu Allah ugu jecel yahay qof muslim ah oo aad ka farxisid. kurbada oo aad ka faydid. yacni Dayn aad ka bixisid ama gaajo aad ka quudisid??☝???
Habeen wanagsan akhayarey ✨
- Noloshu malaheyn macaane
- Macnaha adiga u yeelay
- Waxaa kuu mahad naqeysa
• Naftaad moraalka siisay
• Wuxuu bixin karo maqluuqu
- Naftaa u martabad sareysee
• Macaan qasnadaha jirkeyga
• Adaan meher kaaga dhigay
- Waxaa maqli jiray xabiibi
• Markad hesho ruux ku furan
• MURUGTA WAA LAGA BAXAYE
• Mugdigii adigaa kaxeeyay
• Sidii dhirta maacaleyshta
• Muqaalkiyo aragtidaada
• Ayaan ku maqsuudayaaye
• Horteyda Ka muuqo qaali
• Kuwii igu maadsanaye mantan u
• Jawabayaaye inaadtahay ruux
• Muhiima anaa kuu marag furaaya.
• Macan Aniga Ku Jecel ??❤️?
Waagii Uu Noolaa Sheekh Cumar Faaruuq Alle ha u naxariistee ayaa waxaa suuq guur Ragga soomaalida oga furmay wadanka Hindiya gaar ahaan koonfurtiisa siiba magaalada Hyderabad, waxaana aad ugu xoomay Rag badan oo soomaali ah kadib baa waxay gaartay in culimada lala wadaago arinkaas waxaana la weydiiyey Shiikha
Waxaa la yir " Shiikh Raggii soomaaliyeed baa cabasho ka ah dumarkii soomaalida oo Madax adayga, buuq iyo arimo kale ayay kaga cabanayaan, sidaas darteed waxay u jiheysteen Dhankaas iyo Hyderabad oo lagu sheegay hablo wanaagsan, baariyaal ah quruxna badan , bal arinkaas ka waran?"
Wuxuu yiri : " Waxaa la sheegaa in Dameer Hadda kahor lagu yiri War dameerow maxaa kugu qasbay Jugtaan iyo haraantidaan afkaaga ku dhacayso xiliga aad dameerta u galmoonaysid inaad u samirto ? Maad is raadsatid fardaha oon ku dilayn jugna ku gaarsiinayn?! Dameerkii baa wuxuu yiri "Waxaan dhibkaas u marayaa fir dameer yaan la waayin" Kadibna shiikha hadalkiisii halkaas buu kasii waday asagoo u duurxulaya in haddii Hindiya hablo loo doonto la Dabar go'ayo qarniyada soo aaddan.
Hadda kahor Oday Jarmal ah iyo xaaskiisa oo jarmalad ah oo Beer dalxiis waqti iskula qaadanaya ayaa arkay wiil Madow iyo Gabar cadaan ah oo isla baashaalaya jacaylna isku muujinaya, wiilkii ayuu u tagay wuxuuna weydiiyey Halkuu kasoo jeedo asal ahaan wuxuuna u sheegay inuu soomaali yahay.
Markii dambe ayuu yiri "In aan si gaar ah kuula hadlo ayaan rabaa markaad waqti soo hesho ii kaalay ciwaankayga waa kan" maalin dambe ayuu wiilkii soomaaliga ahaa u yimid odaygii cadaanka ahaa is bariidin kadib odaygii jarmalka ahaa baa yiri "Ninyahaw Naag cadaan ah intaad xoog iyo Hanti leedahay unbay kula joogaysaa ka afrikaan ahaan , mar haddii aad gabowdo ama cayrowdo kulama joogayso kuugumana tureyso sida ay ninka Jarmalka ah ugu tureyso, Bal jarmal oo dhan kusoo wareeg car bal soo hel Nin madow iyo naag cadaan ah oo isla gaboobay sida aniga iyo xaaskayga, masoo heleysid si kaste ood u raadiso, markaa waxaan ku leeyahay arinkaas si fiican oga fakar oo Oga fiirso"
"تكلم حتى أراك"
"Bal hadal aan ku gartee/ku arkee" !
Waa hadalkii caanka ahaa ee faylasuufkii waynaa socrates u adeegsaday mar uu ardaydiisa cashir u meerinayay nin u yimi isagoo iskala taagtaagaya oo faan iyo faakh ka muuqato oo labis iyo agab qaalli ah ku sharraxan, micnuhu waa muuqaalkaagan baarka sare saaran micne wayn samayn maayo oo kaa wada turjumi maayee bal hadal aad isu sheegtide, qofku isla marka uu hadlo wuu iska hadlaa, wuu isqeexaa oo is micneeyaa, sida uu u hadlayo iyo waxa uu qofku ku hadlayo waa halbeegyada lagu ogaado waxa uu yahay ama aaminsayahay,
Waxaa jirta murti kale oo carbeed oo oranaysa :
"وكم من صامت ترى لك معجب * زيادته أو نقصه فى التكلم" !
Qof hadii aad rabto inaad yool baarto ka hadal sii ama aad u dhagayso waad baran doontaaye, macquul inaad ka shallaydo inuu hadlay Iyo inaad ka xumaato sababta uu u aamusnaan jiray.!.
Xigasho
Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sannadeedka Hijriga, waxaana ay ka mid tahay 4ta bilood ee xurmada goonida ah leh.
Bilahaa qiimaha badani waa:
▪︎Rajab رَجَب
▪︎Dul-qacda ذُو ٱلْقَعْدَة
▪︎Dul-xij ذُو ٱلْحِجَّة &
▪︎Muxarram مُحَرَّم
Ilaaheey sw, ayaa yiri:
[ مِنۡهَاۤ أَرۡبَعَةٌ حُرُمࣱۚ. ]
صدق الله العظيم.
[waxaa ka mid ah [bilaha], 4 xurmo gaar ah leh.]
Aayadda 36aad ee suuradda Toowba.
Rasuulkuna scw, waxaa uu ku duceeysan jirey:
[ اَللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَ شَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان. ]
[Alloow noo barakee Rajab & Shacbaan, oo na gaarsii Ramadaanka.]
Xalay ayayna curatey bishii Rajabku.
Daa’uud Cumar
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 4 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 3 days ago