مركز فسيلة Fasiila

Description
Channelada markazkan hoos yimaaada👇


🔖https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir
🔖https://t.me/akhri_albaqara .
🔖https://t.me/khatma_12 .
🔖https://t.me/xasuuso_wall .
🔖 https://t.me/qiras_al_jana.
🔖https://t.me/aniisa_ruuxii
🔖https://t.me/xikma_1
We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated hace 7 meses

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated hace 3 meses

👉👉 Sʜᴀʀᴇ ɪʏᴏ xᴀʏᴇʏsɪɪɴ sᴏᴏ ᴅᴀʟʙᴏ👉👉 @Ibiiye_online
MY ᴄʜᴀɴɴᴇʟs 👇👇🔥💀

0619425303👈👈👈👈 qofkii xareesiiska rabo luuqa iga soo qabo

Last updated hace 4 semanas, 1 día

1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago

Waxaan maanta ilaa caawa ficil ahaan usamaynayaa :

1:Istiqfaarta inaan badsano anakoo adkaaraha kalena aan kategayn.

2: inaan salaatu laylka caawa tukano intaan awoodno weliba habeenka intiisa danbe.

3: inaan ducaysano habeenka intiisa danbe .

waxa la rabaa ficil ahaan inaad la timaado.

3 months, 4 weeks ago

Berri oo keliyaaa inoo hadhay.

Tafsiirka koobnaa ee Dr.axmad iid

151 vedio ayay hayd, illahay khayr ha inoogu dhameeyo.

Waxa inoogu xigaya tafsiir kaloo kooban oo 2 bilood soconaya.

4 months, 3 weeks ago

Reer fasiila waxay gaadheen:

Fasiila : 354.

Basma channel: 439 qof .

Channelka Tafsiirka sh.dirir : 1875

Channelka مثاني khatmooyinka quraanka: 519

Channelka حكمة sunnad rasuulka: 53.

Channelka أنيس روحي khatmooyin tafsiiraa: 60

Channelka akhrinta البقرة malain kasta : 144.

Channelka غراس الجنة ee adkaarta iyo ducooyinka: 347.

Dhamanatood waa : 3791

Maasha allah alle habarkeeyo reer fasiila qoys weyn oo badan ayay noqdeen bata oo barakooba.

?Hadaad channelada rabto inaad gasho taabo magacooda.

5 months, 2 weeks ago

Asc subax wanagsan reer fasiila ...maanan ilaawin hawsheeni weli waqtigaan isku hagajinaynaa.

Mahadsanid qofkastoo sii share gareeya link yada channelada fasiila hoos yimaada.

Qofkii khayr dadka tusa asna ajar ayuu ka helayaa oo qofkaas markasta uu dhegaysanayo ama ku camal falo waxa aad tustay adna ajar ayaa kuu socda.

Beryahan si aadaa channeladeena loogu soo biirayaa.

7 months, 3 weeks ago

Halkan waxan ku sheegnay sannadkan cusub ee hada bishii 2aad ku jirno inaan hawlo bilaabi doono, lkn Waxyaabo badan oo aan rabnay markaan dib uugu laabanay waxay ubaahan yihiin waqti badan inaan qorshaha si wacan udejino. Sannadkan ilaa intaan qorshe fiican…

7 months, 3 weeks ago

Galab wacan oo wanaagsan wllaha halkan nala jooga . Marka hore soo dhawaada adinkoo mahadsan oo sharfan. Goluhu waa golihiina, baranamijyadeeni kala duwanaa ayaa channeladii nagu yara bateen markaasaan jeclaanay inaan is uruurino oo hal meel aan isugu nimaadno.…

7 months, 3 weeks ago

Halkaas ayan ku kaydinay labadii sano ee hore intana soo dhignay sannadkana linga ayuunban ku darnay.

9 months, 2 weeks ago

Saaka xikma duruusteedi waa bilaabmeen weliba hordhaciii.

We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated hace 7 meses

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated hace 3 meses

👉👉 Sʜᴀʀᴇ ɪʏᴏ xᴀʏᴇʏsɪɪɴ sᴏᴏ ᴅᴀʟʙᴏ👉👉 @Ibiiye_online
MY ᴄʜᴀɴɴᴇʟs 👇👇🔥💀

0619425303👈👈👈👈 qofkii xareesiiska rabo luuqa iga soo qabo

Last updated hace 4 semanas, 1 día