Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

ℍ𝕠𝕪𝕘𝕒_𝕩𝕚𝕜𝕞𝕒𝕕𝕒𝕙𝕒_𝕚𝕪𝕠 𝕤𝕦𝕘𝕒𝕟𝕥𝕒

Description
Kuso dhawaw🦋Hoyga_xikmadaha_iyo_suganta🌷
🦋Xikmadu waa nasiib alle keeno,waa garasho ay si fudud u hesho maskaxdu,waa feker fogaan arag iyo fiiro ku qotoma🌷

🦋erayo jacely✍️🥀
🦋Dhiiragelin✍️🥀
🦋oraahyo✍️🥀
🦋xikmado✍️🥀
🦋shekoyiin✍️🥀
🦋suugaan🥀✍️
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 3 weeks ago

https://t.me/addlist/o698Ws3BP2s1ODI0

https://t.me/addlist/oxwm2R7XOUI4YjFk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @iibiye_online
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 86 chats.

1 month, 3 weeks ago

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

=====

💡|Tarbiyeynta Nafta

{وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم
وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم}

~waxaynu Aayadan ka faa'idaynaa :-

-->Majiro shay insaanka uga faa'ido badan inuu raaco amarka rabbigii swt hadduu doono marka uu bilaabayo haba ku adkaade laakiin natiijadiisu waa liibaan iyo farxad.

Mana jiro shey insaanka uga xun inuu la yimaado wixii uu Ilaahay swt ka reebay haddu rabo naftiisu haba jeclaataba laakiin dhamaadkiisu waa murug iyo dhibaato

-Ibnu Qayim Rc

=====

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 

1 month, 3 weeks ago

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

=====

AL_WAHAAB (HIBO BADANAHA)

magacyada wanwanaagsan ee ilaahay waxa kamid ah: al_wahaab oo u taagan maamuus, deeqsinimo iyo hodantinimo ! Al_wahaab waxa uu tusayaa xeeldheeri ,Eebbana ma aha hibo_ bixiye oo qudha ,hasa ahaatee waa hibo _Badane .sidaas owgeed ayuu Alle isugu Bixiyey Al_wahaab ! Waxa uu wax siiyaa kan weydiista iyo kan aan weydiisan ,ka Baahan iyo kan hodanka ah iyo ka caabuda iyo kan aan caabudin!

HIBO BADANE

Eebbe waa Hibo badane; waayo wax badan buu bixiyaa Deeqsiyadu mar ayay wax ku siiyaan haddii aad mar labaad wax weydiisana way kaa meermeeraan ,Allahna siintiisu xuduud ma laha,Raalli buuna kaa Noqdaa markasta aaad wax weydiisto ,waxa kale oo ku faray baryadiis
((ادعوني أستجب لكم ))

Haddii aad isku daydo tirinta hibooyinka alle ku siiyay ,adiga uun baa daali doona

Marka aad doonayso in allaah uu ku hibeeyo shay, jidadka loo maro waxaa kamid ah inaad ku xusto baryadaada hibooyinkii hore; si ay kuugu noqdaan xadhig aad kusoo dabato hibooyin cusub, kani waa ergaygii alle ee sakariye oo ku leh baryadiisii weynayed

وَلَمْ أَكُنۢ بِدُعَآئِكَ رَبِّ شَقِيًّا (مريم - 4)

"Eebbow ma ahayen mid ku guuldaraysta baryadaada"

Ma ahayen mid ku hungooba baryadaada ee Eebbow tanna iga aqbal

#kitaabka_10_magac

=====

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 

3 months, 3 weeks ago
***🌞******🍀***⚘ ⚘***🍀******🍀*** ***🪐*** ***🪐*** ***🌞******🍀***⚘⚘***✅******✅***

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

====

"Marka Aan kula Tslinaayo Ma Aha Micnaheeda Shey kastoon Kugula Taliyay Inaan Anigu Horey Usoo Sameyay Balse Muhiimaduna Waxey Tahay Wixii ku Anfacayo ka Qado Waxiise Ku Anfaceynina Iskaga Tag

=====

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 

3 months, 3 weeks ago
***🌞******🍀***⚘ ⚘***🍀******🍀*** ***🪐*** ***🪐*** ***🌞******🍀***⚘⚘***✅******✅***

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

====

"Waa maalin cusub oo aan noloshaada dib kuugu soo noqon doonin
Taloow miyaad ka faa'ideysan mise sidii kuwii hore ayey bilaa-micno kuugu dhaafi🤔..??

=====

#Arooryo_suuban

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍ 

3 months, 3 weeks ago
ℍ𝕠𝕪𝕘𝕒_𝕩𝕚𝕜𝕞𝕒𝕕𝕒𝕙𝕒_𝕚𝕪𝕠 𝕤𝕦𝕘𝕒𝕟𝕥𝕒
5 months, 3 weeks ago
Via [@team\_kordhis](https://t.me/team_kordhis)

Via @team_kordhis

Kusoo biir kooxdeenna si aad ugu soo biirtid aqriso shuruudaha hoos ku xusan

Linkiga hoos ku dhufo 👇👇👇

https://t.me/team_kordhis

5 months, 3 weeks ago
***🌞******🍀***⚘ ⚘***🍀******🍀*** ***🪐*** ***🪐*** ***🌞******🍀***⚘⚘***✅******✅***

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

‏إذا تـــــــشابه حضورك مع غيابك ارحل بكرامتك ولا تلـــــــتفت

Haddii joogitaankaagu la mid yahay maqnaanshahaada, la tag sharaftaada Hana soo jeesan....🚶‍♂

#Arooryo_suuban....☕️🫖⛅️

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍  

5 months, 3 weeks ago

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

Maxey tahay sawabta dadka aan tukan ee illahey ka fog ay Nolosha ugu raaaxeystaan .....?.....
Oo ay u heystaan hanti cafimaad wax barasho baaburo iyo xasas iyo awlaad iyo nimca fara badan .

Qufka tukada ee ilaahey udhaw ee haweenada dadka markey Hordaan soo jeedo oo Allah weyneyo ey nolosha ugu adagtahy
Oo ay ciriiriga ugu tahay oo eyanu heysan hanti baburo iyo waxa lahilmaami posting postigaan ama su,aashan waxey igaga soo horbaxday aaladaha aan isticmalo mid kamida
Balse waxaa layaab igu sii noqday comentiyada oo aan aqriyay
Dad badan oo ku qanacsan oo leh waa run dadka ay noloshu ku adagtahay waa dadka Allah udhadhow sawabta maxey tahay....?!!

Mar kiiba waxaa igu soo dhacay xadiiskii rasuulkeena "scw" ee uu lahaa 《 Hadii aad aragto adoon illahey uu wax badan oo nolasha u fudeediyay islamarkaana asaga uu ku sii socdo in uu Allah casiyo waxaad ogaataa in uu illahey u seeta dheereenayo adoonkaa quf kastoo loo seeta dheereyana in un mar un la soo qawanayo qabashada Rabina wey adagtahay 》sidaa awgeed Niyada daji illahy "swt" Nolasha dhabta ahi buu ku barayaaa Waa inaad ogataa Sidoo kale in uu illahey bilan qaad rasmi uu sameyay hadii manta Nolasha kugu adagtahay balan qaadkaa muxuu ahaa..
قال الله عزوجل
《فإن مع العسر يسرا إن مع العسر يسرا》

"Culeys walbo dawadii waxaa ahaadey fudeed"

Arooryo suuban....⛅️☕️🫖

🌞🍀⚘⚘     🪐        🪐      🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲
    ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍  

6 months ago
***🌞******🍀***⚘ ⚘***🍀******🍀*** ***🪐*** ***🪐*** ***🌞******🍀***⚘⚘***✅******✅***

🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀    🪐        🪐       🌞🍀⚘⚘

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

Wll Waxaan Rabaa in Aan dhawr Arin Kula Wadaago Oo Aan Kugu Baraarujiyo.

1- Toosinta Xiriirka Alle iyo Lahaan shaha Mabaadi' Sax Ah, Waayo Cidina Kuma Loodin karto.
2- Cilmiga iyo Aqoontu Waa Muhiim JAAMACAD dhigo AMA Ha dhigan.
3- isku day inaad Ka tarjumi Karto Waxa Aad Soo baratey { itus Oo itaabsi }, Kaliya Haku e kaanin shahaadada.
4- { Qofkii Qureec Haysta Ayaa Qado Loogu daraa }, Bilaash Looma dhihin, Markaad Wax haysatid AMA Ay Wax Kuu bilaaban yihiin Waa Lagu Kabi karaa.Understood.
5- Dunidaan Waa dhex dhexaad {الوسطية} Marka shey Kastaa Sii Xaqiisa.
6- Adaa Naftaada iiga Xog Ogaalsan Wixii dan Kuu Ahna garan, Marka Ku dadaal Waxay dantu kuugu jirto Kana miro dhali.
7- Ugu Dambeyn ii Soo ducee, Ducada qofka wllkaa Ee Kaa maqan Loo duceeyo Waa La Aqbalaaye.

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

╭┈──────────────
╰┈➤@xikmado_iyo_sugan_6

♡    ❍ㅤ         ⎙       ⌲
  ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ            
  ❍━━━━━━ლ━━━━━━❍  

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago