📜HIMILADA NOLOSHA.🕊🤍

Description
Waxaad ka helaysaa channalkan dhiiri galinta dhalinyarada .
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago

3 months ago

Haddii aad rabto naftaada iyo waxa aad markaa ku magaacaban tay amma haysataa in ay meel kuu gaadhaan, weligaa tartan ha gelin. Waxaan sidaa kuu leeyahay tartanku ma waaro oo mar uun baad ka niyad jabaysaa markaad gaadhi weydo dadka aad la tartamayso se marka aad u halgamayso guuleyso addigoon cidna la tartamayn ayaad gaadhaysaa natiijo wanaagsan.

3 months, 3 weeks ago

"Hadaad manta wacan tahay‚
Maku waari doontaa?"

🎶 Hadraawi & M M. l (AHUH)

4 months ago

Rabbow ifka nooga door
Dedaalkana noo rumee
Rabbow danbe noo ogow
Wixii tegey duudsi yeel

—Hadraawi (AHUN)

5 months ago

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

?

5 months ago

Waa qurux jacaylladu
Marka ay qarsoonyiin
Waa quud dareennadu
Markay daacad qawlyiin
Waa qoys lammaanuhu
Markay qanac ogsoonyiin
Waa quraysh haweenku na
Markay qaylo moogyiin
Waa qoodh raggeenuna
Markay qaad ka foogyiin

yaxaye yabaash

5 months, 1 week ago

"Markaad hebel duqaysaa Reer hebel damqanayaa"

-gaarriye.

5 months, 2 weeks ago

Message

“ Jeclow marka koowaad naftaada.”

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago