Sahmiye Software

Description
Kanaalkan waxaa kahelaysaa waxyabaha laxarriro onlineka casharo free ah iyo adeegyo sarif ay kamidyihiin. Scholarships iyo fursadaha caalamka online-ka ah
We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Welcome to Garisoakings, where laughter is the best seasoning! Dive into a hilarious pool of memes‼️👑,Join us, share the joy, and let's soak in the meme-licious madness together! 🎉😂

Last updated 1 week, 6 days ago

1 week, 3 days ago

Adigoo dambiile ah inaad ducaysato waxaa kahoreyso inaa dembi dhaaf weydiisato Alle adigoo og in lagaa aqabalayo ducadaas.

1 week, 5 days ago

2⃣ Buuggan aad hadda gacanta ku haysatid wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahantahay in aad qaaddo, si aad u hesho raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada…

1 week, 6 days ago

Asc bahdeena Sahmiye Sofware kusoodhawaada markale iyo update keena 💯👀

2 months, 2 weeks ago

Kumahdsanidiin intii kasooqaybgashay waan karaali galinaynaa intii soocodsatay ee ladiiday sababa laxariira ilaalinta waqtiga

2 months, 2 weeks ago

Hada

2 months, 2 weeks ago

Sooqabso

5 months, 2 weeks ago

Fursadii Qarniga?

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 8aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:??
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

6 months ago
We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Welcome to Garisoakings, where laughter is the best seasoning! Dive into a hilarious pool of memes‼️👑,Join us, share the joy, and let's soak in the meme-licious madness together! 🎉😂

Last updated 1 week, 6 days ago