🌻Furaha nolosha| مفتاح الحياة🦋

Description
Halkaan waa telegramka rasmiga ee FURAHA_NOLOSHA. Halkaan ka heleysaa muuqaalo iyo sawiro dhiirigelin ah arimaha jaceylka. Aqoon kororsi. Qisooyin iwm.

ᵒʷⁿᵉʳ| 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐬𝐚𝐚𝐣𝐢𝐝 シ︎
9k>>10k
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago
1 month, 1 week ago

عيد مبارك كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر 🤝🙃 🎊

3 months, 3 weeks ago

Intaad nooshahay 6dan qodob ku dadaal:

  1. Faraj :

Haddii aad rabto in aad  ka baxdo dhibaatooyinka ku haleela, ku dadaal tasbiixda iyo salliga nabiga ﷺ.

  1. Warwarka  :

Haddii aad badiso ducada iyo baryada alle waa hubaal, waxad dareemi doontaa deganaansho nafeed, warwarkana wad isdeyn doontaan insha allah.

  1. Wakhtiga adag :

Haddii aad rabto in uu allah kaa dulqaado adayg kasta oo ku qabsada, kaaga imadaa dhanka nolosha, ku dadaal inad ducadan akhrisato :  ( لا حول ولاقوة إلا بالله)

  1. Caafimaadka :

Si uu caafimaadkaagu u wanaagsanaado ku dadaal soonka, Maal maha isniinta iyo khamista.

  1. Deganaansho/xasilonii :

Haddii aad rabto deganaansho iyo xasilooni kallaamka alle la saaxiib oo mar waliba akhri.

  1. Iftiinka wajiga :

Haddii aad rabto inuu wajigaagu u iftiimo sida dayaxa oo kale, ku dadaal inaad tukato sallaatul laylka.

3 months, 3 weeks ago
3 months, 3 weeks ago

`Haweeneydii guriga joogtay iyadana waa iska ooysay deriska dhamaan Waalawada Ooyay
Masjidka ayaa laga soo baxay janaazadii aya sidaa lagu qaaday laguna aasay waxaa dhinaceeda dhulka dhiga cali bin abi dhaalib. Allaah ka raali noqdee.

Qisadan Oo faahfaahsan
Waxaan ka soo Tarjumay Kitaabka lagu magacaabo Minhaajul-caarifiina Oo Uu iska leeyahay Imaamka Gazaali.
منهاج العارفين الإمام الغزالي ؛
الصفحة231
Haddii Aad dhameyso aqriska allaah ku barakeyo Wll.
ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin miizaanka allaah kuu saaro.`Marka Xigto Ku Salli Xabiibkeena csw
Ka dib llaah dartiis u faafi.jzkllh kheyr.

5 months ago
Waa qofta daynta inaga cafisay!***😁******🦵***

Waa qofta daynta inaga cafisay!😁🦵

5 months, 1 week ago

Mar Hore Hore Oo Hore Awoowga Aya Guursaday Ayeeyada

Aabahaa Ayeey iskadhaleen Waxey Joogeen 20 Sano oo Ey Barbaarinaayeen Aabaha

Aabaha Wuushaqa Bilaabay Nolosha Ayu Lahalgemay

Shan Sano Ayey Kuqaadatay Aruurinta Qarashaka Ukuguursanlaha Hooyadaa Wuuna Guursaday

Adiga Ayeey Kudhaleen Weyna Ku Barbaariyeen Muddo 18 Sano Ah Ayeey Ku Barbaarinayen

Riyadooodu Waxey Eheed Nin Rag ah Oo Meel Iskasoosaara Ina Noqoto

Ugu Dambeyn Manchester United Ayaad Taageere

War Niyahow Isku Xishoo... Ceeb Waayeee

Ushare garree taageero united kana dhuumo😂🙈

5 months, 1 week ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part
one

https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0

Telegram

Kulmis1aad

Dr IBRAHIM ADAN invites you to add the folder “Kulmis1aad”, which includes 43 chats.

5 months, 2 weeks ago

4 taan qof run bey sheegan
1 -Qof cabsan
2 -Qof hadlyo isagoo ilmeynayo
3 - Qof xanaaqsan
4 - Aniga Hadaa Lacag isiisid 😂😂👌
saajid

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago