🌻Furaha nolosha| مفتاح الحياة🦋

Description
Halkaan waa telegramka rasmiga ee FURAHA_NOLOSHA. Halkaan ka heleysaa muuqaalo iyo sawiro dhiirigelin ah arimaha jaceylka. Aqoon kororsi. Qisooyin iwm.

ᵒʷⁿᵉʳ| 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐬𝐚𝐚𝐣𝐢𝐝 シ︎
10k>>11k
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

2 weeks, 4 days ago

Fursadii Qarniga🎯

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 12aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

9) public health (caafimaadka bulshada)

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

2 weeks, 6 days ago

Gobanimo naftaydaay, daddaalka aad maanta ku jirto, waa hubkaan dunida kula dagalami lahayn, barinna waa nasiimahaagga✊️🦁

3 weeks, 2 days ago

Hadaadan Awoodi Karayn Xitaa Inaad Soo Kacdo Ood Tukato Intaadan Seexaninba Tuko.🍃

3 months, 2 weeks ago
3 months, 3 weeks ago
6 months, 1 week ago
6 months, 1 week ago

YAAD HALYEY (LEGEND) U TAQAAN?.

Adiga ma Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa halyeeyo kuu ah mise Zinedine Zidane?
Halyey waxaa ah:

1-Halyey waxa ah Cabdullaahi bin Mascuud markii uu Abuu Jahal madaxiisa u keenay Rasuulka "SCW"

2- Halyey waxa ah Cali bin Abii-Dhaalib markii uu kaligiis dagaal kula wareegay albaabkii Khaybar laga gelayay
.
3- Halyey waxa ah Al-Zubayr binil Cawwaam markii uu kaligiis weeraray dhufayskii gaalada, si uu albaabkii guusha ugu furo muslimiinta.

4- Halyey waxa ah Diraar binil Azwar markii uu kaligiis weeraray ciidankii Ruum.

5- Halyey waxa ah Khaalid binil Waliid markii uu weeraray safafkii gaalada, uuna soo qafaashay hoggaamiyahoodi, kuna soo noqday safafkii Muslimiinta isagoo bedqaba.

6- Halyey waxa ah khalifkii Cumar bin Cabdul Casiis oo u baahday wax ka yar laba sano si loo waayo cid baahan oo zako qaadata.

7- Halyey waa Khaalid binil Waliid oo 100 dagaal galay, hal dagaalna aan laga adkaan.

8- Halyey waxa ah Cali bin Abii-Dhaalib markii uu laba seefood ku dagaallamayay, isagoo faraskiisii lugaha ku kactaminaya.

9- Halyey waxa ah Jacfar Al-Dayyaar markii uu isku duubay calanki muslimiinta , una diiday in uu dhulka dhaco, isagoo labadiisii gacmood laga jaray.

10- Halyey waa Cumar bin Al-Khadhaab markii Muslimiintu si qarsoodi ah ugu hijroodeen Madiina, isagase maya. Seeftiisii inta uu galka gashaday, qaansadiisiï garabka surtay, fallaarihiisii iyo budhkiisiina qaatay, markaas Kacbada tegay oo toddoba jeer dawaafay, keddib Maqaamu Ibraahiim ku tukaday, intaas keddib gaaladii oo kulansan ku yiri: "Wejiyadiin gubteen! Ma wax aan Eebbe sanqaroorradan dullayn doonin baa. Kii doonaya in hooyadiis ay gablanto, ama carruurtiisu agoontoobaan amaba naagtiisu ay carmal noqoto, dooxadan gadaasheeda ha iiga daba yimaado". Hal qof oo daba kacana la waayay.

11- Halyey waxa ah Xamza bin Cabdul-Mudhalib oo markii uu ogaaday in Abuu Jahal uu caayay Rasuulka "SCW", inta wu u tagay, wajiga ka dillaaciyay, kuna yiri: "Ma waxad caayeysaa anigoo diintiisa raacay 0o waxa uu dhaho dhahaya? Bal i jawaab haddaad ku dhacdid?".

12- Halyey waxa ah ruuxa qoraalkaan inta uu aqrintiisa dhammeeyo, sii faafiya, si aannu maskaxda uga mayrno muslimiinta maskaxda laga xaday ee inta ay illoobeen sharaftii ummaddooda iyo diintoodii, dhahaya: Halyeeyada adduunku waa Messi iyo Cristiano!!!

~Xigasho.

6 months, 1 week ago
8 months, 2 weeks ago
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días