Naxariis Jacayl ❤️‍??

Description
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

9 months, 1 week ago

?Dooro midkaa rabto?dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a?

[?Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga?]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------

?( Diini )?
---------------------
? @machadudarukheyrchanel
? @AMirSHaCraWi
? @Wanaagmedi
? @muntkhab
-----------------------
? @quraan103
? @Cilmig_n4axwah
? @FIIRAAN
----------------------------------------------

?Sheeko--jacayl?
-----------------------------------
? @dareenfahan123
? @qalbi_dhaye1
? @Dareenjacel143
? @wadnojacayl
? @mirojaceyl
? @Naxarisjecl
? @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- ---

?Xulasho-wcn?
----------------------------------
? @LIVEGOOD34
? @teammi1adadaaliye
? @hamdimohamed44
? @noloshuwaahalgaan
? @Bulshokaabmedia1
? @Sirtanolasham24
? @Wanaagmedi
? @Dareenjacel143
? @Jaceylkiilumay
? @AlRaxmachannel
? @Sooyalmedia
? @BaroEnglish1
? @ONLINE_MARKET_24

?xulasho?
--------------
? @MOHANFIL4MS4EVER
? @zainasharafchannel
? @ogaalhaye
? @xikmado222
? @Guul53wade14

---- -------- ------ ----------
Qural--xigmado?
------------ ------- ----------- ----
? @Q0RM0
? @kixkmad100
? @XIKMADAHA_NOLOSHAA
? @MURTISIDE
---------------------
@xikma5dside2023
@murtimaal1
@Cajaa_ibta_dunida
@Dareenjacel143
@abditahad
@XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------

?Books?
-------------------------------------------
? @Nuxurkauugaagta
? @sompdfbooks
? @BaroEnglish1
? @oldwrite
? @Bulshokaabmedia1

------ ----- ---- -------
? @xikmadsid4e2023
? @LIVEGOOD34
? @Besty_photos
? @fududeeye209
? @quraan103
? @somalipo4siive
---------------------------------

?Xulasho?
---------------------------------
? @teamkh5ibra
? @kaahanolosha
? @hamdimohamed44
? @sahmiyedigital
? @ishwaaq2
? @Dacwah_Channel
---------------------------------

?Xasan-Albasri Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa?
?
? https://t.me/AlRaxmachannel
------------------------------------------------

---------------------------
?Dhiira---Galin?
------------------ --------- -----------
? @dhiirigaliyaha_nolasha1
? @kabtanhaaraxikmawi
? @Qoraaladii_Qarniga
? @ustadAntonio✍️?
? @jiiladvert
--------------------------------
? @HAGAHAJIILKA12
? @wayahaadunka
? @fardawsafiican1
? @Naxariis_jacayl
? @noqomufakir
--------- --------- ------ ------ ----- ---

--------------------------------------
hoyga--jacelka
-------------------------------------------------
? @indhojacayl12
? @Dabiibe_Jacayl
? @xurmojaceyl
? @Jaceylkiilumay
? @tareenkanolasha
? @WADADAGUUSHA1
?@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
?Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir?
? @Suhayb52

--------- ------- ----- ----- ----------
?@bahjasooyaalka
?@Riyooyinkeena56
?@xikmado222
?@dhiiriye
? @Dadweynha
?Dhamaad-----end?
-----------------------------------
Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe iyo arimaha Gaza jion dheh

? @Gazanewsm25

barnaamish ka baro diin taada
Youtube subscribers
Dheh wll
? ?
https://youtube.com/@alraxmachannel1696

Telegram

🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a***☑*** ku\_\_\_\_\_\_\_\_soo\_\_\_\_dhawaw\_\_\_Al Raxma \_ channel***🌷******🍁***

***?***Dooro midkaa rabto***?***dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a***?***
9 months, 1 week ago
Dadku waxa ay jecelahayihiin badeecadda jaban …

Dadku waxa ay jecelahayihiin badeecadda jaban si ay meel walba u ga helaan, marwalbana u iibsan karaan.Ogoow haddii aad noqoto qaali, kaliya waxa ku heli doona dad gaar ah, kuwaas oo ah cid kuu qalanta. Sidaa daraadeed qofnaba ha siin mudnaan ka badan ta uu u qalmo.

9 months, 1 week ago
↡***?*** ????????? ***?***↡

? ????????? ?

NOLOSHU WAA GUUL ??‍♂️

HAGAHA NOLOSHA ??

HALGANKA NOLOSHA ?

CABDALLA AMERICAN  ??

DABIIBE JACAYL ??‍?

OGAANSHO ??

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟᴇʜ?

Hᴀᴅᴀʙᴀ ʟᴀ ᴢᴀxɪɪᴘ Aǫʀɪsᴛᴇ ᴋᴀɴᴀʟᴀᴅᴀ ᴀᴀɴ Hᴀʟᴋᴀᴀɴ Isᴜɢᴜ ᴋᴀᴀ sᴏᴏ ᴜʀᴜʀɪʏᴇʏ ?

Aᴅᴍɪɴ ?‍?: @Cabdullahi_7

9 months, 1 week ago
Ha sugin in ay fursado kuu …

Ha sugin in ay fursado kuu yimaadaan,
balse, abuur fursadahaaga oo sii wad in aad hadafyadaada si niyad ah u raacdo, ama waad gaari doontaa, ama waxaad sharaf u yeelan doontaa inaad isku daydo ??‍♂."

Raac See more...

9 months, 1 week ago
*****?***SPONSORED***?*****

*?SPONSORED?

*✦
NOLOSHU WAA GUUL ??‍♂️

DABIIBE JACAYL ??‍?

HALGANKA NOLOSHA ?

OGAANSHO ??

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟᴇʜ?

Hᴀᴅᴀʙᴀ ʟᴀ ᴢᴀxɪɪᴘ Aǫʀɪsᴛᴇ ᴋᴀɴᴀʟᴀᴅᴀ ᴀᴀɴ Hᴀʟᴋᴀᴀɴ Isᴜɢᴜ ᴋᴀᴀ sᴏᴏ ᴜʀᴜʀɪʏᴇʏ ?

Aᴅᴍɪɴ ?‍?: @Cabdullahi_7

9 months, 2 weeks ago
????? ???????????? ????? ?????? ??????? ???? …

????? ???????????? ????? ?????? ??????? ???? ??????? ????? ??????, ?????????? ??? ????? ????????. ❤️

...?

9 months, 2 weeks ago

Hᴀʙʙᴇᴇɴ ᴡᴀɴɢsᴀɴ ᴄᴜʟIᴍᴏ ?

?? ???? ??????? ??????? ???????? ?? ????? ????? ??????? ???????? ???????? ?????? ?'??? ??????????, ????? ??? ??? ????? ?????, ????????? ??? ???????? ????? ???????? ?? ???? ????? ???, ?

?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ❤️⚡️?

Admin - @Zaxiibka_nolosha ?

10 months ago

Walaasheyda Muslimada ah….

  1. Ha barin gabadhaada sida loo ciyaaro, Bar sida Salaada loo tukado

  2. Ha barin sida loo heeso, Bar sida Quraanka loo aqriyo

  3. Ha ku qurxin make up badan iyadoo yar, Bar sida la isu asturo oo Xijaab loo xirto

  4. Hadii lagu soo waco ama albaabka la soo garaaco ha ku oran “Hooyo ma joogto dhaha” been baad baraysaa in la sheego hadhowna kuma garaaci kartid maxaad been u sheegteen
  5. Ha ku hor daawan Musalsal iyo Filimaan hana u oggolaan in ay kula daawato
  6. Ha ku hadlin wax kasta marka aad asxaabtaada la sheekaysanayso caruurtaadana ku hor joogaan
  7. Ha is oran way yar yihiin wax badana ma fahmayaan ee waxaa rabto ku hor samee, xaqiiqdii way garanayaan, maskaxdooduna way duubaysaa wax kasta xitaa hadii aysan hadli karin
  8. Ha ku hor badalin Dharka hana isku hor qaawin mar kasta waxay u qaadanaysaa in ay caadi tahay in sidaa meel kasta lagu sameeyo
  9. Iska yaree in aad ku hor isticmaasho Mobile, tablet ama laptop saacado badan, iyaguna waxay bilaabayaan in ay ku ooyaan in ay isticmaalaan mobile
  10. Ka dhig gurigaaga hoy Muslim Sunadana looga dhaqmo. Tusaalaha koowaad iyo Dugsiga u horeeya ee gabadhaada waa adiga, sida aad u dhaqanto ayaa saameyn weyn ku yeelanaysaa noloshooda dambe
  11. Bar Jaceylka Alle. Tus in aad jeceshahay gabadhaada oo ku kori Jaceyl & naxariis, si aysan Jaceyl been ah banaanka uga raadsan oo loo qaldin
  12. Ha u oggolaan in ay Fanaanad ama Atariisho ka dhigtaan ‘role model’ qof ay ku daydaan nolosha, Bar in Dumarki dhawrsanaa ee Taariikhda Islaamka ku xusnaa ay yihiin tusaalaha ugu fiican ee Gabar Muslimad ah ku dayan karto
    Xusuusnow: Waa lagu weydiinayaa wax kasta aad barto Gabadhaada Maalinta Khiyaame
10 months ago

Anigu ilaahay daraadii ayaan kuu jeclahay......!!

Sida Anas binu maalin rc laga wariyay "Waxaa jiray nin nabiga agtiisa joogay, nin ayaa soo maray oo ku yidhi. Rasuulkii Allow Anigu waan jeclahay kaa, Nabiguna wuxuu ku yiri N.N.K.H "ogeysii" wuxuu ku jaawabay maya. Wuxuu ku yiri ogeysii. Wuxuu yiri wuu kadaba tagay oo gaadhay oo uu ku yidhi. Anigu Ilaahey daraadii ayaan kuu jeclahay

Wuxuu yidhi: Ilaaha aad daraadii ii jeclaatay adigana hakuu jeclaado"

#SHARE_DHEH_LAWADAAG__ASXAABTAADA

10 months ago

Qalbi Jab Jaceyl

Qalbigaaga ayay jebinayaan, waxay kaaga tagayaan sabab la’aan, waxaad ka dooratay dad oo dhan, waxaad aamintay in badan, waxaad u ahayddaacad, waxaad u hurtay naftaada, waxaad u sameysay wax kasta aad awooday laakiin wax kale iyo meel kale ayaa u muuqatay mar kasta, waxaa kugu soo haray su’aalo u garaacaya maskaxdaada sida mowjado bad oo buur ku dhacaya, waxaad is weydiinaysaa, “Maxaan sameeyaa?” “Ma isku filnahay?” “Sideen ku hilmaamaa?”
Tan ogsoonow, waad isku filan tahay, waad ku saxsaneyd in aadan naftaada u qiyaamin qof aan kala saari karin quruxda rasmiga ah iyo mid qiyaali ah, aan kala garan karin wanaag & xumaan, wax dhalanteed ah moodaya wax dhab ah. Marnaba ha u ciqaabin naftaada qaladaad qof kale sameeyay, ha u baabi’in noloshaada qof aysan ka go’nayn in uu kula wadaago. Waad ku saxsaneyd in aad Qalbigaaga u furtay.

Xusuusnow waad ka bogsaneysaa kana koreysaa xanuunkan, waad hilmaamaysaa wixi aad soo martay, waxaad baratay cashar weyn, waxaad tahay waaya arag. Samee wixi wanaag ah, xooga saar waxa naftaada horumar u horseedi kara, isku mashquuli wixi sax ah, ka faa’iideyso fursad kasta, ha furnaado qalbigaaga, ku duceyso bedel khayr qaba in Alle ku siiyo, Cafi una ducee iyagana. Marnaba ha ku fakirin in aad xumeyso ama ka aarsato, Ogow waxaad is aaminteen xilli aad isku dhoweydeen.

Ma lagu jebin karo hadii aadan adigu is dhiibin ama dhulka is dhigin. Ogsoonow Hada dhaawac ayaa tahay, laakiin kuuma dhamaan.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago