LAYLINTA RUUXDA✨️ ?

Description
?????? ?????????? ???????, ?????????? ???? ?????????, ????? ???????? ????????? ???????, ???? ???????????? ???? ?????????????, ??? ???????
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 month, 3 weeks ago

Wuxuu yidhi sunnabihi : Waxaan kasoo baxnay Yemen annagoo u socdaalnay hijro si aan u gaarno Nebiga ﷺ. Markii aan soo gaarnay magaalada Madiina, waxaa naloo sheegay in Nebiga ﷺ uu dhintay shan habeen ka hor. ??
Dib u dhaca shan habeen kaliya ay habsaameen ayaa ka hor istaagtay sharafkii saxaabinimada oo rasuulka ma aaney arag . Sidaas darteed, u degdega oo dadaala, waayo waxaa laga yaabaa in daahitaan hal saac ahi uu idinka hor istaago janada!

-Adham sharqaawi ?

2 months, 3 weeks ago

︎**Qaraabadu gun weeyoo

︎Kolkii aad gargaar iyo

︎Garab siin u baahneyd

︎Gacan kuuma fidiyaan

︎kolkaad geeriyoote

︎Godka ay ku geeyaan

︎Geel baa la qalayaa.?**

2 months, 3 weeks ago

**.|.Tallaabada wad ha jalleecin jabkii hore.|.

وَلَا يَلْتَفِتْ مِنكُمْ أَحَدٌ وَامْضُوا حَيْثُ تُؤْمَرُونَ
{ الحجر: 65}

“Allaah-swt-isaga oo la hadlaaya Nebiyullaahi-luud-scw-iyo muslimiintii la socotay-waxa uu dhahay:Yaanu jalleecin mid idinka mid ahi gadaashiisa,una socda meesha laydin faray in aad u socotaan.”

–Waa hab cajiib ah oo Alle-swt-inoogu tilmaamaayo in aynu hore uga marno waxa aynu qabanayno,in aynaan jalleecin waxa caqabado iyo dib-u dhacyo ku hareeraysan ee ahaaday in lagu caayo,lagu aflagaadeeyo,lagu niyad jebiyo.Waxa la rabaa uun in aad joogtayso yoolkaaga,dibna aadan jalleecin,joojinna hadalkeedaba daa.”

—Tarjumaad**:@Ab0uDy7

4 months, 1 week ago

Maalin maalmaha ka mid ah ayaad ogaan doontaa in aanay farxaddu ka iman shahaadooyinka aad haysato, shaqooyinka aad ka shaqayso, hantidaada, xidhiidhadaada, qoyskaaga iyo bulshada aad ka dhalatay toona balse in ay farxaddu ka timaaddo iimaanka, kalsoonida, isku qanacsanaanta, khibradaha nolosha, wax cusub ogaanshaha, qalbigaaga oo aad raacdo iyo wixii aad jeceshahay oo aad samayso. ?

Waxaad ogaan doontaa in farxadda laga helo naxariista, rejada, hadafyada nolosha, mustaqbalka, xorriyadda iyo caawinta dadka. ?

Waxa aad ogaan doontaa in farxaddu aanay ku jirin gacmaha cid kale, balse ay ku jirto gacmahaaga! ?✨️?

#Farxadda ❤️

╭┈──────────────
╰┈➤ - Dadaala?✍️ ?

4 months, 1 week ago
LAYLINTA RUUXDA✨️ ?
4 months, 1 week ago
Maalin kasta oo ay qoraxdu kuusoo …

Maalin kasta oo ay qoraxdu kuusoo baxdo waa deeq rabbi xagiisa kaaga timid, waa fursad aad noloshaada ku badali karto, ee kaga faa'iidayso cibaado cilmi iyo camal wanaagsan.

Wakhti san culimo ♡?

4 months, 2 weeks ago

**❝FAHANKA RAGANIMO EE QUR'AANKA❞

• Dahaaro dhameystiran mid muuqata iyo mid qarsoonba
‏﴿فِيهِ رِجَالٌ يُحِبُّونَ أَن يَتَطَهَّرُوا ۚ وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُطَّهِّرِينَ﴾

• In dhibaatada dusha saarto waqtiga adag
‏﴿وَجاءَ مِن أَقصَى المَدينَةِ رَجُلٌ يَسعى.
• In uu ka run sheego balan-ta oofiyana
‏﴿رِجالٌ صَدَقوا ما عاهَدُوا اللَّهَ عَلَيهِ..﴾
• Xaqa inuu raaco kuna hadlo weedh xaq ah
﴿وَقَالَ رَجُلٌ مُّؤْمِنٌ مِّنْ آلِ فِرْعَوْنَ يَكْتُمُ إِيمَانَهُ أَتَقْتُلُونَ رَجُلًا أَن يَقُولَ رَبِّيَ اللَّهُ﴾

• Inuuna ka baydhin wadadiisa wax dagaya dartii
‏﴿رِجَالٌ لَّا تُلْهِيهِمْ تِجَٰرَةٌ وَلَا بَيْعٌ عَن ذِكْرِ ٱللَّهِ﴾
• Inuu is xilqaamo mahad-naqna uusan ubaahnayn
﴿فَسَقَىٰ لَهُمَا ثُمَّ تَوَلَّىٰ إِلَى الظِّلِّ﴾
• Inuu qoyska garab qabto dhinac kasta dhaqaale iyo maskax ahaanba
‏﴿اَلرِّجَالُ قَوَّامُوْنَ عَلَى النِّسَاۤءِ بِمَا فَضَّلَ اللّٰهُ بَعْضَهُمْ عَلٰى بَعْضٍ﴾
• Inuu alle ka cabsado oo adeeco
‏﴿إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ ﴾
~ wey tilmaamaha quraanka ku jire ee cadaynaya raganimada balse intaas wa qeyb kamida.**
@M4chett

5 months ago
5 months ago
  1. Noloshu caqabad iyo tuuro in ay yeelato waxba kama aha oo waa sababka ay u jirtaba in la kala miirmo. Mushkiladdu in ay jirto maaha dhibku ee waa nooca saamayn ee ay inagaga tagayso, sidee innaga oo ah bay ina dhaafaysaa? Ma adiga oo u arkaya jaanis aad ku bandhigi karto kartida, aqoonta iyo qofnimada kugu jirta, mise adiga oo ay ku soo ridatay oo catow iyo ciil uun u qaba imaanshaheedii? Adiga ayay kuu taallaa!

  2. Xaqiiqada nololeed ee ah in ay kala miisaan weyn yihiin mushkiladaha iyo dhibaatooyinka ina soo gaadhaa ayaa dhalaya xeerkan cajiibka ah ‘Furfur oo xalli’. Awoodda qofeed, qoyseed, qabiil iyo qaranba waxa ka hor imanaya dhibaatooyin dhinacooda dhulka dhigaya-hadii aan looga hor tegin sida haboon. Tanina waa mid ka mid ah kuwa u mudan. Ururso cudud kasta oo dhinacaaga ah, burburi oo furfur dhib kasta oo kaa soo hor jeeda.

7 months, 1 week ago
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago