Erayo_Lumay ⊰🖤⋮ ⊱

Description
Erayo Lumay...!💚💐
Anaguna halkaan ayaan ku kulannaa..sida dayaxa🌑✨
Saqda dhexe ee habeenkii🕊️🖤Si aan u dhisno adduunkiinna iyo kaayaga
-- -- -- -- -- -- -- -- -- -- -- -- --
OGSOONOW🕊️✨

Umaan dhalan in aan isku dhiibno nolosha...
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 9 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 11 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 7 months, 2 weeks ago

hace 8 meses, 1 semana
Qalbigu wuu is beddelaa mar walba; …

Qalbigu wuu is beddelaa mar walba; ee Alle SW ka bari inuu kugu sugo jidka toosan, ha isku hallaynin naftaada oo keliya hana is-mahadsanin hana is kibrinin. ❤‍🩹🌿

hace 8 meses, 1 semana
Dhab ahaantii, banii’aadamku waa raad (ama …

Dhab ahaantii, banii’aadamku waa raad (ama saamayn uu ka tago); ee bal fiiri waxaad ka tageyso gadaashaada.

Sheekh Ibn Uthaymeen (Alle ha u naxariisto) wuxuu yidhi:
"Faafinta cilmiga, muujintiisa iyo sharaxiisu waa sababaha lagu helo dembi dhaafka."⁞ ♥️🌻'

hace 8 meses, 1 semana
"Yaree asxaabtaada, oo dooro kuwa daacad …

"Yaree asxaabtaada, oo dooro kuwa daacad ah,
Kuwaas ayaa kuu soo dhowaan doona, marka kuwa kale ku fogeeyaan."⁽͢͢💕⇣ ˓

hace 10 meses, 3 semanas

Alle haw naxariisto qabrigana haw nuuriyo su'aashana haw fududeeyo ehelki iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iiman saadiqa rabi haka siiyo????

hace 10 meses, 3 semanas
إنا لله وإنا إليه راجعون

إنا لله وإنا إليه راجعون
Geeri naxdin leh waxa hadeer geeryoday madaxwaynihii hore somaliland ( Siilaanyo)
Alle haunaxriisto?

hace 1 año
Erayo_Lumay ⊰🖤⋮ ⊱
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 9 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 11 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 7 months, 2 weeks ago