SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Afarta Xeer ee ugu Caansan dunida :
1- Murphy Law ( Xeerka Murphy ) :
Mar kasta oo aad ka baqdo in wax dhacaan , waxay u badan tahay in waxaasi dhaco .
2- Kidlin Law ( Xeerka Kidlin ) :
Hadii aad qorto problem ama dhibaato ku haysata oo aad si cad u qeexdo , Qeyb kamida Dhibaatadaas sidaas ayaad ku xalkisayba.
3- Gilbert Law ( Xeerka Gilbert ) :
Markaad Hawl qabanayso , Jidadka ugu wanaagsan ee loo marayo qabashada hawshaas waa masuuliyadaada oo adiga ayey ku quseysaa ( Ha ka sugin maamulahaaga shaqada kuu dhiibay inuu kuu tilmaamo hawshaas sidaad u qaban laheed ).
4-Wilson Law ( Xeerka Wilson ) :
Hadii Mudnaantaada koowaad tahay inaad
Aqoon kasbato , Maalka iyo Hantidu iyagaa Kusoo Aadaya .
@Naadiga hayyaan ee akhriska iyo qoraalka
https://www.facebook.com/100064064108749/posts/811334251012038/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
https://www.facebook.com/100064064108749/posts/809842354494561/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
Fadlan ka faaidyso barnaamijka cusub Ee aan soo kordhiney
https://www.facebook.com/100064064108749/posts/807878874690909/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
Aan wada booqano page naadiga
https://www.facebook.com/100064064108749/posts/803979608414169/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v
Log in or sign up to view
See posts, photos and more on Facebook.
Fadliga habeenka 15ka bisha Shacbaan. Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda Subax inta laga gaadhayo wuxuu ALLAAH, soo dajiyaa raxmad waxa uuna danbi-dhaaf ballaadhan u sameeyaa addoomadiisa.
Rasuulkeena SCW wuxuu yidhi “ALLAAH addoomadiisa inta uu daalacdo habeenka 15 ka Shacbaan ayaa uu u wada danbi dhaafaa illaa laba qof mooyaane;
1- Qof ILLAAHEY cibaadadiisa cid kale la wadaajiya.
2- Qof cuqdad iyo xumaan caloosha ugu hayo qof kale oo walaalkii ah
Qofkii qof kale qalbiga wax ugu hayoow, iska cafi.
Aynu is cafino walaalayaal cafis iyo saamax.
ILLAAHEY kuwii uu u dambi dhaafo ha innaga yeelo dhammaanteen.
Aammiin Aammiin Aammiin.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago