Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

AL XAKIIM CHANNEL

Description
Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa.

Waxadna si toos inoola soo xiriiri kartaan
@Macruf_Somali
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

3 weeks, 4 days ago
3 weeks, 4 days ago

فمن كان يعبد رمضان فان رمضان قد انتهى ومضى،
ومن كان يعبد الله فان الله حي لا يموت

Qofkii caabudi jiray Ramadaan waa uu tagay Ramadaan oo wuu dhamaaday,
Qofkii caabudi jiray Allaah wuu nool yahay mna dhinto

3 weeks, 4 days ago

AXkAAMTA ZAKAATUL FIDRIGA.

1-Zakaatul-fidrigu waa waajib laga doonayo qof kasta oo mislim ah, yar iyo weyn, rag iyo dumar.

2-Waxa ay ku waajibtay qof kasta oo soo gaaray maalinka ramadaanka udambeysa, oo uu gabbalku u dhacay, soona gaarey habeenka ciidda.

3-Waxa ay ku waajibtay qof kasta oo haysta wax dheeri ka ah, quudkiisa maalinka ciidda ah iyo habeenkeeda.

4-Qofka waxa uu ka bixinayaa qof kasta oo uu waajib ku yahay Biilkiisa (masruufkiisa) sida Xaaskiisa, Caruurtiisa, Waalidkiis..

5-Waxa uu bixinayaa raashinka laga quuto inta badan magaalada uu joogo.

6-inta la bixinaayo waa (SAAC) oo u dhigma
-Bariis: 2.5kg-3kg ( Labo kiilo iyo bar ilaa saddex kiilo)
-Bur: 2kg-2.4kg(labo kiilo ilaa labo kiilo iyo bar 100-Dhiman.

-Hadii qofku intaas ka badan uu bixiyo, sadaqo ayay u noqoneysaa.

7-Lacag luguma bixin karo, kumana ansaxeyso.

8-Waqtiga labixinayo waa laga bilaabo habeenka Ciidda la tukanayo, ilaa salaadda Ciidda laga aadayo.

-Qofkii salaadda kadib bixiyaa waa u sadaqo ee kama gudmin, qof cudurdaar heysta mooyee.

9-Waxaa bannaan laba cisho kahor inla bixiyo.

10-Waxaa la siinayaa masaakiinta oo kaliya.

11- Qof aan Salaadda tukan lama siin karo.

12-Waxaa bannaan dad badan Zakadooda in hal qof la wada siiyo.

Ilaahey hana waafajiyo wixii uu jecelyahey.

وبالله التوفيق

2 months, 2 weeks ago
**جـــمــعـــة مـــبـــارڪ.

**جـــمــعـــة مـــبـــارڪ.

صـــلُّـــو عــلـى نـــبـــيـــنا مـــحـــمـــد صـــلى اللـــه عـــلـــيـــه وعــلـى آلـــه وصــحــبــه أجــمـعــين❤️💚**

2 months, 2 weeks ago
Timihiisa iyo Madaxiisu wuxuu la Cirroobay …

Timihiisa iyo Madaxiisu wuxuu la Cirroobay oo uu la cadaaday faafinta diinta, wuxuuna nool yahay Waqti aan Zamankiisa ahayn Masha'Allah.
Ilaahow karaamee Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo maanta uu yahay Caalamka iyo Aqoonyahanka Aan ku fahanno oo aan haysano Alxamdulillaah

2 months, 3 weeks ago

Cilmi-nafsigu waxa u leeyahay;

"Dadku marka ay inoo sheegan dhibaato haysta waxan siina talo aad qurux badan, balse waxa la yaab leh adiga talada quruxda badan bixinayaa, dhibaatoyinka ku haysta uma hayso talo aad ku xalin lahayd!"

Ma ku raacsan tahay?

2 months, 3 weeks ago
"Quruxdu waxay soo jiidataa Eegmada dadka, …

"Quruxdu waxay soo jiidataa Eegmada dadka, laakiin dhoolacadaynta iyo naxariista ayaa soo jiidata qalbiyada dadka."

2 months, 4 weeks ago
أصبحنا وأصبح الملك لله.

أصبحنا وأصبح الملك لله.
Inaad adkaarta subixii iyo galabtii si joogta ah u akhriso faa'iidooyin badan baad ka heleysaa.
1- Ajar aad u badan baad ka heleysaa
2- Naftaada ayaa ku xasilaysa
3- Shar oo dhan ayay kaa difaacaysa
4- iimaankaaga ayaa ku kordhaaya
Sidaas oo ay tahay waa free oo wax lacag ah lagaama rabo. Dabaal ha noqonin oo jaaniskaas yuusan ku dhaafin.

Subax wngsn markale yaan la ilaabin Adkaaru Sabaax.

2 months, 4 weeks ago
Mar walba Allaah ku xidhnow.

Mar walba Allaah ku xidhnow.

3 months, 1 week ago

Hadii uu jiro qof idinka mid ah oo doonayo Channel iib ah misana haysto lacag qiimo yar waa kuu diyaar. Channel 15k ku jirto ayaa kuu haynaa haddana waxaa idin samaynay qiimo dhimis ballaadhan si fudud ku iibso adigoo la xiriiraya @Bin_Yuusuf

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago