Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Wax ka baro siiradii nabiga ﷺ

Description
Waxaan halakan idinkula wadaagi doonaa insha Allah, xogo ku saabsan siiradii subanahaﷺ.

Waad qaadan kartaa Qoraalada lkn shardi linkiga raaci mahadsanid 👍

https://t.me/Siiradii_Nabiga_scw

#Share 🙏
Wixii su'al ama talo bixin ah👇

@moha_zahid
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

2 months ago
Xaddiiska 10aad

Xaddiiska 10aad
_____

Taraawiixda

Hooyadeen Ca'isha rc waxay warisay: In Nabigu SCW habeen ku tukaday masaajidka ( salaada taraawiixda ) habeen labaadkiina tukaday dadkiina soo bateen, habeen sadexaadkii ama afraadkii ayay aad usoo soo bateen dadkiii laakiin muuna usoo bixin Rasuulku SCW markuu waagu baryay ayuu yidhi: " waan idin arkayay xalay waxaad samaynayseen, haddaan idiin soo baxo waxaan ka baqay in laydinku waajibiyo " Ramadaan ayayna aheyd wakhtiga ay qisadan dhacday.

Bukhaari iyo Muslim 📖

2 months ago

Xaddiiska 3aad
______

Ibnu Cumar rc wuxuu ka wariyay Nabi Muxammed NNKH inuu yidhi: " Islaamnimada waxaa lagu dhisay shan tiir: Qiritaanka Ilaah xaq lagu caabdudo inuusan jirin Allaah mooyee Nabi Muxammed-na Rasuulkiisii inuu yahay, oogitaanka salaada, bixinta sakada, tagitaanka xajka iyo soomitaanka bisha Ramadaan "

Bukhari iyo Muslim 📖

Xaddiiska 4aad
______

Abu Hurayra rc wuxuu ka wariyay Nabi Muxammed NNKH inuu yidhi" Qofkii rumeeyaa Allaah iyo Rasuulkiisa, salaadaha ooga, bisha Ramadaana sooma, wuxuu xaq ugu leehaya Ilaahay inuu jannada galiyo, haku jihaado wadada Ilaahay ama gurigii lagu dhalay ha iska fadhiyee " waxay ku dheheen: Ma u bishaaraynaa dadka Rasuul Alloow, wuxuu yidhi Nabiga SCW: " Jannada dhexdeeda waxaa ah boqol darajo oo Allaah u diyaarshay mujaahidiinta, labadii darajana waxaa u dhexeeya inta cirka iyo dhulka u dhaxaysa oo kale, haddaad Allaah wax weydiisanaysaan Janno firdawsa weydiista, waayo wqa ta jannooyinka ugu qiimo badan, uguna saraysa ( boos ahaan ) dusheedana waxaa ah Carshiga Ilaahay isaga ayayna wabiyada jannadu kasoo burqadaan. "

Bukhaari 📖

2 months ago

**Markaad wahsi, daal iyo rafaad dareento ee nafta ku tidhaahdo naso, iska seexo ama laadhuu ciyaar; xasuuso tilaamnata Allaah kabixiyay bishan barakaysan ee Ramadaan "أَيَّامًا مَعْدُودَاتٍ " Maalmo tirsan " haa oo kooban, aysan bishan dhayal inagu dhaafin.

Rabbi kumnaanka uu naarta ka xoreyn haynagu daro...**

2 months, 1 week ago

Buugyaraan waxaa ku qoran 60 xadiith/xadiis oo nebiga ﷺ ka sugnaaday, bisha ramadaan ku saabsan kuna qoran oo loo turjumay af soomaali.

2 months, 1 week ago

OGAYSIIS MUHIIM AH !

Sooyaalka Nabi Muxammed NNKH waxaa laga qoray kutub aad u badan oo kala duwan, mid kamida kuwa ugu sugan ayuu Sheekh Abdikadir Husein Siiro bilaabayaa Ramadaanka maalinkiisa koobaad waana kitaabka: الرحيق المختوم ee uu qoray caalimka Hindiga ah: Safiyu Raxmaan Mubaarak-fuuri AHUN.

Masjid Jaamaca magalaada Jig-Jiga ee maalinka dhaw la furay ayaa lagu bilaabayaa kitaabka I.Allaah iyo wakhtigiisii caadiga ahaa ee duhurka kadib, waxaana rajaynaynaa inaa toos looga sii daayo Hanuun islamic TV iyo bogaga sheekha ee Facebook iyo telegram.

Xaggan kala dag kitaabka
https://t.me/Sheekh_cabadiqaadir_siiro/125

F.G: dabcooyin badan oo ad u kala duwan ayuu leehay kitaabka dabacada Sharciya الطبعة الشرعية ayuu akhrinyaa waanaka 👆

Lasii wadaag walaalahaa si ay ooga faa'idaystaan..

Telegram

Sheekh Cabdiqaadir Siiro

2 months, 3 weeks ago

**Salliga Nabiga NNKH ayaa wax walba oo wanaaga lagu helaa, dhibka layskaga dulqaadaa, danbigana lagu dhaafaa, maalinma jimacahana si gaaraa laynoo farey...

اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليمًا كثيرًا**

4 months, 2 weeks ago
**Hadduu Allaah sw wanaag kula doono, …

**Hadduu Allaah sw wanaag kula doono, wuxuu carrabkaaga u fududeyn salliga Nabi Muxammed NNKH

اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، [فِي الْعَالَمِينَ] إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.**

4 months, 2 weeks ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part
one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0

Telegram

KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 43 chats.

4 months, 3 weeks ago
Waalidka wax u sadaqee hadduu dhintay …

Waalidka wax u sadaqee hadduu dhintay wuu gaadhiye !

4 months, 3 weeks ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part
one

https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0

Telegram

Kulmis1aad

Dr IBRAHIM ADAN invites you to add the folder “Kulmis1aad”, which includes 43 chats.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago