Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Amaal bintu mohamed

Description
إفعل كل ما تستطيع
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 month, 2 weeks ago
Quraan joogta inaa leedahay isku day …

Quraan joogta inaa leedahay isku day maalmahaga ❤️ wardi
"Qur'aanka waa barako waa shifa"
"Quraanku waa sheyga kaliya aan ku hilmameynin aduna iyo aqiro "

Alle hanaga dhigo ehelka quraan 🥺

2 months, 1 week ago

‏Xuryada shakhsiga waxey tahay in aad dooratid haddii aad qaxwadada sokor ku darsaneysid ama iska dhafeysid lakin sharciga ilahay xurnimo kuma jirto
{ فَاسْتَقِمْ كَمَا أُمِرْتَ } sidii lagu amray utoosnow
ma ahan sida aad rabtid"

@followers
#highlights
#everyone

2 months, 3 weeks ago
Ramadaan wangsan ***😊******❤️***

Ramadaan wangsan 😊❤️

3 months ago

" waad ka xishooneysa umaleyna in mobilkaaga uu ka duugsanyahay mobilada saaxiibadda, miyadan ka xishooneyna in uu ka camal wanaagsan yahay saxiibkaga  "❤️

#jeceladeyda

3 months, 1 week ago
صباح الخير ***♥️***

صباح الخير ♥️

3 months, 1 week ago

SAMIRA WAA QEYRE ❤️

Alle waa og yahay xanuunka aad ku sugan tahay, isaga ayaa og wax ku wanaagsan iyo wax aan ku wanaagsaneen, samir oo isaga ku kalsoonaado. Xaalada aad ku sugan tahay waa ay isbedeli doontaa dhawaan in shaa allaah talo saaro hana ka xishoon inaad duceyso, runtii waa kan kaliya ee wax aan macquul aheyn ka dhigi kara macquul , ee ku dadaal ducada, samir oo xasuuso inuu yahay mid mar walba naxariis badan ❤️🥺

Maalin maalmaha ka mid ah waxaad indhaha ku dhufan doontaa nimcada aad mar walba ku riyoon jirtay ee samir walal 🧡💐

#Aishabintuahmed

@AishaAhmed99

3 months, 1 week ago

https://www.facebook.com/share/HRsEaAUP8EYuyand/?mibextid=oFDknk

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

3 months, 1 week ago

"Xorriyadu waa ina aadan ka cabsan  fikrada in aad ka hadasho ama wax aad doonayso in aad sameyso "❤️

#jeclownaftada

3 months, 1 week ago

"Ma jirto cid mutaysatey inay kuu barato adiga si qoto dheer"❤️

#jeclownaftada

5 months, 1 week ago

Buugagta aan sanaadkan aqriye 2023
1:clear think
2: public speaking
3:dark psychology
4: how to read person like book
5: how to win friends and influence people
6 : salaad baa idhaaftay
7: geesiyaal tariiqda galay
8 :nafteyda gacalo
9 :waa ku salaamay saxiib
10:walidkeyga muu akhriyo

Maxa iskala mid nahay oo aqrisay .?

Labada bil kale oo sanadkan waxaa gab ugalay buug difacashada jamacada iyo xaflada ❤️😊 ee qorshaheyga wuxu ahaa 12 buug

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago