Amaal bintu mohamed

Description
إفعل كل ما تستطيع
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

2 weeks, 4 days ago

Salaaam!

2 months, 1 week ago

𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝐽𝑎𝑐𝑎𝑦𝑙 ♥️ part 2

Mama’di Hanad Dhashay Safarkedi Ayay U Baxday  Ugu danbey Way Nabad Tagtay Oo Tuuladi Way Gadhay

Hanad Isaga Guriga Laba Cisho Kamu Bixin Werwer Dartis io Nolol Aanu Raali Ka Ahayn Inu Galo

Mama’da Hanad Dhashay reerki Markay Dhawr cisho Joogtay Tuuladi Kuso Dalxiistay Ayay Hawshay U timid Gashay Islaanti Aay Saxibka Ahayn Aay u timid Mama’du Ayay Wada Hadlayn Una Sheegty Arinkay U timid

Ugu Danbey Hanad Waxa Lo Doonay Gabar Sagal La idha Wana Gabar Qurux io Wanaag Isku darsaty io Haybad

Hanad Muruga Ku Dhan Sababto Ah Gabar Aanu jeclayn Oo Waliba Rer tuulo Ah siden Xaas Uga Dhigta Ayuu Kolba Saxibadi ku leyahy isaga Oo Diidaya Hadhaw in Lagu xadnto Madaama U Yahay Wiil rer magaal Ah Oo hanti Leh Kolba Wadan U Dalxiis Taga Sidu gabar Rer miyi Ah u Guursaday isago Helaya Gabar Aay Isku Level Yihiin

Sagal gurigi Aaya La keenay Hanad io Hooyadi Dagnayen Halks Aayna Dagi Doonan Madaama Mama’du Kaliged Tahay wiilkedu Kama Guuri karo Wayna isla Qaten

Sagal iyadu Jawiga io Dadka Magaalada Wali Lama Qabsan Inkasto Mama’du Garab tagan Tahay Sagal Hanad io Hooyadi Aaya Iyago Wada Hadlaya Mama’du tidhi Waxan Raba Ina Aroos Weyn dhigano Hanad Intu Naxay indhaha Tagay Aayay Hooydi ku tidhi Wiilkygi Maxa Kugu Dhacay Wuxu ku dhahay Hooyo Waxba Ma jiran Kadib Aayay Ku tidhi wan Seexanaya Subaxa Hayno Ahato Hanad Oo Yaaban Oo Inu Magaalada Ka Cararo inyar iskaga Haaya Ayaa Qolkisa Galay Tan io malinti u guurka maqlay Mu seexan

Sagal Oo Iyadu Qol kale Dagan Oo Wali Lo diyaarinayo Arooska Aaya iyaduna Dhankeda Murug io Fikir Kula jirta

Hanad Arooska Si u iskaga Joojiyo Ayu Ka fikiraya Markas Ayuu Qolkeda ku gaaracay Albaabka Markas Ayu ku dhahay Ina kula hadlo raba Meel balakoon Ah Ayay fadhisten Wuxuna U Sheegay Guurka io Arinkan Inanu Raali Ka Ahayn Uu Hooyadi Darted U sameenayo Wuxuna ka codsaday Inay iyadu ku Qanciso Hooyadi inanay Aroos Rabin Sagal Arinka Wayba Fahmi Ladahay Lkn Waa Gabar Aqli io Wanaag Leh Waxay ku tidhi Aana Hooyo Ku sheegi Doona bari Oky Saas Aayaynu Isku Ognahay Ayu idhi Qolkisa Ayuu ku Labty

Sagal Aya Subaxi Madaami u Sheegtay kana Dhadhicisay Inanay Aroos rabin Madaama Uu Hanad Ka Codsaday isago diidaya in Lagu arko sagal Mama’di Aya ku tidhi Hadad happy ku Tahay waan Iska daynayna Inantydiyay

Hanad Marku soo kacay miiski quracda u imid ayay Hooyadi u sheegtay In sagal aroos rabin Markas ayuu dhahay Haday Rabin inaga Dhaf isago niyada ka farxay kadib u quracday Una baxay Sagal io mama’di aya Qolka fadhiga Wada Fadhistay Waxayna Mama’du u keentay Sagal dhar io dahab io shopping Mahadsanid waxayna u raacisay Hooyo Hanad Maxad Ugu dooni wayday Gabar Rer Magaal Ah  Mama’di intay dhoola cadeysay Ayay ku tidhi adiga ayan kula jecladay rerkagana io hooyadana Waxanu Nahay Dad Aad isku Yaqaana Aqoon isku leh adigana  Waxan Oghay ina ku habon Wiilkyga

Like isaar @AishaAhmed99 kala soco qeybaha kale

2 months, 4 weeks ago

Sadirkii ina sameyn saman mudane Sabankan la jooga ruux aan shalay dhamin sidee buu unolyahay .?

3 months, 3 weeks ago

Wll hadda xamar joog fadlan hospital
Tag dhiig ugu deeq walalhagaa ay khawarijta xasuuqday iyaga wax galabsan ??

4 months, 2 weeks ago

Baraarujin Ka faa iideyso soonka caashuura maalinta bari iyo maalinta ku xigto isla soon insha allh

Soonka caashuuraa
Waa soon la soomo kan ugu fadliga badan hal sano tagtay dambigeeda lagu dhaafaa waana shukri mahad celin alle nimcooyinka waa weyn alle noogu deeqay aan heysano

Isniin
Sagalaadka ah
Talaado
Caashuura oo tobanaadka ah

Waa sida sunada ah in la is raaciyo labada maalmood

8 months, 1 week ago

‏Xuryada shakhsiga waxey tahay in aad dooratid haddii aad qaxwadada sokor ku darsaneysid ama iska dhafeysid lakin sharciga ilahay xurnimo kuma jirto
{ فَاسْتَقِمْ كَمَا أُمِرْتَ } sidii lagu amray utoosnow
ma ahan sida aad rabtid"

@followers
#highlights
#everyone

9 months ago

" waad ka xishooneysa umaleyna in mobilkaaga uu ka duugsanyahay mobilada saaxiibadda, miyadan ka xishooneyna in uu ka camal wanaagsan yahay saxiibkaga  "❤️

#jeceladeyda

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago