Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Hagarlaawe Academy🔹️

Description
Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka.

WhasApp: 00252907723894
SupportWhatsApp: 00252905508273
Telegram Chat: @SekiHagarlaawe
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

2 weeks, 3 days ago

Waddankiinna Wax U barta!

Soo dhowaada, dhalinayro.

2 weeks, 3 days ago

Suuqu wuu ka wayn yahay Candle ama shax la sharraxo ama la sawiro. Suuqu waa dhaqaale, waa lacag, waa siyaasad, waa xog, waa dhaqaale wanaagsan ama xun, waa sicir barar la fahmo, Interst Rate la ogaado, xogta Shaqa la-aanta oo la falanqeeyo.

Suuqu waa xog statistikis oo ka soo baxda bangiga dhexe ee waddankaas.

Suuqu shax maaha, Staraatiijiyaddaaduna dhaqaalaha waddanka ma jihayn karto.

2 weeks, 3 days ago

Dhalinyaro caawa FOMC ayaa xiiso gaar ah leh.

Sicir bararku ma badna balse sidii laga rabay uma yaraanayo, sidaa darteed waa macquul in la kordhiyo haddaan halkiisa loo daynayn Intrest Rate-ka.

Tan labaad; Rate-ku hadda wuu sarreeyaa, shantii kulan ee u dambaysayna halkiisaa loo daynayay, marka aad ayaa loo sugayaa in la dhimo ama la yareeyo.

Haddii Rateka la dhimo DXY sell baan u garaacaynaa, haddii la kordhiyona DXY Buy waxaan ahayn nama maraayaan, haddii intiisa lagu dhaafo 5.5% waa in aan Odayga Powell ah daawanna khudbaddiisana go'aan ku qaadannaa.

2 months, 2 weeks ago
Top 25 students in Feb 2024.

Top 25 students in Feb 2024.

Ardaydaas 3da ugu activesan dhanka Cashar dhammaynta, ka muuqashada Discord-ka, activityga, dedaalka, iyo guud ahaan commitment-ga ayaan u sii eegaynaa kuwa ugu fiicnaadana waan abaal marinaynaa.

Hagarlaawe Academy "Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka."💪

2 months, 2 weeks ago
Haddii aadan haysan master-card ama visa-card …

Haddii aadan haysan master-card ama visa-card oo aad rabto inaad akoon challenge ah furato anaga ayaa kaa caawinayna. La xiriir support-geena.

2 months, 2 weeks ago

Weekend wanaagsan.
Dantaada marka aad qabsato haddaad doonto ciyaaar daawo!

Practice waa laagama maarmaan saaxiibbayaal. Simulation ruuxa aan samayn u malayn maayo suuqan in uu lacag ka keeni karo.

Horusocod kaliya💪

Waa inoo Week gan iyo bisha Maarij oo barwaaqo ah Eebbe idamkii!

2 months, 2 weeks ago

Informationkii badnaa ee aan galbta Liveka ku sheegnay qofka aan wax ka faaidaysan garan maayo goor uu wax fahmayo.

Xog (Data) ahaam ayaan dhammaan u saadaalinnay.

Wararka suuqa iyo Macroeconomics Data waligaa ha yaraysan.

EU up, UJ down, GOLD Carzy!

Horusocod!💪

2 months, 2 weeks ago
TRADEKII GLABTA AAN LIVEKA KU QAADANNAY …

TRADEKII GLABTA AAN LIVEKA KU QAADANNAY INTAAS AYUU IISAMEEYAY.

USBUUCAN MAALIN WALBA GUUL AYAAN KU DHAMMAYSANAYNAY TRADE WALBA MARKA LAGA REEBO USDJPY OO -4PIP AHAA.

KUMANNAAN QOF AYAA YOUTUBEKA LIVEKA NAGULA QAATA TRADES-KAA.

HAGARLAAWE ACADEMY HORYAALKA AKAADAMIYADAHA.

2 months, 2 weeks ago

FREE MONEY. FREE EDUCATION.

2 months, 3 weeks ago

Kaalay na la Trade garee.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago