SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
Trump wuxuu xaqiijiyay cashuuraha uu afhayeenkiisu sheegay saacado ka hor, balse markan wuxuu ku daray inuu xataa Yurub ku soo rogi doono cashuuraha.
Isla markiiba EURUSD way ka falcelisay, maaddaama warkani u xunyahayna hoos aya u daadaty.
Kiristiin Leefaat oo u hadasha Aqlka Cad ayaa sheegtay in cashuuraha Maksiko iyo Kanada ay berritoba bilaabanayaan.
Suuqu aad nbuu u dhaqaaqay, iyada oo USDCAD xoog u kacday, halka DXY ay xoogaysatay.
Warka sicir-bararka PCE ayaa kordhay isaga oo noqday 0.2%, taas oo ka dhigan in wali sicirbararku korayo.
Warka kale ee Unemployment cost ayaa isna ku soo baxay kordh ah 0.9% halka uu bishii hore ahaa 0.8%.
Labada warba waxay ku soo baxeen saadaashii laga filayay, waxayna u horseedi karyaa DXY inay bullish sii ahaato inta ka dhiman maalinta.
wax walba LIVE ayay ahaayeen Tradekan EU. YOUTUBEkeenna ayaan si free ah ugu qaadannay, boqollaal qof ayaa nala qaatay, 7pip oo SL ah iyo 40pip oo TP ah
CPI LIVE
CPI-da galabta waxaa la filayaa in ay kor u kacdo, maaddaama suuqyada laga dareemayo sicir-barar Maraykanka.
Sidoo kale 2.6% haddii ay ku soo baxdo, halka ay kolkii hore ahayd 2.4% waxa aan sii wadan doonnaa dhaqaaqii DXY ee Bullish-ka ahaa iyo Gold oo Bearishkiisii ku sii socon karaya.
Waan Trade garayn doonnaa, is ilaasha dhacdadaasi waa ay wayn tahay suga intay ka soobaxayso.
Illaa Trump doorashadiisii, waxa aan LIVE ka ku qaadannay 4 Trade, 3 kamida Win ayay noqdeen, wax 1% ka badanna aniga way iisameeyeen . Trade kaliya ayaa LOSS naga noqday Loss kaasina waxa uu ahaa (-6pips).
Akaadamiyadda Hagarlaawe sida magaceeda ka muuqata waa tan kaliya ee idiin Hagar la' mar walba. Dhalinyaro dedaala, aqoontana wax walba ka horraysiiya sannadkan 2025 mid wanaagsan ayuu noqon doonaa EEBBE idamkii.
Galab wanaagsan saaxibaayl.
WhatsApp kii aan ardayda ka caawin jirnay ee akadeemiyada ayaa ilaa laba maalmood ciladi soo wajahday, inta aanu xalinayo kan ayaynu u wareegnay ee halkan nagala socda Insha Allah.
https://wa.me/message/2SXYNBWOOZJWL1
Tradrkii galabta haddii aadan nala joogin waakan.
Our offecial Tiktok page;
https://vm.tiktok.com/ZMhVUbrfG/
??? NEWS;
Dhaqaalaha Maraykanku waxaa ku kordhay 12,000 oo shaqo bishii Oktoobar halka bishii hore ee September lagu daray 223k oo shaqo.
Waa tiro ka liidata tii ka horraysay, kana dhigi karta inta u badan DXY Bearish, sidoo kale saamayn wayn ku yeelanaysa in Guddida Fed-ku ay dhimaan Intrest Rate-ka usbuuca dambe.
Shaqo la'aanta ayaan iyadu is beddelin oo ah isla intii hore 4.1%.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago