Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

XOG SIDEℹ|| ✈||@WORLD FACTS...

Description
Kusoo dhawaaw XOG-SIDEℹℹ✈

Halkaan waxa aad ka helindoonta xog sax ah oo isugu jirto

1: taariiq
2:cilmi
3:siyaasad
4:arimo bulsho
5:arimo shaqsiyadeed

Xog la hubo oo xamaasad leh GALAB WLBA☕
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

8 months, 4 weeks ago
`#SUAASHA_HABEENKA_JIMCAHA`

\#SUAASHA_HABEENKA_JIMCAHA
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

🔴KA JAWAAB SU'AASHA JIMCAHA🔴
                    ⚊⚊⚊⚊⚊⚊⚊⚊⚊⚊⚊⚊⚊
👉SHURUUDAHA lagaa Rabo 👍💬💬

● Magaca 👤
●Halka aad joogto
●Halkaas kusoo dir
👉 @Binu_Abdiziiz

↪️Su’aasha 1aad : Waxaad sheegtaa goorta la dukamayo 1000 salaadood badalka 5 salaadood??

↪️Su’aasha 2aad: waxaa sheegtaa imisa sano ayuu nabi ayuub hayay cudurka lagu imtixaamay??

↪️Su’aasha 3aad: Waxaad sheegtaa luqadii ugu horeesay ee la qoro??

↪️Su’aasha 4aad: Waxaad sheegta insaan aan ahayn wiilasha aadam iyo gabdhaha Xaawo??

↪️Su’aasha 5aad: waxaa sheegtaa goorta uu dhashay abwaan Hadraawi ??

👉Shuruudaha lagaa Rabo 👍👍💬💬
● Magaca 👤
● Halka aad joogto🌍

Jawaabta waxaa kusoo diri kartaaaa
📶📶📶📶📶📶📶📶📶📶
⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️

╔═══════════╗
👉 @Binu_Abdiziiz
     ╚═══════════╝
Iskudaygu iskudey la'aantuu ka   WANAAGSAN YAHAY..

⚘ NAGU SOO ßIIR ⚘
👉 @Albaanichannel252
@Jiilka_wacyiga1
@Albaanichannel252

9 months, 1 week ago
`GOOR DHOW` ***✅*** PDF

GOOR DHOW PDF

Waan ku salaamay saaxiib

"Marka aad murugooto waxa aad aaddaa qofka dadka kuugu jecel, marka aad faraxdana ka aad adigu dadka ugu jeceshahay, nasiib ayaad leedahay labada jeerba haddii aad isku hal qof uun aaddo."

LA DEGA GOOR DHOW PDF

qoraa : Adam sharqawi
Turjume : Aadan sahan

HALKAAN GUJI

NAGU SOO ßIIR 👇👇
@Albaanichannel252

9 months, 1 week ago
`Nafta`ydaay`gacalo` `:`

Naftaydaaygacalo :

Miisaanka waxa lagu qeexaa culayska cayiman ee ku sugan gudaha walax cayiman, mana aha wax xidhiidh la leh shakhsiyadda awoodddaada iyo qiimahaaga qofnimo toona. Waa run, wa muhim in aad noolaato nolol caafimaadqab leh, waana muhim in and naftaada daryeesho, laakiin daryeelidda naftaada waxa soo hoos galaysa daryeelidda badqabkaaga maskaxeed. Iska indhatirka badqabkaaga maskaxeed iyo badqabkaaga jidheedba waxa ay kugu sababi karaan mashaakil horleh, waxaana fudud in aad isku ganciso in aad buuran tahay ama aad dhuuban tahay, taasina ay kugu kellifto in aad si aan habboonayn ula dhaqanto jidhkaaga.

Buugga : NAFTAYDAAY GACALO

LOVE IYO LIKE waa xagiina sxpiyaal 👍👊

FACEBOOK PAGE : https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid02ofKkdFnf37n2qCDW4vgHxWWinS5SsyFgY5qtQX6xQ2dM9fXopGrot735A4i23jDvl&id=100078955174250&mibextid=Nif5oz

HALKAAN KU DHUFO
BUUGA NAFTAYDAAY GACALO OO PDF

@Albaanichannel252 |
📍 @Binu_Abdiziiz

9 months, 2 weeks ago
Kusoo dhawoow **Sahal\_Online\_data\_service**

Kusoo dhawoow Sahal_Online_data_service
Adeegyada aan ku heyno waxaa Ka mid ah.

Somtel adeega abaal
$0.5= 1.5GB iyo 70 min
$1= 3GB iyo 140 min
$2= 6GB iyo 280 min
$5= 13.5GB iyo 600 min

Somtel adeega dhameys
$0.5 maalinle
$1 labo maalin
$3 isbuucle
$14 bile

Waxii Faahfaahin nagala soo xariir
Hormuud 0614146661 ama 
WhatsApp 0624146661
mahadsanid

CONTACT WITH TELEGRAM t.me/SODS11

#Sahal
#Online
#Data
#Unlimited_Data

9 months, 2 weeks ago

https://t.me/isweydiin

Telegram

SAWIRO | 📸 | عالم الصوره

﴿وَمَن أَحسَنُ قَولًا مِمَّن دَعا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صالِحًا وَقالَ إِنَّني مِنَ المُسلِمينَ﴾ ***🌸******💛*** Halkaan waxa aad ka heleysaa SAWIRO Qurxoon ***🖼*** Waxaad kaloo ka heleysaa aqoon kororsi||QUIZ

XOG SIDEℹ|| ✈||@WORLD FACTS...
1 year, 2 months ago
Day 10 | RAMADAAN MUBARAK ***🌙***

Day 10 | RAMADAAN MUBARAK 🌙

Maalinka Tobanaad ee bisha ramadaan Alxamdullilah😍

Qofkii isbadal raboow bishaani waa bishii tarbiyada nafta ee ka faiideyso

ilaahow qeyr nogu dhamey😍

#NAASIR MOHAMED

@Albaanichannel252
|| @Albaanichannel252

1 year, 2 months ago

10 sano kahor Ramadaanka wuxuu kusoo beegmay bishii 7aad, balse sanadkan wuxuu bilaabmi doonaa bisha sadaxaad! Ilaahay nabad haynagu gaadhsiiyo.

Taariikhda Hijriga waxay 9 maalmood ka gaabantahay tan kale ee miilaadiga celcelis ahaan, ama 35kii sano hal sano ayaa miilaadiga lasoo qabtaa 😁 waxaana la sheegaa in sanadka marka uu noqdo 20,874 inay labada taariikhood isa soo gaadhi doonaan.

Ramadaankan halkee kugu soo galayaa inshaalah?

ABDINASIR MOHAMMED @Albaanichannel252

1 year, 2 months ago
Dhacdo cajiib ah***😮***

Dhacdo cajiib ah😮

Wiilkan waa 11 jir ah Hindi ah wuxuuna dhigtaa iskuulka DPS ee magaalada Delhi.

Maalin kasta markuu dugsiga ka soo laabto, caruurtan masaakiinta ah ayuu baraa wuxuu dugsiga kusoo bartay inta uusan gurigiisa aadin.

Waa caruur masaakiin ah oo waalidkooda u awoodi waayey waxbarasho, laakiin wiilkan yarka ah ayaa isku xilqaamay🥰.

JOINED US
@Albaanichannel252

1 year, 2 months ago

𖤍KOOXDA MIDNIMO𖤍
╔━═━═━︽︾🅜︎︾︽━═━═━╗
🕋 ᴅɪɪɴɪ 🕋

ꕥ: @Mucjisoyinka_Quraanka
ꕥ: @Badbaadinaftaada
ꕥ: @Diinteena_Macaan
ꕥ: @Al_Taqwa_channel
ꕥ: @Suaalo_diini_ah
ꕥ: @TAFSIIRKA_QURAANKA1
ꕥ: @Quraanka2023
❛ ━━━━━━・❪ 🅜︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
︎ ᴇʀᴀʏᴏ ᴊᴀᴄᴇʏʟ

ꕥ: @DAREEN_KAABA
ꕥ: @hoygacishiga
ꕥ: @hano_quluuptooda
ꕥ: @HOYGAJACAYLKA
ꕥ: @LAMAANe24h
ꕥ: @Darenjaceyl1
ꕥ: @Hasan_Cishqi
ꕥ: @jaceylqore
ꕥ: @AmaanJaceyl
ꕥ: @Geeraarjacayl
ꕥ: @ruuxdeena
ꕥ: @wadnojacayl
ꕥ: @Erayojaceyl23
ꕥ: @RumeeRiyadada
ꕥ: @SheekooyinJacayl
❛ ━━━━━━・❪ 🅜︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
📚 Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ 📚

ꕥ: @sheekochannell
ꕥ: @HoygaShekoyinka
❛ ━━━━━━・❪ 🅜︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
📲  ᴛᴇᴄɴᴏʟᴏɢʏ  🖥

ꕥ: @SOM_ONLINE
ꕥ: @ahmadarab1
ꕥ: @Faaristube
❛ ━━━━━━・❪ 🅜︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
📜 xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 📜

ꕥ: @DHIRIGALISO
ꕥ: @xikmaawi_media
ꕥ: @Umu_sulaymaan
ꕥ: @NAFTEENNA1
ꕥ: @FAAIDOCHANEEL
ꕥ: @HADAFKEENA11
ꕥ: @Madasha_Caruusha123
ꕥ: @Amaalbintuahmed
ꕥ: @EraYoQuruxbadan
ꕥ: @murtiiyomaskax
ꕥ: @anagalee
ꕥ: @mbsdalsanchannel
ꕥ: @kalimaatzahra
ꕥ: @Forextrade24h
ꕥ: @shukriabintumoumin
ꕥ: @murtida_Nolosha
❛ ━━━━━━・❪ 🅜︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂

ꕥ: @ilaqosol22
❛ ━━━━━━・❪ 🅜︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
📝 Aǫᴏᴏɴ ɪʏᴏ ғᴀsᴀʟᴏ 📝

ꕥ: @luqadacarabiga
ꕥ: @kadisaqoon
ꕥ: @Aqoonta_kaa_maqan
ꕥ: @tijaabiska
ꕥ: @taladaqoyska
ꕥ: @mustaqbalkacaafimaad
ꕥ: @samewadegraphic
ꕥ: @isweydiin

❛ ━━━━━━・❪ 🅜︎ ❫ ・━━━━━━ ❜
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
ꕥ: @Quraanka2023
ꕥ: @murtikaab
ꕥ: @BandhigaNolosha
ꕥ: @Wehelka_Bulshada
ꕥ: @isbedalka_Guusha
ꕥ: @MAAN_DHAYEE
ꕥ: @Hayaanka_nolosha
ꕥ: @Marwomahamedabdullaahi
ꕥ: @Riyooyinkeena56
ꕥ: @Dareenkadunida
ꕥ: @dhiiriye
ꕥ: @Mustaqbalkaabe
ꕥ: @ILEYS24
ꕥ: @kaahanolosha
ꕥ: @dherigaliyesomali
ꕥ: @hagaajinaftaada
ꕥ: @Xog_side
ꕥ: @GaroGuushaada
ꕥ: @oNolosha
ꕥ: @dhiirigaliyaha_nolasha1
ꕥ: @HADAFKANOLOSHA
ꕥ: @Aqoonraadiis
ꕥ: @waxkorarsi
ꕥ: @Wadada_Guusha
ꕥ: @nuurkanolosha
ꕥ: @RAADKAKuusha12
ꕥ: @malikat_qalbi
ꕥ: @hadafka12
╚━═━═━︾︽🅜︎︽︾━═━═━╝
𖤍↬Channel ku Darista iyo faah-faahin dheeri ah ☞︎︎︎ @kooxdaMidnimo

Ka adeego.↬𖨆 @E_BileShopping
◥▬▭▭▭▭◳◺🅜︎◿◰▭▭▭▭▬◤

⫷sᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ⫸
@LAMAANe24h
@sheekochannell
@NAFTEENNA1
@Darenjaceyl1
@HoygaShekoyinka
@Diinteena_Macaan
↝E.N.D↜

1 year, 3 months ago
اقْرَءُوا كِتَابِيَهْ ۝ إِنِّي ظَنَنْتُ أَنِّي …

اقْرَءُوا كِتَابِيَهْ ۝ إِنِّي ظَنَنْتُ أَنِّي مُلَاقٍ حِسَابِيَهْ ۝
Aqriya kitaabkeyga waan yaqiinsanaa Inaan xisaabteydan la kulmayo

Ilaahow kuwa sidaas kalsoonida kugu qaba naga dhig oo xisaab aan raali ka nahay naga sii imtixaankaaga yaa Rabi.🤲🌸💯

ABDINASIR MOHAMMED

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago