Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Aqoonta Kaa maqan

Description
WAXAD KA HELAYSAA
๐Ÿช Daraasad
๐Ÿ“– Cilmi baadhis
โš ๏ธ Xikmado
๐ŸŒ Dhiirigalin
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

1ย month, 1ย week ago

Jaaniska galabta.! ๐Ÿง

Qof kasta oo innaga mid ahi wuxuu doonayaa in uu helo wax kasta oo uu rabo, waxa aad rabtana waxa aad ku heli kartaa in Rabbi ku siiyo, in Rabbi ku siiyana waxa kaa xiga inaad waydiisato, aan kula wadaago afar jaanis ama arrimood oo kulmay oo baryadaada lagu aqbalayo isla jeerkaasna waxa aad doonayso aad ku helayso.

  1. Waa Ramadaan, waynu soommanahay oo Ilaahay ayaynu u af xidhanahay, qofka Soomanna waxa uu sheegay Nebigu Scw inuu leeyahay duco la aqbalo oo aan la soo celin.

  2. Waa Jimce, Maalinta Jimce saacad ayaa ku jirta, qofka muslimka ah ee saacaddaas la kulmaa wax kasta oo uu Ilaahay waydiisto ayuu helayaa sida Nebi Muxammad Scw ka sugan, waana saacadda u danbaysa maalinta Jimce. Waa saacaddan hadda aynu joogno ilaa maqrib laga eedaamayo.

  3. Dheh Subxaanallaah 10jeer, Alxamdulilaah 10jeer, Allaahu akbar 10jeer kaddibna Ilaahay waxa aad doonto waydiiso waad helaysaa. Sidaas ayaa ka sugan Nebi Muxammad Scw xadiiska Umu Sulaym.

  4. Salliga Nebiga Scw waxyaabaha laga helo waxa ka mid ah in haddii ducada laga horraysiiyo in ducadaas la aqbalayo, ninkii Nebiga Scw agtiisa ku ducaystay waa kii Nebigu Scw faray inuu Ilaahay mahadiyo, Nebigana Scw ku salliyo kaddibna waxa uu rabo Ilaahay waydiisto wuu helayaaye.

Warka oo kooban waa fursadโ€™e wax kasta oo aad gacanta ku hayso iska dhig oo afartaas isku darso galabta oo Jimce ah, haddana Ramadaan ah, saacaddii u danbaysay ah, ducaduna idam Alle waa maqbuula, ka horraysii ducadaada mahadnaqa Rabbi,
10jeer Subxaanallaah,
10jeer Alxamdulilaah,
10jeer Allaahu akbar, sidoo kalana Salliga Nebiga Scw ka horraysii, wax kasta oo aad niyadda ku haysana Rabbi waydiiso waad heli doontaaye. โค๏ธ

Ducayso, waalidkaa u ducee, ehel iyo asxaabba carrabka mari, dalka iyo dadkaba ha illaawin, Islaamka oo dhanna in Rabbi guuleeyo ku ducee. Anigana ducada igu dar. ๐Ÿ’ฏโœจ๐Ÿ˜Š

- W/Q : Xamse Cumar Kujoog

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

1ย month, 3ย weeks ago

8๐Ÿฆ‹ calaamadood oo ad ku garan karto qof ka introvert ka ah

  1. Wa qof jecel kalinimada

  2. Waxa uu necebyahay meelaha ay dadku iskugu imaadaan sida xafladaha ama aroosyada

  3. Call in uu ku hadlo waxa uu ka door bidaa message ka

  4. Marka uu asxaabtiisa uu waqti la qaadanayo iyo marka uu naftiisa waqti la qaadanayo waxa uu ku raaxaysta marka uu kaligii waqti qaadanayo halka marka uu asxaabtiisa waqti la qaadanayo uu ku dareemo boring iyo macno la.aan

  5. Malaha asxaab badan xata waxa laga yaaba in aanu lahayn qof best friend u ah kaliya dadka dushaas un buu kala qosla

  6. Dadka badankooda isma fahmaan kaliya waxay is fahmaan in yar

  7. Waxa ay si farxad leh ula sheekaysan karaan kaliya qofka ay xoog isku fahmaan

  8. Way adagtahay in aad sirahooda ogaato

Caqabada ugu wayn ee haysata dadka noocan ah waxa weeye in dadka ku hareeraysan ay isaga u haystaan qof kibir badan oo isla wayn

Sidoo kle dadkan way adagthy in ay helaan dad iyaga la fikir ah

Hadaba adiga maka mid tahay dadkan hadaad ka mid tahay loveโค๏ธ saar haadii aanad kamid ahayna like๐Ÿ‘

#warda_gini

1ย month, 3ย weeks ago
2ย months, 2ย weeks ago
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ โ€ฆ

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป โค๏ธโšก๏ธ๐Ÿ˜‡

Admin - @Zaxiibka_nolosha ๐Ÿ”ฅ

2ย months, 3ย weeks ago

[ ๐—–๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ] ๐Ÿ’Ÿ

Cafisku waa mid kamida akhlaaqda waawayn ee laga doรฒnayo qofka aadamaha ah haddii uu la yimaadana isagu uu ku qabo faaidada ugu badan waxaana kamid faaidooyinkaas. ๐Ÿ˜ƒ

1 - Ajarka :

Qofka muslimka ah marku uu wax cafiyo markuu is hilmaamsiiyo qalbadana ka saaro dhib uu ka tabanayay qof kale oo muslim ah wuxuu alle agtiisa ka tagaa martabadii anbiyada iyo saalixiinta dhabtii cafisku waa sunne oo wuxuu dhaqan u ahaa rasuulka โช๏ทบโซ wuxu alle quraankiisa ku leeyahay. โค๏ธ๐Ÿ™‚

ูˆูŽุฌูŽุฒุงุกู ุณูŽูŠูู‘ุฆูŽุฉู ุณูŽูŠูู‘ุฆูŽุฉูŒ ู…ูุซู’ู„ูู‡ุง ููŽู…ูŽู†ู’ ุนูŽูุง ูˆูŽุฃูŽุตู’ู„ูŽุญูŽ ููŽุฃูŽุฌู’ุฑูู‡ู ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ู ุฅูู†ูŽู‘ู‡ู ู„ุง ูŠูุญูุจูู‘ ุงู„ุธูŽู‘ุงู„ูู…ููŠู†ูŽ. ๐Ÿ€

2 - Dambi dhaaf :

Waxaa xaqiiq ah in markaad cifisid qof muslim ah uu alle kuu dhaafayo dambiyo badan oo aad horey ugashay wuxuu alle quraankiisa ku leeyahay :

{ ูˆูŽุฅูู†ู’ ุชูŽุนู’ูููˆุง ูˆูŽุชูŽุตู’ููŽุญููˆุง ูˆูŽุชูŽุบู’ููุฑููˆุง ููŽุฅูู†ูŽู‘ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูŽ ุบูŽูููˆุฑูŒ ุฑูŽุญููŠู…ูŒ } ๐Ÿ’œ

3 - Xasilooni :

Waxaa xaqiiq ah dhammaan in culimada sayniska iyo caafimaadku isku raaceen in cafiska gadaashiisa uu qofka cafiyaha ahi dareemo xasilooni iyo daganaan aad ufara badan dhanka kalana uu dareemo in uu yahay midka gacanta sarreeyay ee guulaystay. ๐Ÿ’™โœจ๐Ÿฅฐ

4 - Jacaylka :

Cafisku waa astaan jacayl iyo naxariis iyo kal furnaan qofka cafiska fidiyaa mar walbaa waa boqor dhankiisa aan walwal laga qabin qofka cafiska badani dadku waa wada jecel yihiin qof walbana abaal budh ah ayuu uhayaa qofka cafiska fidiyaa xittaa naftiisa ayuu kalsooni buuxda kaga qabaa ahaanshiyihiisa mid is xakamayn kara. ๐Ÿ’ฏโœจ๐Ÿ˜‡

5 - Gobonimo :

Cafisku waa astaan gobonimo iyo sharafeed qofka gobta ah waxaa u astaan ah illowshaha wixii isaga loo gaystay iyo xasuusnaata dhibaatooyinkuu gaystay iyo waliba dalbashada cafiska iyo raali galinta dadka ku xeeran. ๐Ÿฉถ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ™‚

Waxaa hubaal in dadkeenna somaliyeed ka bulsho ahaan ay nagu adag yihiin kalmadaha gobonimadu sida", raali noqo , waan ka xumahay, iyo icafi " haddaan kalmadahaas dabeecadsanno kuna dhaqanno waxaa hubaal ah inay tirmi lahaayeen nabarro badan oo qalbiyo badan ku duugani. โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿฅฒ

- Fiidnimo wanagsan maxaad kalood ka taqaanaa cafiska oo aad noo faaidayn kartaa Aqriste. ๐ŸŒŸ

- W/q Mustafe Maxamed โœ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

3ย months ago
4ย months, 3ย weeks ago

In ay noloshan cajiib tahay hal fikir oo hal second gudeheed kugu soo dhacay ayaa wuxuu bedali karaa mood ka malintaadaas oo dhan saw cajiib maha!!!

4ย months, 3ย weeks ago
4ย months, 3ย weeks ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part3

https://t.me/addlist/Kthk05xB_RY4YzU0

6ย months, 2ย weeks ago

https://t.me/addlist/gh-vXJT4Uts5YWE0

Telegram

Kulmis 3aad

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKulmis 3aadโ€, which includes 50 chats.

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago