Aqoonta Kaa maqan

Description
WAXAD KA HELAYSAA
๐Ÿช Daraasad
๐Ÿ“– Cilmi baadhis
โš ๏ธ Xikmado
๐ŸŒ Dhiirigalin
Advertising
We recommend to visit

SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

๐Ÿ’ฌNU QUNNAMUUF๐Ÿ’ฌ
@AbdiiSabaaDm

๐ŸŽฏBARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

๐ŸŽฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5ย dรญas, 5ย horas

asc ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2ย meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2ย semanas, 4ย dรญas

1ย month, 4ย weeks ago

Fursad u gooni ah ardayda qurbaha ama wadanka dibadiisa
joogta

Kuliyada Alfurqan oo ay kabartaan arday badan oo qurbaha joogtaa culuumta kala duwan ee ay bixiso.
Waxay idiinku bushaaraynaysaa inay waqtiyo dheeraada idiin soo kordhisay culuumta kala ah:

1: Quraanka kariimka ah
2: carabiga iyo higaada
3:luuqada english
4:Axadiista iyo siirada nabiga .
5: xusnul muslimka.

6: culuumta caafimaadka.

Halkan hoose iska diwaan gali .

๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

2ย months ago

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

QORO CV QURXOON
FURSAD MUHIIMA .

MA RABTAA INAAD DIYAARISO CV QURXOON OO AAD MARKIIBA SHAQO KU HESHO.
ALFURQAN ONLINE SCHOOL TABABARKAN MUHIIMKA AH AYAY KUU HAYSAA .
Kaliya afar cisho ayuu soconaya
Kunabeegan maanta.
AYUU BILAABMAYAA.
DIWAAN GALINTUNA MAANTA AYAY SI RASMI AH UBLAABANTAY.
COURSkU WAA FREE AMA LACAG LA'AAN .
KALIYA DIWAAN GALINTA AYAA AH
2$.

YAANAY KAA BUUXSAMIN EE HALKAN ISKA DIWAAN GALI.
KALIYA 50 ARDAY AYAANU SIINAYNAA TABABARKAN.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq.

Si yar oo fudud ku hel shaqo kasta oo aad doonato adoo sita cv qurxoon.

2ย months ago

Sababaha aad is isbadal u samayn la'adahay ilaa hadda ma og tahaynaa! ๐Ÿ˜

Dabcan waa dhawrkan qodob ee aan kuu sheegi dooono akhriste, kuwaas oo kuu diidan inaad isbadasho oo aad nolosha hormar ka samayso... ๐Ÿง

1: Go'aan jilicsan ayaad leedahay

Markaad go'aan ku qaadato inaad caado iska badasho ama aad noloshaada caado kusoo kordhiso taas oo faiido kuuleh sidii loogu talagalay go'aankaas Uma fulisid ama uguma dhaqantid, maalmahaaga waxaad ku dhamaysaa insha allah Bari ayaan si fiican u bilaabayaa oo manta mabilaabi karo way igu adagtahay.!

2: Ku dayasho

Waxaad ku dayataa qof kasoo kamid ah dadka kaa ag dhow markaad aragto hebel oo Raba inuu wax qabsado adna waxaad is dhahdaa anigana maxaa iga reebay oo ma isagaa wax idheer taasi maxuma inaad qof wax wanaagsan uga dayato, lakiin hadaysanba kaa go'nayn inaad noloshaada wax ka badasho oo ay kaa tahay hebelba wuu sameeyee adna samee, kaliya maalmo kooban ayaad qof kaas ku dayan doontaa kadibna meeshaadi ayaad kusoo laaban.

3: Dib dhigasho

In aad dib udhigatid waxyaabaha aad rabtay inaad qabsato tusaale jadwalkaaga wuxuu ahaa inaad tukatid 2 rakcadood oo sunada ee ka horeeya salaada subax waad kacday lakiin hurdaadaa ku haysay waad iskaga laabatay oo waxaad istiri bari ayaad bilaabi doontaa lakiin malinba maalin ayay kuu dhiibtay noloshu way iska koobantahay

"Waxaad manta qaban karto barito ha udib dhigan waligaa akhriste!

Cimrigeenu waa iska kooban yahay ee waqtigaad joogto wax ku qabso.

4: Dhafarka

Habbenkii xili danbe ayad seexataa waxaadna rabtaa noloshaada inaad wax ka badashid xilliga ugu fiican ee uu qofku noloshiisa wax kusoo kor dhinkaro waa xilliga loo yaqaan waabariga mucjisada ah 4:00 _7:00 xilligan waa xilliga dad isku dhaafay lakiin adigu waadba hurudaa ama waxaa laga yaabaa inaad xilligan seexatayba hadana waxaad leedahay isbadal waan samayn la'ahay dhafarka iskadaa wll bilaah calayk! ๐Ÿ˜ž

5: Waqtigaaga inaadan maarynin

Horta ogow waqti aanad maarynin maba lihid asal ahaanba, xilli aad seexatid iyo xilli aad soo kacdid, malihid jadwal maalmeed aad malintaada ku quruxsato, sidoo kale malihid jadwal sanadeed oo aad ku ogaatid waxa kuu qabsoomay iyo waxa aan kuu qabsoomin, malihid jadwal wax akhris oo aad maskaxdaada ku dhistid, noloshaadu waxay noqotay inaad toostid, wax cuntid, hadana seexatid intaaa ayayba kusoo laalaabataa! ๐Ÿคฆ

6: Salaad la'aan ama inaad salaadaha qayb ka tagtid

Salaad la'aan ama inaad salaadaha qayb ka tagtid, qofku haduusan fooda dhulka dhigim oo uusan rabigii uumay ulaabanayn iskadaa inuu isbadal sameeyee xitta wax u dhoow haka filan. ๐Ÿ˜•

"Qof joojiyay xiiriirka ilaahay iyo lakulankiisa isbadal masameeyo " ๐Ÿ™…

7: isbadal bilaa ficil ahi majiro

Haddad rabto inaad isbadasho waa inaa ficil samaysaa tusaale: waxad rabtaa inaad heesaha iska dayso laakiin taleefankay kaaga buuxaan isbadalkii waad rabtaa laakin ficilkii lagaama hayo ficilku waa inaad taleefankaaga bilaa heeso ka dhigto ugu horeyn sidoo kalena meelaha heesaha lagu soo gudbiyo aad isaga dheeraato.! ๐Ÿคž๐Ÿ”ฅ๐Ÿ™‚

Waad mahadsan tahay akhriste maadama aad halkaan soo gaartay waxaan rajeynayaa inaad wax un faiiday. ๐Ÿ‘**

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค**

2ย months ago

16 hab oo saynis ah oo aad kor ugu qaadi karo caqligaaga: ๐Ÿง

1. Cabida biyaha

Cabitaanka biyo kugu filan wuxuu hagaajin karaa diiradda iyo xasuusta gaaban ilaa 15%.

  1. Dejinta hadaf

Dejinta hadafyada cad waxay kordhin kartaa natiijooyinka waxbarashada ilaa 40%.

3. Barashada luuqad Cusub

Dad bilingal ah waxay ka dib dhigi karaan calaamadaha demintiyada ilaa 4.5 sano marka loo eego dadka monolingal ah.

  1. Xallinta

Xallinta, xallinta joogtada ah waxay dib u dhigi kartaa gabowga maskaxda ilaa 10 sano.

  1. Akhriska Joogtada Ah

Dadka akhriya 30 daqiiqo maalintii waxay nolol dheer leeyihiin celcelis ahaan 23 bilood marka loo eego kuwa aan akhriyin.

  1. Cunista cuntooyinka Caqliga Kor U Qaada

Cunista cuntooyinka hodanka ku ah omega-3 waxay kordhin karaan mugga maskaxda ilaa 0.7%.

  1. Qayb Ka Noqo Muusiga
    Cayaaraha muusiga wuxuu kor u qaadi karaa xasuusta hadalka ilaa 17%.

  2. Qorshe Joogto Ah

Journaling waxay hagaajin kartaa xasuusta shaqada ilaa 9%.

  1. Jimicsi Maalinle Ah

Jimicsiga joogtada ah wuxuu hagaajin karaa xasuusta iyo xirfadaha fikirka ilaa 20%.

  1. Dhegeysigao

Meditation wuxuu kordhin karaa cufnaanta unugyada cawl ee maskaxda ilaa 2.8% muddada siddeed toddobaad.

  1. Yaraynta Shaashadaha

Yaraynta waqtiga shaashada 30 daqiiqo maalintii waxay hagaajin kartaa tayada hurdada ilaa 15%.

  1. Ka Qayb Qaadashada Doodaha

Doodaha joogtada ah waxay horumarin karaan xirfadaha fikirka muhiimka ah ilaa 12%.

13. Noqoshada Curious

Ka qaybqaadashada waxbarashada nolosha oo dhan waxay hoos u dhigi kartaa khatarta Alzheimer ilaa 50%.

14. La noolaanshaha Bulshada

Shabakadaha bulsheed oo xooggan waxay hoos u dhigi karaan khatarta hoos u dhaca kognitifka ilaa 26%.

  1. Barshada hab dhaqanka

Barista dadka kale waxay kordhin kartaa fursadaha ka hortagga demintiyada.

  1. Fikradaha Muhiimka kuu Ah ku dhaqaaq

Jimicsiyada fikirka muhiimka ah waxay hagaajin karaan xallinta xirfadaha dhibaatooyinkaaga ilaa 30%. ๐Ÿ’ฏ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha
๐Ÿ‘ค****

2ย months ago
Via [@team\_kordhis](https://t.me/team_kordhis) B2

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

2ย months ago
2ย months, 1ย week ago

Haddii aad u dhaxayso 18 ilaa 25 sano, ha lumin sanadka kale oo noloshaada ah. Is qari 6 bilood oo diiradda saar waxyaalahan:

  1. Ka shaqee helitaanka madaxbannaanida dhaqaale.

Faham sida lacagtu u shaqeyso, kuna hagaaji yoolkaaga ugu weyn inaad lacag badan kasbato. Diiradda saar hal il oo dakhli ah, bilow kaydinta iyo maalgashiga. Bilow hawl dhinac ah, yaree kharashaadkaaga. ๐Ÿง

  1. Ka fogaaw saaxiibada xun.

Saaxiibada xun xun waxay kuu riixaan hoos ama waxay kaa dhigaayaan inaad dareento inaad ka hooseyso. Dooro saaxiibada ku taageera oo kor uqaadaya himilooyinkaaga, kuwa dhiirrigelinaya horumarinta naftaada. Had iyo jeer xasuuso cabsida Ilaah iyo muhiimadda salaadda waqtigeeda. โค๏ธ

  1. Akhriska maalin kasta.

Milyaneer kasta wuxuu qoondeeyaa ugu yaraan 30 daqiiqo si uu u ballaariyo aqoontiisa. Noqo qof muruq leh oo ka dhig akhrinta caado, ugu yaraan 20 daqiiqo maalin kasta. Dooro mowduucyo sida cilmu-nafsiga, farshaxanka dagaalka, kasbashada lacagta, ama hadalka dadweynaha. ๐Ÿ“š

  1. Jimicsi.

Maalgasho tamartaada jimicsiga, waadna ka shallayn doontaa. Ilaali jirkaaga adigoo sameynaya jimicsi 5 jeer usbuucii. Jirkaaga oo dhameystiran wuxuu u baahan yahay adkeysiga maskaxda; ha sameynin bahdil laakiin bilow inaad jimicsi sameyso. ๐Ÿ’โ€โ™‚

  1. Samee dhar urur.

Maalgasho dharkaaga si aad u sameyso sawir wanaagsan oo top ah. Dooro jaakadaha ku habboon labiskaaga, waxyaabaha klasikada ah, saacadaha, iyo kabaha. ๐Ÿ‘Œ

Hambalyo haddii aad halkan soo gaadhay, waxa aad ka mid tahay 0.01% dadka dhammeeya waxa ay bilaabaan. Naga soo raac si aad u noqoto %1% ka wanaagsan maalin kasta.! โœจ๐Ÿ’ฏ

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

2ย months, 1ย week ago
4ย months, 1ย week ago

Ma garaneysaa jiilka aan nahay innagu? ๐Ÿง

Waxaan nahay jiil uu macalinka qur'aanka si fiican usoo garaaacay, oo indhaha laga soo duubay, lkn aanan waligii nicin macalin qur'aanka. ๐Ÿ˜˜

Waxaan nahay jiil subixii alaseydi khadd soo riiqay, ee caleemaha soo gurtay kadibna looxa soo calaameystay. ๐Ÿ˜€

Waxaan nahay jiilki iskuulka oo fog u lugeyn jiray sii socod iyo soo socod roob iyo qorax intaba. ๐Ÿ˜‰

Jiil mararka qaar lagu imtixaani jiray oon casharada dartood, oo aan waxba laga kala reebi jirin, hadana guuleysan jiray oo kaalmaha gali jiray. ๐Ÿ”ฅ

Jiil aanan macalin guri loo keenin oo asaga kaligii wax isbaray. ๐Ÿ‘Œ

Jiil gacmaha laga soo garaacay oo ardayda hortooda lagu ciqaabay, waligoodna aan kasoo dacwoon. ๐Ÿ˜ƒ

Jiil aan waligii macalin caayin ama ku afcelin. ๐Ÿ˜‡

Jiil aan taleefano la soo gali jirin iskuulka dhexdiisa. ๐Ÿ˜„

Jiil isla wadaagay qalinka iyo jaratada, ee qofna mar ku qoranayo qofna mar. ๐Ÿคž

Jiil qofka maqan iyo kan xanuunsan usii qora casharada dhaafa. ๐Ÿฅฐ

Jiil aanan waligii ka sheegan daal tira badnida casharada. โšก๏ธ

Jiil aanan qish loogu soo dirin mobil. ๐Ÿ™ƒ

Jiil aan looga soo shaqeyn leyliga iyo su'aalaha loo diro balse ayagu ka soo shaqeystay. ๐Ÿคฉ

Jiil ayagoo baahan soo kalaha, ayagoo baahanna guriga ku laabta. ๐Ÿฅฒ

Jiil aan maqaayado galin een nus dolar bareeg ah lasoo siin. ๐Ÿ˜Š

Jiil labada kun ee lasoo siiyo isku dardarsada oo waxay usoo gooyaan isla cuna, oo xabadda sambuuska ah iyo jabka rootiga ah kala jabsada. ๐Ÿ˜

Waxaan nahay jiil wadooyinka oo roobku da'ayo kusoo orday. ๐Ÿค—

Waxaan nahay jiil soo maray waqtiyo dagaalo, oo dhowr jeer ka qaxay guryahooda. ๐Ÿ˜ž

Jiil aan garaaca waalidka iyo kan macalinka murug iyo niyad jab ka qaadin oo aan waxba u arag balse dhiiri-galin un ka sii qaaday. ๐Ÿ˜Œ

Jiil aan yaraantoodi daawan Tv ee farxad iyo cayaar iyo qosol kusoo qaatay. โ˜บ๏ธ

Jiil markey macalinka jidka ku arkaan u kala orda oo salaan iyo qadarin u muujiya. ๐Ÿ’ฏ

Jiil habeenki tiriya xidigaha cirka ilaa ay ka hurdaan. ๐Ÿ’—

Waxaan soo qaatay waqti fiican qaatay, ee tolow maka mid tahay jiilkaas adigu wll. โœจ๐Ÿ™‚

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

We recommend to visit

SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

๐Ÿ’ฌNU QUNNAMUUF๐Ÿ’ฌ
@AbdiiSabaaDm

๐ŸŽฏBARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

๐ŸŽฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5ย dรญas, 5ย horas

asc ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2ย meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2ย semanas, 4ย dรญas