Duruusta nolosha📚

Description
Kanaalkan "DURUUSTA.NOLOSHA" waxa aad ku akhriyi doonta amaba aan kusoo gudbinaa Oraahyo maalinle ah sida: xikmado, dhiira-gelino, Fariimo jecel, waano, iwm, (JOIN SOO DHEH)

@DURUUSTA_NOLOSHA
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 month, 2 weeks ago
"Wuxuu yiri mid ka mid ah …

"Wuxuu yiri mid ka mid ah dadka saboolka ah"waan oynaa nolasha dhan balse markii aan qosolno, sawir inta ay naga qaadaan ayay ku soo qorayaan :farxaddu uma baahna hanti".

Faqriga 😔

1 month, 2 weeks ago
Qiso Aad Mucjiso Ah, Sh Xuseen …

Qiso Aad Mucjiso  Ah, Sh Xuseen Cali👇👇👇

https://youtu.be/440FaARJMrI?si=goqUljvAVu31bPTM

1 month, 3 weeks ago
1 month, 3 weeks ago
Maalinki Imisa liitar ama Koob biya …

Maalinki Imisa liitar ama Koob biya ah ayaad cabtaa?

Dhaqaatiirtu waxay ku taliyeen in qofka Caafimaad ahaan ay u wanaagsantahay in maalinki uu cabo 2 liitar illaa 3 liitar oo biyo ah.

Sheikh Xuseen Calina Waxaa Uu Yidhi Sidaa Mahane Xiligii Aad Oonto/Biyo U Baahato Cab,

1 month, 3 weeks ago
Camalka wanaagsan ee uu illaahey jecel …

Camalka wanaagsan ee uu illaahey jecel yahay. Waxaa Kamid Samafalka: qofka wanaagsan meel kasta ee uu tago samafalkiisa majoogsado, qofkii wanaag sameeyana xumaanta ayay ka dhowrta, dhibaatadana weyka hortagtaa,

1 month, 3 weeks ago
"Halkaan Hoose Waxan Kusoo Gudbinaa Kaliya …

"Halkaan Hoose Waxan Kusoo Gudbinaa Kaliya Qisooyin,  Waxaana Soo Galinay Ilaa 100 Qiso  Fadlan Booqo oo Ka Faaideyso, 👇

https://youtu.be/F7WhaQ2O8rw?si=q2sShWay4a_Q3lK1

1 month, 4 weeks ago
"Postiyo Aad Qurux Badan Ayaan Kusoo …

"Postiyo Aad Qurux Badan Ayaan Kusoo Bandhignaa Halkaan Hoose Maka Wadda Socon Karnaa Si Aan U Faaidno, 👇👇

https://www.facebook.com/Ogaalbulsho?mibextid=ZbWKwL

New Page || Follow 🫵

1 month, 4 weeks ago
**“Haddii halka loo socdo iyo ujeeddadu …

“Haddii halka loo socdo iyo ujeeddadu cad yihiin, sida loo gaadhayaana way fududaataa. Aragti la’aan iyo hammi la’aan ayuu ka bilawdaa dib u dhaca iyo hagaasku.

Maxamed Cumar,

1 month, 4 weeks ago
"Dadka Qalbiga-Ka Bukooda Dawo Malaha, Qisooyin …

"Dadka Qalbiga-Ka Bukooda Dawo Malaha, Qisooyin qalbiga Tabanaya 👇

Sheikh Xuseen Cali 👇
https://youtu.be/ZgoW5CPf5fA?si=miKTkpSv_bZvarD8

2 months ago
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"qofkii qofkale oo …

Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"qofkii qofkale oo aan ogayn u duceeya Malak baa isna u duceeya"
___@xadiiska

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago