Duruusta nolosha?

Description
Kanaalkan "DURUUSTA.NOLOSHA" waxa aad ku akhriyi doonta amaba aan kusoo gudbinaa Oraahyo maalinle ah sida: xikmado, dhiira-gelino, Fariimo jecel, waano, iwm, (JOIN SOO DHEH)

@DURUUSTA_NOLOSHA
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

6 months, 1 week ago
Qiso Aad La'la Ilmeyni Doonto, Xaqiiqatan,

Qiso Aad La'la Ilmeyni Doonto, Xaqiiqatan,

Sh Xuaeen Cali
https://youtu.be/bcXLRBb2xBY?si=1vC9aY7q4PeEnKaW

6 months, 3 weeks ago
"Waan Jeclaan Lahaa In aad Halkaanna …

"Waan Jeclaan Lahaa In aad Halkaanna Nagu Wehlisaan?

Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Subscribe ?

8 months, 2 weeks ago
"Wuxuu yiri mid ka mid ah …

"Wuxuu yiri mid ka mid ah dadka saboolka ah"waan oynaa nolasha dhan balse markii aan qosolno, sawir inta ay naga qaadaan ayay ku soo qorayaan :farxaddu uma baahna hanti".

Faqriga ?

8 months, 2 weeks ago
Qiso Aad Mucjiso Ah, Sh Xuseen …

Qiso Aad Mucjiso  Ah, Sh Xuseen Cali???

https://youtu.be/440FaARJMrI?si=goqUljvAVu31bPTM

8 months, 2 weeks ago
8 months, 2 weeks ago
Maalinki Imisa liitar ama Koob biya …

Maalinki Imisa liitar ama Koob biya ah ayaad cabtaa?

Dhaqaatiirtu waxay ku taliyeen in qofka Caafimaad ahaan ay u wanaagsantahay in maalinki uu cabo 2 liitar illaa 3 liitar oo biyo ah.

Sheikh Xuseen Calina Waxaa Uu Yidhi Sidaa Mahane Xiligii Aad Oonto/Biyo U Baahato Cab,

8 months, 3 weeks ago
Camalka wanaagsan ee uu illaahey jecel …

Camalka wanaagsan ee uu illaahey jecel yahay. Waxaa Kamid Samafalka: qofka wanaagsan meel kasta ee uu tago samafalkiisa majoogsado, qofkii wanaag sameeyana xumaanta ayay ka dhowrta, dhibaatadana weyka hortagtaa,

8 months, 3 weeks ago
"Postiyo Aad Qurux Badan Ayaan Kusoo …

"Postiyo Aad Qurux Badan Ayaan Kusoo Bandhignaa Halkaan Hoose Maka Wadda Socon Karnaa Si Aan U Faaidno, ??

https://www.facebook.com/Ogaalbulsho?mibextid=ZbWKwL

New Page || Follow ?

8 months, 3 weeks ago
**“Haddii halka loo socdo iyo ujeeddadu …

“Haddii halka loo socdo iyo ujeeddadu cad yihiin, sida loo gaadhayaana way fududaataa. Aragti la’aan iyo hammi la’aan ayuu ka bilawdaa dib u dhaca iyo hagaasku.

Maxamed Cumar,

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días