SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Madaxweynaha JFS "Ka ganacsiga hubka waa mamnuuc, dowladana go'aan adag ayaa uga yaal, cidii lagu qabtaa kuna dagaalanto waalala dagaalayaa iyagana."
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa Ciidamada Xoogga Dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada haray.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS ayaa Shahaado Sharaf ku abaalmarisay Warbaahinta Qaranka oo shaqo wanaagsan ka qabatay soo gudbinta xogta rasmiga ah ee xujeyda Soomaaliyeed sanadkaan.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa sheegay in Warbaahinta Qaranka ay bulshada usoo bandhigtay horumarka la taaban karo ee dowladdu ka sameysay adeegga xujeyda Soomaaliyeed oo meel wanaagsan soo gaaray, isagoo guddoonsiiyey abaalmarin Shahaado sharaf ah.
Wasaaradda Awqaafta ayaa sanadkaan is bedel muuqda ah ka sameysay adeegga xajka, waxaana hadda socda dadaal sanadka dambe looga sii horumarinayo halka uu hadda soo gaaray.
Wacyigelinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo G/Sare Sheekh Daahir Maxamed Tawakal.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago