Nasra bintu mumin❤?✍

Description
Kuwii khayrka waayoo
Ka khasaaro camalkoo
Khatar iyo cadaab gal
Khaaliqow hanaga dhigin
Waa khiyaali duniduyee
Khuuradee
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 weeks, 5 days ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 weeks, 3 days ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 3 weeks ago

5 months, 3 weeks ago

••
"Dadku kaliya waxay arkaan natiijooyin
Ilaahay uun baa og baaxadda halganka”.

8 months, 3 weeks ago

“Allahayow badbaadada
Iyo baydhka xilashada
Ha ku xidhin billaawaha
Nimaan Adiga kaa biqin.

Allahayow badbaadada
Iyo baydhka xilashada
Ha ku xidhin nin beer adag
Iyo bahalo aan nixin,
Bishmo lala haliiliyo
Carrab dhuux baraar jecel
Iyo buulka qalatada
Iyo haanta Bow-dheer.

Allahayow badbaadada
Ha ku xidhin bayuuraha
Bullashada wirteediyo
Baga iyo bagaaleey
Iyo lihi barkumataal.

Allahayoow badbaadada
Ha ku xidhin bah iyo reer
Biyadhiijin qolo qolo
Isu baanka digashada
Iyo sheeko baraleey.

Allahayow badhaadhaha
Allahayow barwaaqada
Ha ka dhigin baroor dumar
Iyo barada meyd yaal.”

—Hadraawi | Badbaado | 27/01/1996.

8 months, 3 weeks ago

Ku Qurxista Habeenkiinan saliga nebiga ﷺ.

10 months, 3 weeks ago

Raxmad weeye codkaagu
Waa u raaxo dhegtayda
Waana raad ereygaagu
Xusuus weyn igu reeba!

❤️??

1 year, 1 month ago

Rag wuxuu ku kala hadhay
Hanti la isku sheegtiyo
Halgan kaliya Mahee
Waa haweenka gaarida ah
??

1 year, 1 month ago

Hadaad maanta wacan tahay
Wayaha adunyada
Kuma wari doontidee
Waano waxaad ka dhigataa
Mid baa waaye nolashii
Mid baa waayo adag galey
Mid baan heysan wehel iyo walid uu tirsadaba?

1 year, 1 month ago

Aduunyadu waa dhararoo
Dhowan laga guuri dono
Dhiskeduna jogi mayo
Dhakhsa lohoyanayaa
Hadey dhimasho iyo geeri
Dhararo kasii maqnato
Dhabada khayrkiyo wanaaga
Dhugoo dhana hawga lexan
Cibadadu yay kudhafin
Dhawaqa adoo maqlaya
Dhayaal hauga tagin salada

1 year, 1 month ago
Kuma qiimo tiro asturku bal'e qiimahaaga …

Kuma qiimo tiro asturku bal'e qiimahaaga ayuu sare u qaadaa.

"Asturo xubnahaaga abbaayo wax kasta oo dadka ka qarsoonaada wey baadi goobaan oo buur kasta u koraan si ay bal u arkaan laakiin waxa hor yaala mar kasta wax macno ah uma uu lahan qiimahaaga waa asturkaaga."

Quruxi waa tii qarsoon qashinka baa banaanka yaala.

1 year, 3 months ago

Hadal mug weeyn?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 weeks, 5 days ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 weeks, 3 days ago

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 3 weeks ago