dhabar adayg 🌏

Description
Wixi aad joogteyso wey ku joogteyaan 🧠📚🕯️🤍✍️✍️✨


The expert at anything was once a beginner.” – Helen Hayes


@oNolosha
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

5 days, 7 hours ago
***🥀******🤍******🤲***

🥀🤍🤲

@AnfacNaftaada23🫵

5 days, 7 hours ago

نورٌ بين الجُمعتين🤍

1 week, 3 days ago

🍂

Waqtigu wuu roorayaa
Cidnaba lama aha walal
Wuxu Sugayaana jirin
Waxaa rabto kuuma sido
Guushadana sooma wado
Dadaalka wadoo ha jarin
Kalsoonida wehel ka dhigo
Waxbaa si yar noqon karee
Ha wiiqin hankaa laheyd
.

🍂

@AnfacNaftaada23

2 months, 3 weeks ago

Akhrisku Waxa uu i Baray Dulqaadka.

Akhrisku, badi waa shaqo adag, oo u baahan badhi, fahan iyo fikir. Afkaarta baalasha buugga ku qoranina, waxay u baahan tahay rarid, rogrogid iyo rasayn. Aragtiyaha aad akhriyaysid, waxay u baahan yihiin qalid, qorid iyo qiimayn. Intaasiba waxay ku baraysaa oo kaa dalbaysaa dulqaad.

Akhrisku waxa uu i baray jaadadka jahliga, noocyada dadkiisa, dabciyada aadanaha iyo ashyaa’da. Aqoontaasi, waxa ay ii saamaxday, inaanan qof kastaa la doodin, haddaan la dooddana aan la fogaan, haddaan la fogaadana, aan fami karo halka uu ka imaanayo. Akhrisku waxa uu i baray, mar wal oo uu bato ogaalkaaga ku aaddan dabciyada dadka iyo sababaha ficilladooda horseedi kara, waa mar wal oo aad u dulqaadan karayso, sababtoo ah, aadanuhu uma dulqaato waxa aanu ogayn sababta ay u dhacayaan. Culimadu waxay odhan jireen: ومن اتسع علمه اتسع صدره

Qofka ay aqoontiisa badato, waxaa ballaadha laabtiisa (dulqaadkiisa).

Akhrisku waxa uu i baray, qof waliba in uu nolosha daaqad ka soo eegayo oo uu marar badan xagal kaliya nolosha ka arko, si sawirka oo dhammaystiran loo arkana, aad u baahan tahay inaad nolosha kasoo eegto dadka kale daaqadahooda (xagalladooda). Akhrisku waxa uu i baray inaan kaadsiimo yeesho oo aan ku degdegin sawir aan ii dhammaystirnayn.

Akhrisku, waxa uu noofallada iyo sheeko-faneedda dhexdeeda igu baray, in qof wal uu nolosha halgan iyo dirir kula jiro, sidaa daraaddeedna ay tahay inaad naxariis iyo dulqaad u muujiso. Waayo, ma dareemi kartid, mana ogaan karaysid xaaladda uu qofku immikadaa ku sugan yahay in aad u cudurdaarto mooyee.

#Taxanaha akhrisku waxa uu i baray
— Mubarak Hadi

2 months, 4 weeks ago
2 months, 4 weeks ago
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ …

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?

Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️‍?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

3 months ago

اللَّهُم مَا أَصْبَحَ بِي مِنْ نِعْمَةٍ أَوّْ بِأَحَدٍ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحْدَكَ لا شَرِيكَ لَكَ فَلَكَ الْحَمْدُ وَلَكَ الشُّكْرُ.

Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo  dhib kugu ah aduun iyo aakhiro.

..  أذكار_الصباح_والمساء

3 months ago
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ …

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?

Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️‍?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago