Salma xikmawi

Description
Kuso dhoowow bageka xikmadaha iyo dhirigelintaa🥰🥀🫀🥺✍
Xikmado iyo murtiba
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

2 months, 2 weeks ago
Noloshu ma keligey uun bey igu …

Noloshu ma keligey uun bey igu adag tahayyyy , maxaan dadka kaga duwanahayyy ,maxaan Hoos ugu siii dhacaaaya , ma waaxan kamid noqon doonah kuwa hadhaa mise kuwa guuleysta,  waan ka xumahay nafteydaay sidaa u Halgamayeey waan daaley ,wanaan kaa dhigi kari wayeeey sareyntaad rabtey waayo waxay ila eegtahay inaan ka dhici raboo jaran jaradii halista  aheyd een dirqi ugu soo korey salaamada Khatarta ah , 🥹💔

6 months, 1 week ago

I'm so tired, I'm sad but I'm fine.?
?❤‍?

6 months, 1 week ago

Si kasta oo aan u murugooday, waxaan iska dhigayaa mid faraxsan. ❤‍??

No matter how sad I am, I pretend to be happy. ❤‍?? 
Like Shere ??

7 months ago
8 months, 3 weeks ago

Malab iyo waxaad tahay ??
Maacaanka dunidee?
Marwo iyo waaxad tahay??‍?
Muraayad ifayseee?
Milgiyo sharaf iyo
Mariiin baad dumarka dheerto ??
Mar la arag iyo waaxad tahy
Munaadii dumarkee?
MaHuraan  iyo waaxad tahy
Malabkii dumarkee?
Midaabkaagan dheeha leh
Markan dhugtaaba ??
Mabsuuuda naftuyee??
Muhiibaad aniga iitahay ?❤️

9 months, 1 week ago

"Ma garanayno dhulka, qalbiga, ama go'aanka noo fiican, laakiin waxaan aaminsanahay in wanaagu ku jiro wixii Ilaah noo dooray ...

10 months ago

Jacaylku waa inuu u ahaado mid mar warbo lagu garab istaago, inuu ilaashado, inuu fahmo waqtiyada ay ku jiro xaaladu kala duwan, una garab istaago sida aabbaheed oo kale.❤‍?❤‍??

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días