Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

AHLUL_KHEYR

Description
@AHLULKHEYR يقول النبي ﷺ: مَن دلَّ على خيرٍ فله مثل أجر فاعله❤️🥰🌸🥀
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

2 months ago

🕋☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/VI6FmA7OdYA2NGU0

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 86 chats.

2 months ago

Ramadan waxa tagay badankiisi waxaase hadhay inti ugu waynayd

Halka nabi muxamad calayhi salaatu wasalaaam dhexda xidhan jiray ma aha Inan anaguna caajiz iyo wakhti lumis isku dhaafino

Ilahay waka deeqtoonyahay camalkaaga Yaa miskiin adiga iyo aniga weeye kuwa u baahan inay naar kaga badbadaan janona ku galaan🥺🤍🪴

2 months ago

Rasuulku ❪ﷺ❫ waxa uu yidhi: ❪Waxaa ii yimi Jibriil (عليه السلام) waxa uu yidhi: Muxammadaw! Ruuxii bisha Ramadaan soo gaadha, oo aan loo dambi dhaafin (camal loogu dambi dhaafo aan la iman) ilaahay ha fogeeyo, waxa aan idhi: ❪Aamiin❫
Allow danbigeena dhaaf 🤲🥺😢

2 months ago

🕋☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
@dhiirigaliye10
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/ZmIzOj7XhbgxYjQ0

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 92 chats.

2 months ago

Maanta oo kale 17 ramadan🥺🥰

Maanta oo kale (17 Ramadaan sanaddii 2aad ee Hijriga) waxaa dhacay dagaalkii Koowaad,
Dagaalkaas wuxuu dhaxmaray ciidamadii muslimiinta ee uu Hoggaaminayay Nabi Muxamed SCW iyo ciidamadii kufaaru qureysh ee uu hoggaaminayay Abuu Jahal,
wuxuu ahaa dagaalkii ugu horreeyay ee muslimiintu galaan markii ay aas aasteen magaalada Madiinah

2 months, 1 week ago

🕋☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
⬇️KU BIIR ⬇️

☆◇Gudoomiyaha kooxda◇☆
@Gud_Kooxda_Midnimo
https://t.me/addlist/n3CJEQU3g9MxMDhk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 91 chats.

2 months, 2 weeks ago
2 months, 2 weeks ago
***✍️***Hadii ay gabadhu hudheel cunto ka …

✍️Hadii ay gabadhu hudheel cunto ka kariso waa #cunto kariso
🔹 Haday gurigeeda ka kariso waa#bilaa camal

✍️ Haday caruur cid kalle tarbiyayso waa #murabiso
🔹 Haday caruurteeda rabaysona waa#bilaa camal

✍️ Hadii meel shirkad iwm ay Nadiifiso waa #Nadiifiso
🔹 Haday gurigeeda ka shaqaysatona waa#bilaa camal

✍️ Haday cidaan caruurteeda ahayn wax barto waa #mucalimda
🔹Haday caruurteeda wax bartona waa #bilaa camal

‼️ CAQLIGA REER GALBEEDKA 🐵

📝 Hamad al jaasir

👇👇👇👇👇
https://t.me/Ramdaan24

2 months, 2 weeks ago

📖 QURAANKA DAHAARO LA,AAN MALAGU AKHRIN KARAA …!

🔊JAWAAB

Waxa la yaqaan culimada agtooda in quraanka dhakada laga akhriyo aan loo Sharfin inaad dahaaro qabto, kii yara iyo mid waynba, laakin sida fadliga badan waxay tahay qofku inuu dahaaro ku akhriyo,

✍️ Ama ka aqrinta kitaabka (tabashadiisa)waxaa loo shardiyaa dahaaro,waxana udaliila xadiski uu nabigu yiri:-( yaanu taabkan kitaabka quraanka ilaa qof daahira mooyane)
Sidaas aya laga soo raray saxaabada iyo taabiciyiinta, culimaduna isku waafaqday, ama haka akhriyo quraan ama wax kalle ha ku qabto.

#الشيخ / عبد الرحمن بن ناصر البراك

2 months, 2 weeks ago

Iska jir tuugta Ramadaanka ⚠️

1️⃣ Televisionka 📺.

Kani waa tuuga ugu khatarta badan, waxa ku jira ee soonka dadka ka fasahaadiya ama ka yareeyo ajirka lama soo koobi karo, waxa laga daawado wuxuu u badan yahay musal- salo iyo baraanmijyo maalayacni ah oo wakhti lumisa.

2️⃣ Suuqyada.🌃

Kanna waa tuug khatara oo ku caan baxay: hanti lumin iyo wakhti lumin; soo koob hadafkaaga oo joogitaanka suuqyada yareey bisha Ramadaan.

3️⃣ Cawaysinka. 👬

Waa tuuga ugu wakhti xadka badan, tuug qofka ka xada inuu tahajudka tukado habeenka niskiisa danbe iyo inu istichfaarta iyo tawbadkeenka badiyo.

4️⃣ Aflagaadada iyo dhaqan xumada 🤢🕺

Ka dheeroow cayda, xanta iyo xumaanta oo dhan mar walba Ramadaana kaba sii daran! Haduu qof ku caayo ama wax kuu geysatana waan soo soomanahay ku dhe sidaa suubanuhu SCW in faray.

5️⃣ Moobilka📱****

Waa mid kamida tuugta ugu badan ee wakhtiga lagu dilo, iyadoon badanaa wax faa'ido leh lagu samaynayn, u adeegso dhinaca wanaagsan, khasatan bishan khayrka badan yaree isticmaalkiisa badan ee malayacniga ah.

6️⃣ Bakhaylnimada.🤑****

Sadaqadu waxay ka ilaalisaa adoonka naarta, sadaqo la bixiyana waxa ugu fadli tan Ramadaanka la bixiyo, ku dadaal saqada inaad bidiso bishan kor iyo hoosba.

7️⃣ Fadhiyada aan Ilaahay xuskiisa lagu hayn 👥

Tuugani wuxuu ku dhaxal-siiyaa hoog iyo qoomamo maalinta qiyaame, wuxuu yidhi Nabi Muxammed CSW [ Qolo haday meel fariisato oysan Ilaahay xusin, Nabigoodana CSW ku saliyin waxay ka kacayaan meeshaa iyagoo khasaaray, hadduu doono Allaah wuu cadaabi hadduu rabana wuu u danbi dhaafi. ] ku dadaal inaad kamid noqoto kuwa fuliya amarka aaydan.
( ﻓﺎﺫﻛﺮﻭﺍ ﺍﻟﻠﻪ ﻗﻴﺎﻣﺎ ﻭﻗﻌﻮﺩﺍ ﻭﻋﻠﻰ ﺟﻨﻮﺑﻜﻢ )
Xusa ilaahay idinkoo taagan, idinkoo fadhiya iyo idinkoo dhinciina u jiifaba.

8️⃣ Tuuga ugu wayn waa baraha bulshada.🤳👨‍💻

Facebook, wathsapp, tiktok, inistigram iyo aaladaha kale ee baraha bulshadu ku kulanro haadaadan dhinaca wanaagsan ee khayrkaa u adeegsanayn iska daa Ramadaan iyo bilaha kalaba.

9️⃣ Ladhuu, Turub dubnad iwm 📵🎲

Ciyaaritaanka waxyaabahan iyo kuwa lamidka ah Nabigeenu SCW wuu mamnuucay mar walba wakhtiga ugu badan ee la ciyaarana waa Ramadaan ! fadlan wakhtigaga haku dilin waxaan aakharo iyo aduun toona waxba ku tarayn.

1⃣0️⃣ Hurdada🛌

Haddaad cunadii iyo cabitaankii ka soontay ood hadana hurudo khasaare wayn ayaad badhtanka ooga jirtaa ! maalinkii oo dhan hurdo habeenkiina soo jeed maxaad faa'iday bal is waydii !? Ramadaan waa fursadda sanadka ee qofka sooartee uuna dhayal kugu dhaafin.

Nafayda iyo naftiinaba waxaan u dar-daarmayaa inaan bishan si fiican ooga faa'idaysano, ilaahay han karsiiyo isaga ayaa awoodee..

Lasii wadaag walaalahaa

✍🏻  Maxamed Sh.Axmednur

👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Ramdaan24

Telegram

AXKAAMTA BISHA RAMADAAN🌙

اللهم بلغنا رمضان

**Iska jir tuugta Ramadaanka** ***⚠️***
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago