SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Dadka badankood waa dad kale, fikirradooduna waa fikrad qof kale, noloshooda waa ku dayasho, Dareenkoda waa la soo xigtaa.
Noloshu waa sheeko qurux badan, waa inaad akhridaa ilaa dhamaadka! Weligaa ha U joogsan safka murugada leh! Waxaa laga yaabaa in dhamaadku qurux badan yahay.❤️😍
Waafijnta alle ayaa iskaleh alle bariga iyo dadaalkase anagaa leh yaarab wax walpo wngsn nagu arzuq dadaalka iyo baryayadaadana nawaafiji nagana
aqbal aqbalka adaa laheed markasta rabiyaw na oofso adoo raali naga ah janatul fardawsal aclaa nagu wada kulmi anaga iyo inta Muslimiin ahba💯😭🤲
Rajada aad nolosha ka leedahy wxy ku xeranthy intaa aad ilaahey ogoshahhy inuu ku sameen karo.
Marka aad qof siiso bilow qurux badan isku day in aad siiso dhamaad' qurux badan ,hana xumayn qof aad si qurux badan ula bilawday,waayo casharku had iyo jeer waa dhamaadka.
Dhibaatadaydu waa faahfaahinta, kuma fiicni iska indho -tiridda, hal eray ayaa laga yaabaa inuu i murugo geliyo, xusuus dilaa ah oo gudubtay ayaa laga yaabaa inay beddesho niyadayda dhawr maalmood, faahfaahinta yar yar ayaa si daran ii disha.
Noloshu way ku jabin doontaa, mana jirto cid kaa ilaalin karta, keli ku noolaanshaha waxba kuuma tarayo, waayo kelinimadu sidoo kale way ku jabin doontaa, xitaa la noolaanshaha dadka waxba kuma tarto, adduunku waa kaa tegayaa oo cidna kuma xigi doonto adiga, markaa waa inaad qalbigaaga halis gelisaa si aad waxaas oo dhan ula kulanto.
Dusha un baa laga wada Qoslaa mooyee qof walbo Qisaa ku duugan.
Haday Daacadnimadu Dambi ahaan laheed Wxn noqon lahaa ruuxa ugu dambiga badan aduunka.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago