Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Xigmado iyo Xaqiqada Nolosha🌹

Description
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 неделя, 4 дня назад
Dagalkan socda goormu ina soo gaadhay …

Dagalkan socda goormu ina soo gaadhay soomali ku sheegyaw 🙄

Ood waliba aqbasheen idinko dhaqan carbeed ka dhigay diinta🙄💔

Soomali sheegtayalaw awalba rag suufiyo ah baa idnku ku soo horesay iyar mooyane wada soofiyo ayaad noqoten dumarka qawanaantoda aan dhib u arken💔

Rag waawen iyo dumar faruqa OO u olaleenaya arkayay qawanata OO aayad faro badan ka been abuuranaya ee wax isku fala intaydan dhiman.

3 недели, 3 дня назад

Cida la fadhisto uunba lagugu xukminaya👍

1 месяц, 1 неделя назад

Hadaad Noloshada oo Dhan u Noolato Sida Ramadaanta💫
Geeridu waxay ku imanaysa sida eidka Oo kale adigu Ku faraxsan 😊

Fakar Mar kale wll

2 месяца, 2 недели назад

Waliga ma dareentay inaad noolan karin oohinta darteed😂

Dabcan waxa daremay anu maalinta ogaday inaal jecelay alla casa wajala waayo maalinta aan u ooyin waa maalin aan boorin ama caajis xun dareemo💔🥺

Sido kale waliga ma ku farxday xikmda rabi,dabacan anu haa waayo dhib kasto igu timda waxan ogay inaanu igu dayecen sayidkaygu isku haleen ayaan kugu qaba aburahaygii waynaayaw❤️🤍

2 месяца, 2 недели назад

Wax kasta way is badaleen wixii layaabka lahaa baa hada layaab aan ahayn❗️

Niyaw raganimadii ma waxba laga badalay?

Dhaman layaab ayay ku maqayiin makhluuqadkii aan insaanka ahayn weenihii abuurayna idhaha ayuu ka eegaya niyaw sidan waa laydiin dhaama ragiinan xariirta iyo dhaldhaalka dumarka ku haystaw😇

2 месяца, 3 недели назад

Miyuu jirana wax joogtaynta ka adag?

Midkiin hadu garanayo hay sheego.

3 месяца назад

Miyuu jirana boqorkayga caadil badanaha wax aan xikmadi ku laabneen oo uu keeno ❤️

Waan ku jecelay raxmad badanihii i khalqaw jacayl aad kali ku tahay maskax iyo qalbi aad adu i amaahisay oo adiga kuu sugnaaday💖

3 месяца, 4 недели назад
Nafta ninkii masuul ka ahaan kari …

Nafta ninkii masuul ka ahaan kari waayayaw aduuna hoog iyo diif baa ku hor taalo hadaad karaamo sheegato xataa niyadaa xasiloonida laga quutaaye maaha korka

Aakhirna hoog iyo xisaab horlaa danbeese bal intaad nafta gooni ula baxdaan xaqiiqada idhaha u saaro usheeg inay dunidu maalmo yar tahay nolsha waaraysana ay danbeeso ilay xasuusin iyo dabar lagu celceliya nafta lagu ilaaliyaaye😍

4 месяца, 2 недели назад
Saylac macquul ma tahay sida muuqata …

Saylac macquul ma tahay sida muuqata inay 10 sano kadib noqoto dakad Ethiopian 🤔

Allahayaw maxaa wax isu muuqmuuqda.

4 месяца, 2 недели назад

Saylac kaliya namay dayne hargesa iyo nawaxigeda na daayay sanada soo socda inta ka gadalna qasada qarnigani waa soomali inteda kale💔😔

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago