SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
๐ฌNU QUNNAMUUF๐ฌ
@AbdiiSabaaDm
๐ฏBARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
๐ฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 4ย days, 5ย hours ago
asc ุจุณููููููููููููู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูููููููููููููู
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2ย months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2ย weeks, 3ย days ago
ุงููุณููุงู
ู ุนูููููููู
ููุฑูุญูู
ูุฉู ุงููููู ููุจูุฑููุงุชูููโ
Waan salaamayaa dhamaan walaalaha ku jira channelkaan iyo kuwa kooxda ka tirsanba, waxa aan filiyaa in aad caafimaad qabtaan, qofkii aan caafimaad qabin alle ha caafiyo? qofkii kale ee muraadyo kale lehna alle ha u sahlo.
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Qof walba oo rabay inuu kooxda kusoo biiro wuxuu haystaa jaanis, waxa aan hakiskii ka qaadnay kusoo biiridii kooxda ee aan saarnay, hada waad is diwaan galin kartaa, channels ka aan qaadanayno waxa ay noqonayaan 10 channel, 10kaas kadibna si go'an ayaan u joojinaynaa qaadashada kanaalada cusub.
Qof kasta oo kooxda channel ku leh waxa aan ku leeyahay: ilaali shuruudaha kooxda si aan u noqo dad sii wada shaqeeya oo isku xiran " Gacmo wada jirbay wax ku gooyaan " fadlan ilaali shuruudaha kooxda, Hadii aad ilaalin waysana waxa aad leedahay 3 digniin, hadii sedex jeer laguu digo oo khalad dambe yimaado gabi ahaanba kooxda waa lagaa saarayaa adigoon lagaala tashan.
Alle ayaa awood leh, wuxuu qadarana way dhacayaan, balse anaga is ilaalin iyo tadar baa nagala rabaa.
? @KOOXDA_SIYAADSO ?
Gudoomiye-> @Mr_siyaadso
Ku xigeenka-> @Mr_ahmed_alta
Waa mahadsantihiin dhamaantiin??
ุงููุณููุงู
ู ุนูููููููู
ููุฑูุญูู
ูุฉู ุงููููู ููุจูุฑููุงุชูููโ
Waxaan salaamayaa dhammaan dadka ku jira kooxdaan, kuwa Channels ka leh iyo kuwa kaleba, waxaan idiin rajaynayaa inaa caafimaad qabtiin, intii xanuunsan alle ha caafiyo, muraadkoodana alle ha u sahlo.
Channels kii aan ugu talagalnay in aysan kooxdu dhaafin waa la gaaray, oo waxa uu ahaa 75 Channel, hadana 75 Channel way diwaangashanyihiin. Maadaama aan intii aan rabnay gaarnay Channels kale oo cusub qaadan mayno hada, ilaa wargalin dambe.
? @KOOXDA_SIYAADSO ?
Gudoomiye-> @Mr_siyaadso
Ku xigeenka-> @Mr_ahmed_alta
Waa mahadsantihiin dhamaantiin??
ุงููุณููุงู
ู ุนูููููููู
ููุฑูุญูู
ูุฉู ุงููููู ููุจูุฑููุงุชูููโ
Dhamaan walaalah ku jira kooxda ee channelska leh iyo kuwa kalaba waan salaamayaa.
Salaan ka dib waxa aan idin ku war galinayaa in ay sii dhamaanayaan kanaaladii aan u qorsheeyey in ay kooxdu ka koob-naato, kooxdu waxa ay koob-naanaysaa 75 channel, hadii ay buuxsamaan ma jiri doono kanaalo dambe oo lagu darayo ilaa wargalin dambe.
? @KOOXDA_SIYAADSO ?
Gudoomiye-> @Mr_siyaadso
Ku xigeenka-> @Mr_ahmed_alta
Waa mahadsantihiin dhamaantiin??
ุงูุณูุงู ุนูููู ูุฑุญู ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชู
... WARGALIN ...
Dhamaan dadka ka tirsan kooxda oo channel ugu jiro waxa aan ku wargalinayaa hadii ay dhacdo In la xiro telegram in ay la soo dagaan
PLUS MESSENGER ama TELEGRAM X
labadaan app waa sida telegram ka oo kale la soo daga oo number kiina gashada si xogtiinii hore idinkugu soo wareegto.
Wixii soo jeedin ah iigu reeb
@Mr_siyaadso
Ama
@Mr_ahmed_alta
Waana mahadsantihiin??
Asc wlaalayaal ama saaxiibaal waxa aan idin ogaysiinaya in aan hakad galinay diwaan-galinta channelska cusub ee ku soo biiraya kooxda muddo 2 bilood ah.
Marka ay channelska kooxdu gaaraan 60 channel ayaan bilaabaynaa hada kooxda waxaa ku jira 58 channel, hadii aad rabto inaa channel kuugu daro kooxda yeysan kaa buuxsamin labada lambar ee banaan.
Mahasanidiin
Qof walba oo kooxda channel ku leh waxa aan ka codsanayaa in uu soo qoro waxa uu channelkiisa ku soo gudbiyo sida
DIINI?
XILMADO?
ORAAHYOโ๏ธ
BUUGAAG?
DHIIRIGALIN?
JACAYL?โค๏ธโ?
Asc dhamaan asxaabta kooxda habayn dambe insha'allah waxa aynu leenahay share waxaana la soo dhigayaa inta u dhaxaysa 9:30 habaynnimo ilaa 10:30 habaynnimo
SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
๐ฌNU QUNNAMUUF๐ฌ
@AbdiiSabaaDm
๐ฏBARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
๐ฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 4ย days, 5ย hours ago
asc ุจุณููููููููููููู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูููููููููููููู
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2ย months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2ย weeks, 3ย days ago