Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Oraahyo

Description
Halkan waxaad ka helaysaa Oraahyo iyo xikmado, afcarabi ku qornaa oo Afsomali loo turjumay.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 4 weeks ago
Waxba berri ha u dib dhigin;waxa …

Waxba berri ha u dib dhigin;waxa aad doonayso inaad dhimato adigoonan samayn mooyee.
(: @oraahyo.

2 months ago
Haddii joogitaankaaga iyo maqnaantaadu iskumid noqdaa...Tag.

Haddii joogitaankaaga iyo maqnaantaadu iskumid noqdaa...Tag.

2 months ago
"Annagu markaanu shiinaha joogno waan awoodnaa …

"Annagu markaanu shiinaha joogno waan awoodnaa inaanu Darwin naqdinno laakiin dawladda ma naqdin karno.
Idinkuse-reer mareykan-waa awooddaan inaad dawladda naqdisaan se inaad Darwin naqdisaan awood uma lihidin "
-Aqoonyahan shiineys ah.

@Oraahyo

3 months, 1 week ago
"Waxaynu ku noolnahay caalam yaableh oo …

"Waxaynu ku noolnahay caalam yaableh oo fuqaradu ay dhawr meyl soconayaan si ay cuno u helaan halka kuwa hantida lehna ay soconayaan dhawr meyl si ay si ay u burburiyaan cunnada ay cuneen"

@oraahyo.

3 months, 1 week ago
Qofka aan wax aqrin,waxba ma dhaamo …

Qofka aan wax aqrin,waxba ma dhaamo ka aan waxba akhrin karin.
(: @oraahyo.

3 months, 1 week ago
HOOYO;Allaw si fiifan ayay noosoo barbaarisay,wax …

HOOYO;Allaw si fiifan ayay noosoo barbaarisay,wax badan waynooosoo jeeday,Allaw abaal uga dhig jannada Fardawsa iyo inay farxad ku noolaato.
(: @oraahyo.

3 months, 1 week ago
"Qofka aamminsan in jacaylku yimaado guurka …

"Qofka aamminsan in jacaylku yimaado guurka kadib,waa sida ka isku dayaya inuu sigaarka gadaal ka shido"
(: @oraahyo.

3 months, 2 weeks ago
Haddii roob xorriyad ahi cirka kasoo …

Haddii roob xorriyad ahi cirka kasoo daadan lahaa,waxa la arki lahaa addoomo dallado sita.

(: @oraahyo.

3 months, 2 weeks ago
"Haddaad garanayso nin aniga igaga kaa …

"Haddaad garanayso nin aniga igaga kaa jecel i tus aan u hambalyeeyo,kadibna dilee"
~naziir qabbaani.
_______
Buug PDF somali ah: @kaydbooks

5 months, 2 weeks ago
Haddii risqiga(maalku) uu caqli badni ku …

Haddii risqiga(maalku) uu caqli badni ku yimaado,xooluhu gaajo ayay u dhiman lahaayeen(ileen caqli malehe) Alle talo saaro.

@oraahyo

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago