SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 3 weeks ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 3 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 weeks, 5 days ago
Waxba berri ha u dib dhigin;waxa aad doonayso inaad dhimato adigoonan samayn mooyee.
(: @oraahyo.
Haddii joogitaankaaga iyo maqnaantaadu iskumid noqdaa...Tag.
"Annagu markaanu shiinaha joogno waan awoodnaa inaanu Darwin naqdinno laakiin dawladda ma naqdin karno.
Idinkuse-reer mareykan-waa awooddaan inaad dawladda naqdisaan se inaad Darwin naqdisaan awood uma lihidin "
-Aqoonyahan shiineys ah.
Ha noqon;sida kuwa dadka lacagta leh u hadyeeya waxyaalo qaalli ah,halka dadka fuqarada ahna ay u hadyeeyaan dharkay soo isticmaaleen(iyo waxyaalo raqiis ah).
_____
@oraahyo.
Dhaqanka aqoon'laawayaasha waxa ka mid ah;inay jawaabaan intaysan dhagaysan,dooddaana intayna wax fahmin,xukmiyaanna waxayna garanayn.
_____
@oraahyo.
Gacmaha wasakhaysani waxay daliil u yihiin lacag xalaal ah(shaqee)
____
@oraahyo
Ma jiro "dal faqiir ah"wuxuunbaa jira nidaam(ama xukuumad)ku fashilantay maamulidda (iyo ka faa'ideysiga)kheyraadka dalkooda.
_
Ninka dhabta ahi uma baahna da' cayyiman si uu u muujiyo raganimadiisa,hooyadii ayaaba ku dhasha isagoo nin rag ah.
_): @oraahyo.
"Deston law"waa nin maraykan ah wuxuu damcay inuu gurigiisa ku iibiyo 1Million oo Dollar,cidna way ka iibsan wayday. Kadibna wuxuu shaaciyay inuu 1 Dollar ku iibinayo, laakiin uu ku iibiyo hab qori tuur ah(ku nasiibis). Wuxuu daabacay kaadhadh midhkiiba uu 1 Dollar yahay,waxa laga iibsaday 2million oo kaadh,sidaana wuxuu ku helay 2million oo Dollar.
_____
@oraahyo.
"Waxaynu ku noolnahay caalam yaableh oo fuqaradu ay dhawr meyl soconayaan si ay cuno u helaan halka kuwa hantida lehna ay soconayaan dhawr meyl si ay si ay u burburiyaan cunnada ay cuneen"
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 3 weeks ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 3 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 weeks, 5 days ago