XIKMAD SIDE

Description
NOLUSHU HAL MA AHEE KAALAY OO ARAG NOLUSHU WAXA AY TAHAY.
Advertising
Tags
We recommend to visit

✨ Telegramda @wenzone_gr rasmiy kanali shu qolganlari fake ‼️

Reklama 👉 @wenzone_reklama 📮

Last updated 1 год, 4 месяца назад

ᴼᶠᶠⁱᶜⁱᵃˡ_ɴɪɢɪɴᴀ_ᴍᴀᴋʜᴍᴜᴅᴏᴠɴᴀ

"ᴴ̶ᴬ̶ᴮ̶ᴵ̶ᴮ̶ᴵ̶ ̶ᴸ̶ᴵ̶ᶠ̶ᴱ̶" Iɴᴛᴇʀɴᴀᴛɪᴏɴᴀʟ ʙᴜsɪɴᴇss ʟᴀᴅʏ!

@Official_Habibi_Life_chat

Last updated 1 год, 4 месяца назад

Encontre os melhores temas e compartilhe com seus amigos!!!

Last updated 1 месяц назад

2 months, 1 week ago
SOLOW***🎶******🦻******💥******☠️***RUNTA WAXAY TAHAY JACEELKA CISHQIGA AAN …

SOLOW🎶🦻💥☠️RUNTA WAXAY TAHAY JACEELKA CISHQIGA AAN DHAMAN AYAA XUDUUDISA SOO JARAY JACEELKA CASHAQA KAHELITAN ASIGO TAGAN HADI AAT XANAQ JOGTO IJILESO

https://vm.tiktok.com/ZMhyN1Qjb/

2 months, 2 weeks ago

SLOW🎶🦻💥☠️MADIIDANI INAA OGATO WAXAN AHAY

MANA KUU DIDANI NAFTADA WAXAY GARESATAY

INAN XUMAHAY AMA AAN WANAG SANAHAY
👇👇👇👇👇👇👇👇🫡

https://vm.tiktok.com/ZMhkbPTSN/

2 months, 3 weeks ago

SLOW🎶🦻💥☠️HAWEENKA AYADA UGU QEER ROON

https://vm.tiktok.com/ZMhM2RTP3/

5 months, 3 weeks ago

Dib u dhacu waa qayb nolosha ka mid ah, La qabso. Wax walba uma socon doonaan sida qorshahaagu yahay. Marka Allah dib u dhigo waxaa ku jira khayr. Waxaa laga yaabaa inaadan arki karin laakiin Alle ayaa ku tusi doona sababta uu kuugu sugay. Markaa samir. Sababtoo ah waxaad dhawaan arki doontaa barakooyin qurux badan. ❤️

8 months, 3 weeks ago

6 Caado Oo Dila Qofka Sumcadiisa Iyo Sharaftiisa Dadkuna Ay Ku Nacaan

Qormadan waxa aynu ku eegaynaa habdhaqanno dadka qaarkii ula muuqda in ay fudud yihiin, oo la ogaaday in ay khatar ku yihiin xaaladda nafsiga ah ee qofka, tamartiisa iyo sumcaddiisa. Waxa kale oo aynu raacin doonnaa tusaaleyaal ay xeeldheereyaashu u hayaan qofka doonaya in uu dabeecadahaas ka guuro.

Beenta

Is muujinta iyo in uu qof ama dad kale wanaaggiisa tuso ayaa dadka qaar ku kallifta in ay been sheegaan. Beenaha ay aadka ugu dheereeyaan waxaa ka mid ah in ay buunbuuniyaan guulahooda iyo horumarka ay gaadheen ama soo kordhiyeen.
Xaqiiqada beentu goor ay gaadhaba waa ay fashilantaa. Marka ay bulshadu ogaatana waxa ay abuurtaa in uu hoos u dhaco ixtiraamka iyo wanaagga qofka loo hayey, illaa ay gaadho in qofku uu waayo xidhiidh daacadnimo iyo soo dhoweyn uu bulshada ka helo.
Iska jir in aad been sheegto xitaa haddii ay yartahay, ama aad aaminsantahay in ay tahay been aan dhayal lagu ogaan karayn.

Canaan badnaan

Waxaa jira dad qaladaadka ka dhaca iyo gefafkooda u raadiya sabab cid kale ka timi, ama canaanteeda cid kale u xambaariya. Waxa se aanay dareensanayn in qofka oo qiran waaya qaladaadkiisu, ay tahay calaamad muujinaysa in aanu masuul ka ahayn ficilladiisa.
Waxa ay khubarada cilmiga bulshadu xaqiijiyeen in qofka oo qaladaadkiisa qaadan waayaa ay tahay calaamad bulshada ku xeeran ee arkaysaa ay ka qaadan karto in aanu xil kas ahayn ama diyaar u ahayn in uu masuuliyaddiisa qaato, taasina ka fogeyso.
Hawl aad aqoonteeda ama xirfaddeeda aqoon u leedahay ha uga joogsan cabsi aad ka qabto in uu qalad kaa dhaco. Haddii uu gef ka dhaco hawsha aad haysatayna qiime oo qaado masuuliyaddiisa, adiga oo aan ka gabbanna u sheeg cidda ay tahay in ay ogaato qaladkaas. Waxa keliya ee muhiimka ahi waa in aad daraasayso sida uu ku dhacay, kalana soo baxdo casharro aad ka barato xeeladda iyo waayo-aragnimada aad kaga badbaadi karto in uu qaladkaasi mar kale soo noqdo.

Ha qarsan dareenkaaga dhabta ah

10 months, 3 weeks ago

10= qormo oo Ku tusaya inaad ka wanaagsan tahay sida aad moodayso

1= waad Nooshahay waadna caafimaad qabtaa

2= waxaad awooda in aad socoto inta aad doonto

3= waxaad maqli kartaa cod kasta iyo jabaq kasta oo wanaagsan

4= baahi kuma aada seexan xalay adigoo dharagsan ayaad jiifsatay

5= guri qurux badan ayaad kaso baxdaa oo xayn daab leh

6= waxaad xidhataa dharka dookhaaga midka ugu quruxda badan adigu aad dooratay

7=  waxaad ka fikirtaa waa kasta oo barya hamiga noloshaada adiga oo go'aankaagu Yahay hirgalinta hadafkaaga

8= waxaad tahay mid wax akhrin kara waxna qori karaa diintiisa wax ka yaqaana

9= waxaad leedahay waalidiin ama walaal xigto iyo xigaal  ama saaxiibo ku jecel oo u ooman in aad maalin uun nolosha ku kulantaan

10= rabi ku jecel ayaad leedahay wax walba ku siiya adna raali gali marwalba

11 months, 2 weeks ago

U fiirso hadalkaaga naftaada, sheekooyinka aad naftaada u sheegayso waxay noqdaan muraayado aad nolosha ku aragto, haddii aad isu aragto dhibane waxaad noqonaysaa mid daciif ah oo aad waayi doonto xuquuqdaada.

Haddii aad u malaynayso in dadka kale ay khiyaano badan yihiin, waxaad ku noolaan doontaa nolol shaki iyo kelinimo, isku arag inaad tahay mid guulaysta, yididiilo leh, oo faraxsan, oo aan ahayn mid daciif ah, is-hoosaysiin ah, ama guul-darraystay. ?⚡️

?

╭┈──────────────
╰┈➤ - Zaxiibka nolosha ?ZAKIYOOW??

We recommend to visit

✨ Telegramda @wenzone_gr rasmiy kanali shu qolganlari fake ‼️

Reklama 👉 @wenzone_reklama 📮

Last updated 1 год, 4 месяца назад

ᴼᶠᶠⁱᶜⁱᵃˡ_ɴɪɢɪɴᴀ_ᴍᴀᴋʜᴍᴜᴅᴏᴠɴᴀ

"ᴴ̶ᴬ̶ᴮ̶ᴵ̶ᴮ̶ᴵ̶ ̶ᴸ̶ᴵ̶ᶠ̶ᴱ̶" Iɴᴛᴇʀɴᴀᴛɪᴏɴᴀʟ ʙᴜsɪɴᴇss ʟᴀᴅʏ!

@Official_Habibi_Life_chat

Last updated 1 год, 4 месяца назад

Encontre os melhores temas e compartilhe com seus amigos!!!

Last updated 1 месяц назад