SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
W- Weakness: waxyaaba aad ku wacnayn
Sawirka: "From chance to change"
Fursada aynu sugayno ee inaga raagtay ma noqon kartaa isbedel la'aanteena.
S A M A Y N T A I S B E D E L
...............................................................
Marka laga hadlayo barashada Cilmiga Bulshada waxa uu kala saaray Karl Mannheim oo ah nin German Socialogist saddex qaybood oo hab-fikir bulsheed
1-Practical men:- waxa uu ku tilmaamay in ay yihiin qoladan xaqiiqo-doon kuna dhisan "Constructive rather than direction" waana qolo is-bedel doon ah.
2- Ideological Thought:- waa qolo fikirkoogu ku sallaysnayn xaqiiqada iyo waaqaca jira oo waliba ay adagtahay qorshaha ay samaystaan inay gaadhaan waayo xaqiiqada kuma sallaysna balse waa logic oo waa tab-aqoon ku dhisan, waxa kale oo ay neceb yihiin isbedelka.
Waana " Un-realistic and difficult to achieve their goals"
Soomalideenu aad bay halkan ugu caan tahay sababta oo ah waynu neceb nahay isbeddelka. Tus:- waxaad arkaysaa qof muddo 10 sanno hal meel ka shaqeeya, dalacsiin iyo meeqaam sarena ka gaadhin shaqadaas markaad su'aasho sababta dhigtay halkan muddada intaas leeg waxa uu kuugu war-celinaya "waa nafis, xisaabtan ma leh, lacag diiran ayaan ka qaata" waxa uu diidaya in uu sameeyo isbeddel.
3- Utopian Thought:- waa qolo iyaguna aan xaqiiqada ku dhisnayn aadna u adag tahay in ay gaadhaan qorshayaashooda waliba waxa u sii dheer qoladan waa qolo raadiya dhammaystirnaan. Waa "Un-realistic and very difficult to achieve their goals. also they interested Perfection".
Dhammaystiraanan الكمالية waa qodon aynu soomali hadaan nahay ku hodmanayn kuna halaagsanay.
Dhammaystiraanan ta hal meel ayuu loo sheegay in ay dhammaystiran tahay Alle (SW) قالَ: { اليومَ أكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وأَتْمَمْتُ علَيْكُم نِعْمَتي ورَضِيتُ لَكُمُ الإسْلَامَ دِينًا }
Diinta islaamka ayaa gaadhay الكمال balse nimcadka Alla (SW) wax/ uu u isticmaalayالإتمام wayna kala heer sareeyaan labadan erey.
Dhalinteena soomaliyeed ee aqoonta lahaa waxa dabar ku noqday qodobkan oo waxay isla baadi doonaan shahaado iyo shaqadeeddii.Maaha suurtagal oo boqolkiiba 15% in ay u suurto gasho ayaa laga yaaba in ay isla helaan qodobka.
:: Saddexda kolay mid kamid ah ayuunbaad tahay ee isku day in aad noqotid qolada koowaad ________________________________"Time for change our selves"
إِنَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنْفُسِهِمْ [الرعد:11]
G O O R M A: isbedlku yimaadaa?
Isbedelku: waa dareen qofka ku beerma in uuna u qalmin halkan uu joogo, sidan uu u noolyahay, iyo doorka uu nolasha kaga jiro . Dareenkan waxa uu qofka ku sameeyan carrin togan iyo mid tabanba.
waxaana dhacda qofka in ay soo wajahdo kalsooni darro, xaqirid nafeed, iyo tabasho dhinaanshiyo.
Dareenkan carrintiisaas waxay keentay u hawlgalka isbedelka.
S I D E E : ayuu ku iman karaa isbedlku
waxa jira saddex xeeladood oo qofka la rabo in uu sameeyo si uu isbedl u sameeyo
1- Go'aan is-bedeldoon القرار
2- Jacayl is-bedeldoon الرغبة
3- Dadaal is-bedeldoon الجهد
Ka dib saddexdan marka uu qofku maanka gashado hadan waxa iswaydiin midana sidee is bedel u iman karaa?
Practicality: Laylin iyo wadiiqo qumman
Si aynu isbedel la taabankaro si aan u samayno waa in aan qaadana qodobadan
1- Qor hadaf xaddidan
2- Qor caqabadaha iyo mushkiladaha kaa hor iman kara inta aad ku jirtid xaqiijinta hadafka
Waxay noqon karaan caqabaduhu
- Kuwo ka baxsan awooddaada
- Kuwo ku jira awoodadaa oo la rabo in aad iska hor leexisid
3- Hadafkaga u bedel mashruuc aad ka shaqaynaysid lagana rabo in aad uga soo baxo si effective and efficient
4- Dalbo caawin marka aad garab u baahatid dadyowga ku caawin kara
5- Bilow oo fuli qorshaha "Action is better than words"
6- Guuldarrayso hadana ku celi, ha is dhiibin marka aad ku guuldaraysato
Qodobka hadaf samaynta waxa si qurux badan lagu soo koobay SMART goal
S- specific:qeexan, qoran, gaar ah
M- Measurable: la cabiri karo
A- achievable/Attainable: la gaadhi karo
R- relevant/realistic: wax waaqaca waaqafsan
T- Time-pount/ Time period: muddaysan
Qodobka Isbedelka SWOT U isticma ogaal nafeed samee labada ugu muhiimsan in aad ogaatid
S- Strength: maxaad ku wanaagsan, ogow waxyaabaha ku wacan tahay
Qiyaastii 40 jir wax baa u dheer, ubad inan baa u joogta oo saddexaysa isaga iyo ooridiisa. Ma laha xirfad cayiman uu u ku shaqaysto, misna ma camal beelo.
Subaxa hore ayuu jarmaadaa, dhankaas iyo magaalka ayuu abbaaraa, wax ha dillaalo ama duudkaba ha ku xammaashee; inta badan waa kii naftiisa iyo ta qoyskiisaba si maalinle ah u maareeya. Fiidka ayuu soo carraabaa isaga oo adeeg casho ah bac yar ku laalaadsanaya. Dareen ahaan saacaddaas buu ugu farxad badan yahay, caawa hadduu cashadii hayo, masaariiftii barrina jeebka ku hubo, isaga waxba kama ay galin saadanbe iyo wixii ka sii shiisheeya.
Kolka uu guriga yimaaddaba, adeeggii uu siday buu xaaska u dhiibaa, caw yar oo guriga ardaagiisa loo dhigay inta uu ku fadhiisto ayuu go'iisana doonyaystaa, falaas shaah oo ardaaga ku diyaarsan buu gacanta la helaa, si nayad ahna shaaha u fiiqsadaa. Hal cabbar marka uu xiiq tirto, xaraaddii shaahuna ka jabto ayuu Nabi ammaan ku dhuftaa:
"Naftu waa ammaanoo
Ma illaawo mawdkuye
Qabri lagu adkeeyiyo
Awaaraa sugaayee
Marka lugu amsiyee
Lagu aasa ciiddana
Malaaiigtii ilkaa
Itaxaami doontee
Ilaahow na garansii
Qawlkii anbiyada
Axad weeye Eebboo
Samad weeye Eebbee
Allaaaaaaaaaaah
Laa Ilaaha Illalaah
Isaga oo isla maqan, oo macaansanya erayada uu ku luuqaynayo ayuu maqlaa xaaskii ku leh: " waar nala hadal dee, miyaad dhago beeshay?
Hee...! Maxaad i weydiisay buu ugu jawaabaa. Abbaarteeda kolka ay u sheegtana, Jawaab gaaban inta uu siiyo ayuu iska bilowdaa qasiidadiisii :
Ummadyahay u fiirsada
Ammuuraha Ilaahay
Cirka biro adkeeyiyo
Udbo looma yeeline
Amarkuu ku joogaa
Waa iraadadiisee
Hadduu aadmi talin karo
Ama leeyihiin amar
Abaa jahal Namruudyo
Fircoon baa aflixi lahaa
Axad weeye eebboo
Samad weeye eebbee
Allaaaaaaaaaah
Laa Ilaaha illa Laah.
Inta badan salaadda cishe guriga ayuu ku tukadaa, marka uu wardiga dhammaysayna mar kale ayuu Nabi ammaan u dhaqaaqaa..
" Masaakiin u roonow
Muxamaddow
Adaan muxibbadaadi
mir ka cayaa
Mir ka cayaa nabi allow.
Macaanow rasuulkuu
Macbuud dirtoow
Magac samoow
Macallinkii aduunkii
Ilaah muslinka
Madax uga dhigow"
Cashadii baa loo soo hor dhigaa, inta Rabbi uga calfay marka uu ka cuno, koob shaahana uu ka daba geeyo, ayuu dareemaa daalkii maanta iyo hurdo wada socdaa in ay hayaan. Jiif buu u holladaa, judhaba waa kaa khuuriyay, oo isaga iyo hurdadu waxa ay is moog yihiinba inta uu dhinaca dhulka la helayo, deyn lugu leeyahay oo cuslaysaa ma jirto, tu dad kaga maqan oo uu ka fekerana haba sheegin.
Wadaag Youth Development is inviting you to a scheduled Zoom meeting. Topic: Webinar "My journey Learning a new Language" Time: Apr 8, 2024 9:00 Pm Hargeisa Join Zoom Meeting https://us05web.zoom.us/j/2298924429?pwd=WJN8I9ldiXL4mr5jpcqAVpc6nZbbnl.1&omn=85412556116…
Wadaag Youth Development is inviting you to a scheduled Zoom meeting.
Topic: Webinar "My journey Learning a new Language"
Time: Apr 8, 2024 9:00 Pm Hargeisa
Join Zoom Meeting
https://us05web.zoom.us/j/2298924429?pwd=WJN8I9ldiXL4mr5jpcqAVpc6nZbbnl.1&omn=85412556116
Meeting ID: 229 892 4429
Passcode: 12345
Zoom Video
Join our Cloud HD Video Meeting
Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution…
Qaybta dambe ee barnaamijka ayaa la sharaxaya
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago