Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

DHIIRIGALINTA NAFTA

Description
Channel kan waxad ka heli doontaa👍
Xikmado❤
Dhiirigelin 🌹
Shekooyin🥰
Iyo waxyaabo ku xiiso galiya 🥰❤

DHIIRIGALIN NAFTA
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 year ago

Join iidhaha asxapta

1 year ago

https://t.me/Hussainfilms222

Telegram

FANPROJ OFFICIAL

Waxaad halkan kala Socon doontaa filimaantii ugu dambeeyay ee soo baxa insha allah

DHIIRIGALINTA NAFTA
1 year, 1 month ago
Halkani waa degmada Afmadow ee gobolka …

Halkani waa degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, kanina waa halyeey himiladiisa ka dhabeynaya asagoo ka talaabaya biya fadhiistay jidkii uu umari lahaa dugsigiisa.

Guuleyso inbadan, waan jeclaan lahaa iney kusoo gaarto fariinteyda❤️❤️❤️

1 year, 1 month ago
DHIIRIGALINTA NAFTA
1 year, 1 month ago
" Bikro maaha inantiinu " ***🤔******💔******👇***

" Bikro maaha inantiinu " 🤔💔👇

gabadhan oo u dhalatay masar ayaa guursatay nin balse maalin kadib arooskeeda ayuu u soo celiyay gurigoodii iyo waalidkeeda isagoo sheegay in aanay Bikro ahayn gabadhoodu. 😓

Arintan ayaa ceeb iyo fadeexad ku noqotay qoyska gabadha waxana dhimatay sumcadii aay ku lahaayeen xaafada aay degan yihiin.

Balse aabaha dhalay gabadha ayaa inantiisa geeyay cusbitaalka si uu u soo baaro gabarnimadeeda iyadoo loo xaqiijiyay in gabadhiisu tahay Bikro . 🤲🥰

Aabaha ayaa dushiisa ku qaaday gabadhiisa isagoo ku soo wareejiyay guriga ninka sumcada ka dilay gabadhiisa iyo xaafada si uuu u cadeeyo gabarnimada inantiisa isagoo aay daba socdan dad badan oo degan xaafada.🤔🙂👇

Bal kawarama arrintaas?

1 year, 1 month ago
ISKAABULO IS CAAWIYA (PART 2)

ISKAABULO IS CAAWIYA (PART 2)

Dooro numberka dooqaaga ah qofkii aad raadinaysaa kula soo hadlaayo .. Insha Allah.

1- Waxaa number-kayga u dambeeya ( .... ) Soo isku mid ma nihin !

2 - waxaan jeclahay gabar gaaban oo cad misana daacad ah .

3- wiil dheer oo madoow ma ku jiraa meesha .

4- Gabar daacad ah oo diinta taqaan hadaad tahay ila soo hadal !

5- wiil shaqaysta oo calaf Doon ah oo isku yaacno ii sheega !

  1. Single mother CANADA jooga wan ku haystaa .

7- Oday 80 jir dhaxalkiisa 1M yahay ma helayaa !

10 - qof dabeecad leh oo wanaagsan misana i fahmi kara hadaad tahay ila soo hadal .

Haduu jiro qodob aan hilmaamay ii soo qora Part baan ku soo Dari

@geeraarjacayl

1 year, 1 month ago
Dhab dhab ruuxa kuu jecel

Dhab dhab ruuxa kuu jecel
Dhayal kuuma gooyoo
Inaad kala dhaqaadaan
Waxa ay uga dhigan tahay
Geeridoo soo dhawaatee

1 year, 1 month ago
Daraasad cusub ayaa sheegeysa in Mooska …

Daraasad cusub ayaa sheegeysa in Mooska uu u fiican yahay dareemaha oo dhan.

Ardayda daraasadan sameeysay ay sheegay in la badsado mooska oo qof walbo uu cuno Xabad moos Ah maalin kasto 🍌

1 year, 1 month ago
Ma ilaawo garashada

Ma ilaawo garashada
Maamuuska aragtida
Maalin barashadeenii
Meeqaam wacnaanteed

Waxaan ahay miciinsade
Xasuus maanka taaloo
Magacaaga lagu qoray

1 year, 1 month ago
Gabar Huruda ayaa Habeenkii waxey ku …

Gabar Huruda ayaa Habeenkii waxey ku Qarweysay Magaca Yaasiin, yaasiin, yaasiin.

Yaasiin waa Wiil ay Gabadhu Saaxiib ahaayeen oo ay aad u jecleyd.

Haddaba, Aabaheed oo soo jeeday Xilligaasi ayaa maqlay Gabadhiisa oo leh Yaasmiin, yaasiin, kolkaas ayuu ku Qeyliyey Cod dheer, isagoo leh Naayaa waa kuma Yaasiinka aad sheegeysid ?.

Intey dareentay inuu Aabaheeda ku qeylinaayo ayey Sheekada u beddeshay oo ay tiri (Wal Qur'aanil Xakiim).

Odaygii intuu yaabay oo illin ka timid ayuu yiri:- Istaqfirullaah, Gabadheydu waa ilma Xalaal ah, oo Qur'aanka ayeyba ku Qarweysaa 😂

Waad ku qarwi kartaa Taliyaha iyo Madaxweynaha xitaa qofka aad doonto balse sheekadaada xal loo hel ee fur lugta !

Ninkii magac leh waa Seedi !
#sheeko

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago