Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

HAL_ABUURNIMO๐Ÿ“—๐Ÿ–‹

Description
DUNIDA WAXA UGU WANAGSAN ADO BULSHO BARTE AMA LA SXB โค

WELCOME ALL FRIENDS ๐ŸŒโค
QORAAYAD @Businiess_G36
@https://t.me/Hal_aburnimo
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

1ย month, 1ย week ago
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ โ€ฆ

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@halgnka
@jaceylqore
@noloshuwaaguul
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

1ย month, 2ย weeks ago

Rแด€แดแด€แด…แด€ษด แด‹แด€ส€ษชษชแด CแดœสŸษชแดแด ๐Ÿ˜

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป โค๏ธ๐Ÿ˜‡

Admin - @Zaxiibka_nolosha

2ย months ago
3ย months, 1ย week ago
Oraahdeena maanta,.***๐Ÿ“š******โœ***

Oraahdeena maanta,.๐Ÿ“šโœ

โ€”Dabeecada xun waa sidii taayar banjaray oo kle meel fog kama tagi kartid hadii aanad badalin,..

โ€”Markaad rabto inaad isdhiibi rabto ka faker kuwa rajeynaya iney arkaan guuldaradaada noqo mid aanay xaalduhu loodin karin,..

โ€”Dadka dunida ugu farxada badan marwalba ma helaan wax wangsan balse waxey helaan ayay wanajistaan,..

โ€”Ku qancida inta yar ee aad heysato ayaa ka muhiimsan inta badan raadintooda,..

โ€”Noloshaadu waxa ay is badaleysaa marka aad iska saarto cabsida kaa hortaagan waxa aad rabto,..

โ€”Haka dalbin dadka iney kuixtiraaman. Marka hore adiga ixtiraam nafsadaada kadib dadka ayagaa ku ixtiraamaya.

Haku ceeben fashilkooda ee ku ceebey nafsadaada fashilkeeda.

โ€”Hadad doneysid dadka iney ku sharfaan marka hore sharaf nafsadaada..

โ™ก ใ…ค   โใ…ค      โŒฒ
หกแถฆแตแต‰  แถœแต’แตแตแต‰โฟแต—   หขสฐแตƒสณแต‰

3ย months, 3ย weeks ago

Waxaa tahay noloshayda waxaadna i siisey sabab aan kugu jeclaado Ma ogtahay mar waliba aan meel wada fadhino waxaan jeclahay inaan qalbigeyga kaala hadlo๐Ÿฅบโค๏ธ

Indhaheyga waxey arken quruxdaada qalbigaana wuxuu i tusey qaayahaaga waxaadna dhab ahaan boos ku yeelatey qalbigeyga.๐Ÿซ‚โค๏ธ๐Ÿ‘ซ

Waxaan kaa doortey boqolal dumar ah taas ayaan kugu filar caddeyn inaan ku jeclahey kaasi waa jaceylkeyga waxaana kaa rajeynaa inaa ila qaado jaceylkan oo noqoto dhameytirk noloshayda๐Ÿซ€๐Ÿซ‚

Lajirkaaga iyo jaceylkaaga waxkasta waan ku guuleysan ka si aan guul ugu joogo igu xeernow abid Waad ku mahadsan tahay inaa i siisey malyuumaad sabab ah oo u dhoola cade maalin kastaa๐Ÿ‘จโ€๐Ÿฆฒ๐Ÿ’›

ู…

Markastoon arko dhoolacadeyntaada waxaan dareemaa kalsooni waayo qalbi ku jecel waan kan kuugu deeqa dhoola caddeynta hadyad ahaan๐Ÿฅบ๐Ÿ’ž

Dhib ma lahan si kasta oo aad iiga fog tahay deegaan ahaan balse ani waxaan aaminsanahey inaa ila joogto waayo mar hore ayaan wadnaheyga ku dajiyeyโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ๐Ÿซ‚๐Ÿ‘ธ

Kaliya ma tihid jaceylkeyga ee waxaad tahay noloshayda Waxaad tahay qofka kaliya aan subaxii ka fikiro kolkaan tooso, habeenkiina ku seexdo riyadana igula jooga kaligii๐Ÿ™ˆโค๏ธ๐Ÿซ‚

Xasuusta quruxdaada bilan waxey bishaa maalintayda iyo habeenkeyga Sida dhulka uga dhargeyn biyo ayaaa anna uga dhargeyn aragaaga๐Ÿ”โค๏ธ๐Ÿฅบ

Ilaheey sahal ha ugu dhigo safarka Nolasha lamano walba ay dacad ka tahay wada qeebsiga Nafta inta heysatana ilaheey ha u ziyaadiyo๐Ÿฅบโค๏ธ๐Ÿ‘‹

#Akhriste majiraa ruuxad dhihi lahayd๐Ÿฅน๐Ÿซ‚โค๏ธ

4ย months, 1ย week ago

Kafaidayso 10 lee la aqbala โœ…

5ย months, 2ย weeks ago
Via [@team\_kordhis](https://t.me/team_kordhis)

Via @team_kordhis

Kusoo biir kooxdeenna si aad ugu soo biirtid aqriso shuruudaha hoos ku xusan

Linkiga hoos ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

https://t.me/team_kordhis

5ย months, 2ย weeks ago

`Yaa dhahay Afsoomaaligu Wuu fududyahay๐Ÿ˜
Car buuxi meeshan banaan kuna buuxi Haa/ maya uun๐Ÿ˜

Daanyeer maa tahay_Dameer Ayaan Ahay๐Ÿ˜‚

only ku buuxi Haa/ Maya๐Ÿ˜`

5ย months, 2ย weeks ago
Hospitalka cashaqa

Hospitalka cashaqa
Cid ku booqo mooye
Cisha qudha waad geli
Cindigeyagu ima odhan
๐Ÿ’”๐Ÿง•๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ–ค๐Ÿฅ€๐ŸŒน

Just new break ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

5ย months, 3ย weeks ago

Dadku waxey igu tilmaamaan inaa sixranahaรฟ sababtuna waa jaceylka aan adiga kuu qabo dartii hadaadan farxad isiin karinin***๐Ÿ’”*** Maxaa iigu beertay jaceylka***๐Ÿ’”******๐Ÿ˜ช***

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago