HAL_ABUURNIMO??

Description
DUNIDA WAXA UGU WANAGSAN ADO BULSHO BARTE AMA LA SXB ❤

WELCOME ALL FRIENDS ?❤
QORAAYAD @Businiess_G36
@https://t.me/Hal_aburnimo
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

8 months, 4 weeks ago

Rᴀᴍᴀᴅᴀɴ ᴋᴀʀɪɪᴍ Cᴜʟɪᴍᴏ ?

?? ???? ??????? ??????? ???????? ?? ????? ????? ??????? ????? ???????? ???????? ?????? ?'??? ??????????, ????? ?????? ??? ??? ????? ?????, ????????? ??? ???????? ????? ???????? ?? ???? ????? ???, ?

?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ❤️?

Admin - @Zaxiibka_nolosha

9 months, 2 weeks ago
10 months, 3 weeks ago
Oraahdeena maanta,.***?******✍***

Oraahdeena maanta,.?

—Dabeecada xun waa sidii taayar banjaray oo kle meel fog kama tagi kartid hadii aanad badalin,..

—Markaad rabto inaad isdhiibi rabto ka faker kuwa rajeynaya iney arkaan guuldaradaada noqo mid aanay xaalduhu loodin karin,..

—Dadka dunida ugu farxada badan marwalba ma helaan wax wangsan balse waxey helaan ayay wanajistaan,..

—Ku qancida inta yar ee aad heysato ayaa ka muhiimsan inta badan raadintooda,..

—Noloshaadu waxa ay is badaleysaa marka aad iska saarto cabsida kaa hortaagan waxa aad rabto,..

—Haka dalbin dadka iney kuixtiraaman. Marka hore adiga ixtiraam nafsadaada kadib dadka ayagaa ku ixtiraamaya.

Haku ceeben fashilkooda ee ku ceebey nafsadaada fashilkeeda.

—Hadad doneysid dadka iney ku sharfaan marka hore sharaf nafsadaada..

♡ ㅤ   ❍ㅤ      ⌲
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ

11 months ago

Waxaa tahay noloshayda waxaadna i siisey sabab aan kugu jeclaado Ma ogtahay mar waliba aan meel wada fadhino waxaan jeclahay inaan qalbigeyga kaala hadlo?❤️

Indhaheyga waxey arken quruxdaada qalbigaana wuxuu i tusey qaayahaaga waxaadna dhab ahaan boos ku yeelatey qalbigeyga.?❤️?

Waxaan kaa doortey boqolal dumar ah taas ayaan kugu filar caddeyn inaan ku jeclahey kaasi waa jaceylkeyga waxaana kaa rajeynaa inaa ila qaado jaceylkan oo noqoto dhameytirk noloshayda??

Lajirkaaga iyo jaceylkaaga waxkasta waan ku guuleysan ka si aan guul ugu joogo igu xeernow abid Waad ku mahadsan tahay inaa i siisey malyuumaad sabab ah oo u dhoola cade maalin kastaa?‍??

م

Markastoon arko dhoolacadeyntaada waxaan dareemaa kalsooni waayo qalbi ku jecel waan kan kuugu deeqa dhoola caddeynta hadyad ahaan??

Dhib ma lahan si kasta oo aad iiga fog tahay deegaan ahaan balse ani waxaan aaminsanahey inaa ila joogto waayo mar hore ayaan wadnaheyga ku dajiyey❤️‍???

Kaliya ma tihid jaceylkeyga ee waxaad tahay noloshayda Waxaad tahay qofka kaliya aan subaxii ka fikiro kolkaan tooso, habeenkiina ku seexdo riyadana igula jooga kaligii?❤️?

Xasuusta quruxdaada bilan waxey bishaa maalintayda iyo habeenkeyga Sida dhulka uga dhargeyn biyo ayaaa anna uga dhargeyn aragaaga?❤️?

Ilaheey sahal ha ugu dhigo safarka Nolasha lamano walba ay dacad ka tahay wada qeebsiga Nafta inta heysatana ilaheey ha u ziyaadiyo?❤️?

#Akhriste majiraa ruuxad dhihi lahayd??❤️

11 months, 2 weeks ago

Kafaidayso 10 lee la aqbala

1 year ago
Via [@team\_kordhis](https://t.me/team_kordhis)

Via @team_kordhis

Kusoo biir kooxdeenna si aad ugu soo biirtid aqriso shuruudaha hoos ku xusan

Linkiga hoos ku dhufo ???

https://t.me/team_kordhis

1 year ago

`Yaa dhahay Afsoomaaligu Wuu fududyahay?
Car buuxi meeshan banaan kuna buuxi Haa/ maya uun?

Daanyeer maa tahay_Dameer Ayaan Ahay?

only ku buuxi Haa/ Maya?`

1 year ago
Hospitalka cashaqa

Hospitalka cashaqa
Cid ku booqo mooye
Cisha qudha waad geli
Cindigeyagu ima odhan
??????

Just new break ??

1 year ago

Dadku waxey igu tilmaamaan inaa sixranahaÿ sababtuna waa jaceylka aan adiga kuu qabo dartii hadaadan farxad isiin karinin***?*** Maxaa iigu beertay jaceylka***?******?***

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días