FAHANKA NOLOSHA 🌍💕

Description
Waqtigu cidna ma beddelo..lakin
Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta qof walba,!!! halkaan ugu imaaw qoraallo qulubtaada soo jiita sawiraan indhahaaga soo jiita,🥰🥰🌹.
FAHANKA NOLOSHA fadlan, JOIN dheh) tallo wixi aad rabto( 👉 @macruuf1
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 3 weeks ago

"Adkaysi waa furaha wax kasta,!!
Qof aan dulqaad lahayn ma xamili karayo cadaadiska nolosha!"

.. iyaas abdu Rahman

1 month, 3 weeks ago

:ilaahow sidaa doontaa wax yeeshaa adigoo dadku kuu simanyihiin oo aadan kala jecleyn, si dadka caafimaadka qabaa loogu imtixaamo illahow caafimaad taam ah sii ruux kasta oo dhul yaal ah,

1 month, 3 weeks ago

اللهم اشف مرضانا ومرضا المسلمين

2 months ago

☪️RAMADAN MUBARAK ☪️🕋

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Suaalo_Diini_Ah 🕋 🕌
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/J5g5yXVcObI5YTI8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 84 chats.

2 months ago

"Kwrn dadka hadalka badan haddii la oran lahaa waraqadaha lagu qoraayo warkiina idinka ayaa bixinaaya qarashkooda,!?😱🙊

Waxay ilatahay in lawaayi lahaaba qof hadla,;!😀📞

.... .iyaas

2 months ago

Ha xanaaqin,;!!
Haddai aad carootana ishano oo xakamey naftaada,
Waxaa lagula taliyay dadka carooda
1- iney fadhistaan haddi ay taagan yihiin"!!
2-in ay jiftaan haddi ay fadhaan,!
3-in aaney hadlin oo afka iska xiraan, waana tan ugu muhiimsan,!
Si aadan ugu hadlin wax aad ka shalaydo qiyaamo iyo adduunba
Ama aadan u samayn ficil aad kashalaydid qiyaamo iyo adduunba,!

🗃️ FAHANKA NOLOSHA 🌎

2 months, 1 week ago

- الحمدلله 🌿

2 months, 1 week ago

Ka mid noqo ku wa rabbi xusa

2 months, 1 week ago

Anigu waan ku tixgaliyaa xataa markaan naftayda la hadlayo.,

2 months, 1 week ago

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝 @FAHANKANOLOSHA35 😍
@Baro_xadiiskan
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/XLukR3KjnBY5ZjVk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 84 chats.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago