FAHANKA NOLOSHA ??

Description
Waqtigu cidna ma beddelo..lakin
Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta qof walba,!!! halkaan ugu imaaw qoraallo qulubtaada soo jiita sawiraan indhahaaga soo jiita,???.
FAHANKA NOLOSHA fadlan, JOIN dheh) tallo wixi aad rabto( ? @macruuf1
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

2 months, 2 weeks ago

? عن عبد الله رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال:

? ((خير الناس قرني، ثم الذين يلونهم، ثم الذين يلونهم، ثم يجيء قوم تسبق شهادة أحدهم يمينه ويمينه شهادته)).
قال إبراهيم وكانوا يضربونا على الشهادة والعهد ونحن صغار.

? رواه البخاري ?

#اللهم_صل_وسلم_وبارك_على_سيدنا_محمد

2 months, 2 weeks ago

Dhammaanteen waan bixi doonnaa, in kastoo aan ogaanay sagootintan gaarka ah, haddana waxaan isku dhibnaaa qaarkeen siyaabaha ugu daran..

2 months, 2 weeks ago

"Raqisnimada ugu xun waa xadida qoraal islaameed kadibna kabadasho magaca ee saarato magacaaga,
Maskaxdaad wixi kasoo maxdo ama cilmigeeda aad leedahay laguguma haysto,
Lakin waxaad soo naqliso ama aad soo guriso marjicooda sheeg iyo halak aad kasoo gurisay, bilaahi calayka

?Haddi ay ku dhibayso qof inaad libintiisa siisana amaan sii qoraaladiisa?

2 months, 3 weeks ago

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?

Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15 ?
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️‍?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/7kdfhXcGAc8wZDhk

Telegram

MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 97 chats.

2 months, 3 weeks ago

https://t.me/caaqilmufakirah/290
https://t.me/caaqilmufakirah

Telegram

اياس بودكاست🎙📻🎶

2 months, 3 weeks ago

‏إن أراد الله لك رزقاً ، يسّره لك ولو عن طريق عدوّك

2 months, 4 weeks ago
Waxay i bartay noloshu

Waxay i bartay noloshu
Dadka qaar waxay u caawiyaan dadka sida roobka
Qaar kale waxay bixiyaan hadh sida geedaha oo kale
Qaarkood waxay la mid yihiin saxaraha oo kale, si kasta oo aad wax ugu beerato, ubax iyo midho midna ma laha...

FAHANKA NOLOSHA ?

2 months, 4 weeks ago

"Ilaahay sidaad u jeceshahay waxba ha u jeclaan,
Lakin ilaahay dartii wax u jeclaaw,

5 months, 2 weeks ago

Sidii caadada u ahayd waxa ay           eheed mid fadhida ilaa uu u yimid,     oo uu ku yidhi;                                       
- Ku raaxayso qaxwadaada, ramlaay.
Waxay ugu jawaabtay: Aad baad u    mahadsantahay.                                   
Markaas ayuu yidhi: Laakiin kani        waa koobkii saddexaad ee bunka ah ee aan kuu keeno, ramlooy, adiguna ma cabtid!!! Maxaa dhacay,!?             
Waxay tidhi: waayo qaxwo ma            cabbo.                                                     Maxaad u weydiisanaysaa oo aad u  dalbataa markaa?                                 -Sababtoo ah... Lkin adiga                    waran, waa maxaay xaalkaagu,?         Wuxuu yiri: halkaan waxan ka            shaqeeyaa kafateeriyadaan, laakiin   sidoo kale isku jaamacad ayaan        dhiganna ... waxaan filayaa inaadan dareemin tan, laakiin anigu aad ayan kuula socdaa mar walbana waan ku waar diyeeyaa!                                      
Waxay tidhi: waayo??!!                          Wuxuu yiri: waxaan dareemayaa in.    aad mar walba xaalkaagu gadisan    yahay, oo niyad jabsan tahay,             waxaan ku arkaa adiga oo si lama   
filaan ah u qoslaya mar oo hadana  murugeysan waqtiyo kale.                  
Maalin walba waan soo shaqatagaa, adiga daraaddaa ayaan u jeclaaday   shaqada,....Xitaa ma ogid in aan        dhib ku sameeyo qof kasta oo            isku daya inuu ku la majaa.                  jiloodo.ama kuu gafa,                           
- Waay ??!!                                  
Wuxuu yiri: Haa, waxaan dareemaa   xasilooni markaan ku arko, oo aan     ku raaco maalin walba...... Sorry.        ramlaay, runtii waan ka xumahay.!

Waxay tidhi: raali aha           
maxay tahay, maxaad ka       xuntahay??!                     
Wuxuu yiri: waayo mar walba.           waan ku dabagalaa oo waan ku.        raacaa waqti walba.                            
- Waxay tidhi: Hagaag... aan ku soo laabano mawduuceena!                   
Wuxuu yiri: Mawduuc ma jirin! Aan   ka wada hadlaynay,                            
Waxay ku tiri: Haa, miyaanad i            waydiin sababta aan qaxwaha u         dalbado oo aanan u cabbin??!!            Wuxuu yidhi: Haa, sidaas baan idhi! Waxay tiri: .....Runtii ma jecli.               qahwada,  laakin waxaan kaaga.        dalbadaa si aan kuu arko,                      

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago