โœจ๏ธ๐–ถe๐—๐–พ๐—…๐—„๐–บ ๐–ก๐—Ž๐—…๐—Œ๐—๐–บ๐–ฝ๐–บ๐Ÿ’”

Description
๐Ÿ™‹โ€โ™‚๏ธ๐–ถ๐–พ๐—…๐–ผ๐—ˆ๐—†๐–พ ๐—๐—…๐—…๐–พ ๐–ผ๐—๐–บ๐—‡๐–บ๐—…๐—„๐–บ ๐–ถ๐–พ๐—๐–พ๐—…๐—„๐–บ ๐–ก๐—Ž๐—…๐—Œ๐—๐–บ๐–ฝ๐–บ๐Ÿ’”



๐Ÿฆ‹Erayo jacely...โค๏ธ๐Ÿ’
๐Ÿฆ‹Dhiiragelin.....๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘ฉโ€๐ŸŽ“
๐Ÿฆ‹Oraahyo.....๐Ÿ—ฃ๏ธ
๐Ÿฆ‹Xikmado....โœ๏ธ
๐Ÿฆ‹Shekoyiin.......ku cajib galiya.๐Ÿ˜๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

2ย weeks, 1ย day ago

Qisooyin cajiib ah kor ka soo dhagayso SH: MUSTAFAโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธ

2ย weeks, 6ย days ago

Dhaman wan idin salamey asxabey chanal qofkii rabo ha isoo qabto @Manka_22

4ย weeks, 1ย day ago
2ย months, 2ย weeks ago

ALXAMDULILAAH

-Allow wlh magacaaga wayn baan ku dhaartaye adigaa mahadsan baryadii aan ku baryay kuma khasaarin maanta ayaan helay alxamdulilah wlh rabigayga waa deeqsi wax aan ka baryay ayuu maanta isiiyay waliba si sharaf iyo cizo leh alxamdulilah farxad ayaan la dhacay

WLH Rabigey waa deeqsi yaa allah mahadsanid alxamdulilah

Fg:waxa aan idinla wadaagaayo waa in aad idinkana aad allah wax walba oo aduun ama akhiro ah aad waydiisataan wlh rabigiin waa deeqsi samiic ah oo kareem ah wuu idin siin wax walbe

ALXAMDULILAH YAA RABI โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

2ย months, 2ย weeks ago
โ†ก***๐Ÿ’Ž*** ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ***๐Ÿ’Ž***โ†ก

โ†ก๐Ÿ’Ž ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ’Žโ†ก

: ) NOLOSHU WAA GUUL ๐Ÿฅ‡๐Ÿƒโ€โ™‚๏ธ

: ) HAGAHA NOLOSHA ๐Ÿ“š๐Ÿค“

: ) HALGANKA NOLOSHA ๐ŸŽ“โœŠ

: ) DABIIBE JACAYL ๐Ÿ–ค๐Ÿ‘จโ€๐Ÿณ

: ) OGAANSHO ๐Ÿ“š๐ŸŒ

Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€แด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸแด‡สœ๐Ÿฅ‡   

๐Ÿ“ KU BIIR + TAABO ๐Ÿ“

Hแด€แด…แด€ส™แด€ สŸแด€ แดขแด€xษชษชแด˜ Aวซส€ษชsแด›แด‡ แด‹แด€ษดแด€สŸแด€แด…แด€ แด€แด€ษด Hแด€สŸแด‹แด€แด€ษด Isแดœษขแดœ แด‹แด€แด€ sแดแด แดœส€แดœส€ษชสแด‡ส ๐Ÿ“‚

Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7

2ย months, 2ย weeks ago
SIFOOYINKA DADKA CAQLIGA BADAN

SIFOOYINKA DADKA CAQLIGA BADAN

1:Waa dad og heerka aqoontooda dadka caqliga badan si fudud ayeey u qiran karaan waxyaabaha aysan aqoonin, kuma adka mana ka baqaan in ay dhahaan ma aqaano

2:waa dad aan hadal badnayn oo aamusan , hadii ay hadlaana hadal miisaanman ayeey ku hadlaan malayacniga wuu ku yaryahay

3:waa dad maskax furan, waxyana raadiyaan fursadaha wayna ka faaiidaystaan mar walbana isbadal iyo horay usocod ayeey raadiyaann

4:waa dad aan jeclayn maalayacniga wakhtigoodana waxay galiyaan wax faaiido u leh naftooda.

2ย months, 3ย weeks ago

6 fikir oo aad taajir wayn ku noqon karto inta aadan gaarin 33sano โ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธโ˜๏ธ kor ka soo akhriso cilmiraadis.com

2ย months, 3ย weeks ago

โ€
Ilaahay "swt" waxa uu tusaale weyn inooga dhigay suuradda Alcadiyaat taas oo ina dareensiinaysa in aynu Ilaahay ka xishoono Ilaahay "swt" waxa uu ku dhaartay Alcaddiyat oo ah fardaha Eebbe kuma dhaaran iyaga oo taagan ama fadhiya ee waxa uu ku dhaartay iyaga oo neef tuuraaya xiiqsan isaga oo tilmaan uga dhigay "ุงู„ุถุจุญ" oo ah sanqadha neeftad xooga ha ee fardaha ama neef tuurka marka ay laabtoodu gubanayso orodka xooga ah ee ya ku sugan yihiin Ilaahay "swt" waxa uu yidhi ยซูˆูŽุงู„ู’ุนูŽุงุฏููŠูŽุงุชู ุถูŽุจู’ุญู‹ุงยป tilmaan kalena waxa uu ku yidhi ยซููŽุงู„ู…ููˆุฑููŠูŽุงุชู ู‚ูŽุฏู’ุญู‹ุงยป oo ah dhibiilaha ka dhasha orodka faradaha ee xooga leh marka ay cidiyahoodu dhulka xoqaan olol gubaaya laabtooda iyo olol ka gubaaya lugahooda

ยซููŽุงู„ู’ู…ูุบููŠุฑูŽุงุชู ุตูุจู’ุญู‹ุงยป
haddana halkan ayuu Eebbe inoogu sheegaya in waxaas oo dhan farduhu aanay u ordahayn xarago iyo ciyaar laakin ay u ordayaan in ay ku jiraan dagaal xili maalinimo ah farduhu iyaga oo og in ay khatar ku suggan yihin goobta dagaalka haddana dib uma soo laabtaan iyaga oo diidan amarka hogaamiyaha saaran dushooda

ยซููŽุฃูŽุซูŽุฑู’ู†ูŽ ุจูู‡ู ู†ูŽู‚ู’ุนู‹ุงยป
macnnaha waxa meesha ka kacaaya boodh badan oo ka dhalanaayo orodka fardaha
kadib hawadii ay farduhu ku neefsanayeen iyo boodhkii ayaa isku dhegey laabatooda oo orodka ay ku jiraan olol ka baxaayo ayaa nuugaysa boodhka iyo neeftan is galay runtii
waa wax bixin aad ucajiib ah
ยซููŽูˆูŽุณูŽุทู’ู†ูŽ ุจูู‡ู ุฌูŽู…ู’ุนู‹ุงยป
macnnaha waxa uu taagan yahay farasku oo u adkaysta goobta dagaalka meesha ugu khatarsan oo bartanka ah dhamaan ayaadahaas oo dhami waxa ay ahayeen dhaar Eebbe ka timi laakin jawaabta dhaarta ayaa ah mid aad ucajiib ah

ยซุฅูู†ูŽู‘ ุงู„ุฅูู†ุณูŽุงู†ูŽ ู„ูุฑูŽุจูู‘ู‡ู ู„ูŽูƒูŽู†ููˆุฏูŒยป !
war bixintu waxa ay ahayd mid ku saabsan fardaha iyo tilmaanta axwaashooda haddan mar kale ayuu Qur'aanki isugu bedeley si lama filaan ah xaalka Insaanka isaga iyo Rabigiisa waxaanu ku tilmaamay "ูƒู†ูˆุฏ" macnnaha mid ku kibira nicmada Eebbe oo inkira macnnaha isbeddelkan cajiibka ah ayaa ah in ay farduhu uhuraan huritaanka intaa le'eg hogaankooda oo waxa keliya ee uu uqabtaa yahay in uu raaco oo daajiyo manna aha mid u abuuray maqalka iyo araga ama cidi kamid ah cidiyahooda iyada oo ay intaasi jirto farduhu waxa ay tusayaan hogaankooda in ay daacad uyihin halagna ugalaan isaga aawadi iyaga oo aan dareemin baqdin ! laakiin Insaanku waxa uu ilaawey dhammaan nimcooyinkii Eebbe ee korkiisa ahaaday iyada oo sidaasi jirto haddana mar alla marka uu la kulmo hal arrin isaga xumaynaysana waxa uu udacwoodaa kii abuuray !!.

Q/ Abdi salaam mohamed hassan

2ย months, 3ย weeks ago

SUAAL

-Dadka horta yaa ku dhahay bisha shacbaan 15keeda kaliya ayaa la somaa

Bisha 3 bari ka soon ama iska daa lkn in aad 1maalin soonto oo ah waliba 15 shacbaan nabiga scw kama sugnaanin ee qofka sidaas samaynaayo waa wax uu isagu jeebkiisa ka samaysanaayo lkn qofku haduu iska soomaayo soon iska caadi ah ayaamaha mida uu doono wuu soomi karaa sidoo kalana soonka todobaadkii 2 maalin wuu fiicanyahay khamiis iyo isniin

4ย months, 2ย weeks ago
-MAANTA SANADKA HIJRIGA ee taariikhda saxda โ€ฆ

-MAANTA SANADKA HIJRIGA ee taariikhda saxda ah ee islaamka imisa ayeey maraysaa dhalinyaro

-Fg: Runta iska sheeg hadii aadan garanaynin ma ogi soo qor ๐Ÿ˜ comment ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Fg:Subxanalaah dhamaanteen waxaan la soconaa oo aan ognahay taariikhda milaadiga oo maanta ah 30Dec/2023 lkn ma ogin taariikhdeena saxda ahayd meesha ay marayso

-Nin ayaan arkay jaamici ah kadib isaga oo is walaayo oo tay xidhan oo afka tuuraayo oo iga sheekaynaayo manegment iyo polotical ama maths ayaan ku idhi war ninyahow ma aqoonyahay ayaad tahay wuxuu yiri haa

Kadib waxan ku idhi ma taqanaa tariikhda maanta mesha ay marayso wuu ila soo boday milaadigii wxn dhahay bilaha ma kala taqanaa wuxuu yiri haa wan aqanaa jaunary iga bilaabay December igu geeyay isagoon midh khaldin hhhhhh๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

-Aayar unbaan ku dhahahy horta tariikhda hijriga ma taqanaa kulaha mida saxabadii soma ahaa hhhhh wxn ku idhi war wa ta islamkee manta imisa ayeey maraysa kulaha wxn la aqon ayad i waydinaysa bilaha sheeg midh wuu ka shegi wayay yaaab

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago