FAST MTPROTO PROXIES FOR TELEGRAM
#DigitalResistance
ADS:
@Ads_ProxyMTProto
Run your own MTProxy:
https://github.com/TelegramMessenger/MTProxy
Last updated 2 Monate, 2 Wochen her
Official Telegram Channel of Koorowsh?️
Last updated 8 Monate, 3 Wochen her
Last updated 1 Jahr, 2 Monate her
https://t.me/addlist/06CMXlKGCwphNTdk
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?
?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab
Marka gurigaaga aad joogto, waxaad qaban kartaa waxyaabo badan oo faa'iido leh, sida:
Waxbarashadaada ku dadaal: Buugaag aqri, luqad baro, ama xirfad cusub bartaan.
Shaqooyinka guriga hagaaji: Nadaafadda guriga, karin cunto, ama hagaajinta waxyaabaha jabay.
Farsamada gacanta ku mashquul: Tusaale ahaan, sawir-gacmeed, tolnimo, ama waxyaabo cusub oo hal-abuur leh samee.
Cayaaraha jirka samee: Jimicsi fudud guriga ka samee si jirkaaga caafimaad u ahaado.
Dib u nasto oo maskaxdaada deji: Quraan akhris, duco, ama fikir.
Waqti la qaado qoyskaaga: Sheeko wadaag, ciyaar, ama cunto wada cunid.
Baro tignoolajiyada: Tusaale ahaan, sida TikTok ama barnaamijyo kale oo faa'iido leh loo isticmaalo.
Su'aashaada waxay taabanaysaa arrin maskaxeed iyo nafsiyeed oo muhiim ah. Qofka asagoo og inuu dambi sameynayo, hadana uu sii wado, waxaa jiri kara dhowr sababood oo keeni kara:
Daciifnimo ama Nafsi Xumo: Qofku wuxuu dareemi karaa inuu awoodi waayo inuu iska celiyo damaca dambi sameynta, xitaa isagoo og inaysan sax ahayn. Waxaa laga yaabaa inuu ku xiran yahay dabeecad ama caado xun.
Qiimeyn Khaldan: Mararka qaar qofku wuxuu isku qanciyaa in dambi gaar ah uusan wax weyn ahayn ama inuu sababo gaar ah u leeyahay oo sax noqon kara araggiisa.
Saameynta Bulshada: Saaxiibo ama xaaladaha bulshadu waxay qofka ku qasbi karaan inuu ku lug yeesho dambi, xitaa isagoo og inuu khalad yahay.
Jacaylka Aduunyo: Mararka qaar qofku wuxuu door bidaa faa'iidooyinka degdegga ah ee uu ka helayo dambiga, isagoo iska indha tiraya cawaaqibka mustaqbalka.
Qayb Nafsiyeed: Waxaa dhici karta in qofka uu la dagaallamayo gudaha naftiisa, uuna dareemayo isku dhac u dhexeeya rabitaankiisa iyo fahamkiisa sax iyo khalad.
Iimaan Daciif ah: Xaaladaha qaar, daciifnimada xiriirka qofka iyo diinta ama mabda’a uu aaminsan yahay waxay keenaysaa inuu dambi sameeyo isagoo og.
Qofka noocaas ah wuxuu u baahan yahay inuu naftiisa si dhab ah uga fikiro, dib u eego sababaha ka dambeeya dambiga, oo raadiyo taageero, cafis, iyo waddo uu uga baxo khaladaadka. Diinta iyo aqoonta ruuxiga ah waxay ku caawin kartaa inuu fahmo cawaaqibka dambiga isla markaana uu dib ugu soo laabto waddo toosan.
Nadaafadda waa tiir muhiim ah oo lagu ilaaliyo caafimaadka qofka iyo bulshada. Cudurrada faafa, sida shubanka, duumada, iyo hargabka, badanaa waxay ku faafaan nadaafad-darro ama tallaabooyin ka hortag ah oo la dayacay. Halkan waxaa ku jira qodobo muhiim ah oo mowduucan la xiriira:
Gacmo-dhaqidda saxda ah: Gacmaha in si joogto ah loo dhaqo, gaar ahaan ka hor cuntada iyo ka dib musqusha, waxay yaraynaysaa khatarta cudurrada qaarkood.
Nadaafadda afka iyo ilkaha: Ilkaha in la cadayo laba jeer maalintii waxay ka hortagtaa caabuqyada afka.
Nadaafadda jirka: Maydhashada joogtada ah waxay ka hortagtaa caabuqyada maqaarka iyo urta jirka.
Cuntada in si sax ah loo kariyo iyo in lagu kaydiyo meel nadiif ah waxay ka hortagtaa cudurrada sida salmonella iyo shubanka.
Biyaha in laga dhigo nadiif oo la sifeeyo waxay muhiim u tahay caafimaadka bulshada, gaar ahaan meelaha uu ku yar yahay helidda biyo nadiif ah.
Qashinka in si habboon loo maareeyo waxay yaraynaysaa fiditaanka cayayaanka sida kaneecada iyo jiirka, kuwaas oo keeni kara cudurro faafa.
Deegaanka in laga ilaaliyo qiiqa iyo waxyaabaha wasaqda ah waxay caawisaa neefsashada hawada caafimaad qabta.
Dadka in la baro muhiimadda nadaafadda waxay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xakameynayo cudurrada faafa.
Wax ka qabashada caadooyinka caafimaad-darrada ah, sida isticmaalka biyo wasakhaysan, waxay kordhinaysaa caafimaadka guud.
Gunaanad
Nadaafadda saxda ah waa hab fudud, laakiin muhiim ah, oo lagu yareeyo cudurrada faafa. Adiga oo ah qof raba inuu noqdo kalkaaliye ama dhakhtar, waxaad door weyn ka qaadan kartaa wacyigelinta iyo badbaadinta nolosha dad badan. Ma rabtaa inaan kuu siiyo talooyin kale oo xirfaddaada mustaqbalka ah ku saabsan?
Si fiican u aqriya wax badan ayaad faaideysaan insha allah
• Farxadaadu waxay ku xiranatahy hab fikirkaaga
• shil gaari ayuu ku dhintay lakin rali ayuu iga ahaa
• abaal laawe
• mise dunida ayaynu ku ilawney ?
Kusali nabiga scw aynu iska bilaabano
Daraasad khaas ah oo la sameeyay ayaa sheegay in 10% oo kaliya farxada aadamaha ay ka timaado waxyaalaha maadiga ah sida hantida, heerka bulshada iyo shaqada, halka 90% farxada aadamiga ay ku xidhan tahay caadooyinka fikirka iyo sida ay wax u arkaan.
Intii lagu jiray daraasaddan, kooxda Jaamacadda Minnesota waxay waydiisatay lammaane isqaba inay si gaar ah u qoraan aragtidooda sannadkii hore.
Gabadha :
Sanadkii hore, ninkeyga waxaa lagu sameeyay qaliin xameeti ah, wuxuuna ku xirnaa sariirta muddo dhowr bilood ah, wuxuu gaaray da'da lixdan jir, sidaas darteed wuxuu ka tagay shaqadii muhiimka ahayd ee madbacadda oo uu ka shaqeynayay soddonka sano , aabihiina waa uu dhintay sandkas, wiilkeenuna wuxuu ku dhacay shahaadada koowaad ee jaamacadda, sababtoo ah wuxuu seegay waxbarasho muddo dhowr bilood ah, sababo la xiriira dhaawac ka soo gaaray shil baabuur.
Dhammaadkii warqadda waxay qortay:
Waxa uu ahaa sanad aad u xun!!
Ninka :
Sannadkii hore...
Waxaan ka soo kabtay xanuunkii qadhaadhka ahaa ee sannado badan igu hayay, waxaanan gaadhay lixdan jir, waxaanan ku jiraa xaalad caafimaad oo wanaagsan, shaqadina wan ka faristay waxana firaqo uhelayaa wax qorista.
Aabbahay waxa uu noolaa ilaa uu shan iyo sagaashan jirsaday isaga oo aan cidna dhibaato u geysan.Wuxuu ku dhintay shil baabuur isagoon naafo noqon iyo dhibaato la’aan raalina wuu iga ahaa.
Wiilkayguna shil baabuur ayuu ka badbaadey dhaawacyadiisina si fudud ayuu uga bogsadey
Ninku wuxuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay:
wuxuu ahaa sanad uu Ilaahay inagu manaystay nimcooyin iyo naxariis , si wanaagsan ayuu noogu so dhamaaday.
Dhacdooyinka isku mid ah...
Laakin qof waliba waxa uu ku arkay fikirkiisa iyo heerka qanacsanantisa , natiijadiina waxa ay noqotay in midkood uu sanadka dambe farxad iyo mahad naq ku noolaado, ka kalena uu ku noolaado murugo noqdona abaal laawe .
Abaal laawe
Ilaahay SWT waxa uu tusaale weyn inooga dhigay suuradda Al-Cadiyaat
Tusaale inaga dhigaya inaan nafeheena ka xishoono , taasoo uu Eebbe kor ahaaye ku dhaartay Al-Cadiyaat oo ah fardaha...
Laakin Eebbe weyne kuma dhaarin fardo iyagoo taagan, balse wuxuu ku tilmaamay kuwo ordaya .
Muxuu Ilaaha Qaadirka ah fardaha ugu dhaartay markay aad u ordayaan oo aad mooddo in laabtoodu dab ka ololayo? Illahay swt ayaa qaybtan dambe kaga jawaabi doona isla suradaas
Markaas jawaabtii waxay noqotay mid yaab leh:
" ان الانسان لربه لكنود "!!!
(Insanku waa mid rabigii ku kufri badan / aan ku mahadin allah nimcoyinkisa )
Qur’aanka kariimka ahi waxa uu inooga warramay fardaha oo ka warramay xaaladdooda, ka dibna waxa uu si lama filaan ah ugu dhaqaaqay oo uu uga sheekeeyo xaaladda bani’aadamka ee Rabbigiis oo uu ku tilmaamay in uu yahay “kanud” oo uu ula jeedo mid aan ku qanacsanayn nimcooyinka Eebbe swt oo aan qaddarin.
Maxaa keenay dhaqaaqa yaabka leh?!
Ilaahay SWT waxa uu inoo sheegay in farduhu ay wax kasta u huraan madaxdooda, ama milkiilahooda
Kaas oo kaliya quudiya, waraabiya, daryeela In kastoo ay xoog u ordayaan, rafaadna marayan haddana waxay ku soo dhacayaan bartamaha dagaalka,
Hogaamiyeheedu ma abuurin maqalkeeda, araggeeda, ama qoobabkeeda midna kaliya wuu quudin jiray, wuuna waraabin jiray, wuuna daryeeli jiray.
Haddaba bal ka warran allaha wax walba abuuray ee inagu manaystay nimcooyin muuqda iyo mid qarsoonba!!
Miyaanay wax laga xishoodo ahayn in ay fardahaasi abaalka mulkiilahooda yaqaanan ugana mahadnaqaan adiguna aad abaal laawe noqoto !
aynu waxooga mahadnaq muujino si ay dadku wejiyadena uga arkaan dhoolla caddaynta ku qanacsanaanta nimcooyinka allah swt
si aynu u soo noolayno cibaado aynu illownay oo aynu Ilaahay ku caabudno?
Mise aduun ayaan ku ilawney sido kale ka racnay inagoon baaqi ku noqonayn ?
Xagasho
Hello, inta nool ee uu Alle siiyey caafimaad iyo caqli wanaagsan waan idiin salaamay ?
ان الله يحب التوابين ويحب المتطهرين
FAST MTPROTO PROXIES FOR TELEGRAM
#DigitalResistance
ADS:
@Ads_ProxyMTProto
Run your own MTProxy:
https://github.com/TelegramMessenger/MTProxy
Last updated 2 Monate, 2 Wochen her
Official Telegram Channel of Koorowsh?️
Last updated 8 Monate, 3 Wochen her
Last updated 1 Jahr, 2 Monate her