CAWAYSKA DHALINTA ?✍️

Description
?Erayo jaceyl xikmad ?Dhiragalin qoraa ? hana Naga ilaawinina naguso biirto
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 3 weeks ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 weeks, 3 days ago

2 Monate, 3 Wochen her
Kuwa Leh riyooyin ka waaweyn . …

Kuwa Leh riyooyin ka waaweyn . caqabadaha waa jaranjarooyinka kor uqaada markasta oo aad muuqado in lagu riixayo hoos . Waa fursad kale oo aad Dib ugu kacdo oo aad Kaga dhawaato yoolkaaga .ku kalsoonow naftaada .maxaa yeelay waxaad haysaa awood aan la arkin oo ku horseedi karta guul weyn

╭┈───────

╰┈➤ ❝ @Cawayskanolosha

2 Monate, 3 Wochen her
Waqtiga iyo waayo aragnimadaada ayaa wax …

Waqtiga iyo waayo aragnimadaada ayaa wax badan ku bara lkn garaad iyo maskax+furan ayaa kaa dhigaya inaad horumar ka samayso

╭┈───────

╰┈➤ ❝ @Cawayskanolosha

3 Monate her

Asc rer telegram

╭┈───────

╰┈➤ ❝ @Cawayskanolosha

3 Monate her
????????? ?? :

????????? ?? :

@halgnka
@wadnojacayl
@Darenjaceyl1
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@noloshuwaaguul
@Xikmadoiyodhiirigalin

?????????? ??? ???? ???? ?? ?? ???? ??????????? ?? ????? ????? ??????? ??????????? ???????? ?? ???? ????? ?????? ??????? ???? ????? ????????? ???? ???? ?????? ???????? ???????????? ????? ?????. ???

~ ????? - @Wll_adnaan

3 Monate her

https://t.me/addlist/eAEOnVyJ3EViMWVk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?

?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad2
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

3 Monate her

? QUR'AN REMINDER ?

3 Monate, 1 Woche her

https://t.me/addlist/CrSwjM0sM2wzNmI0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?

?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad2
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 96 chats.

3 Monate, 2 Wochen her

Allah haunaxariisto intii ku dhimaday intii ku dhaawac madayna Allah hacafiyo

Wallahi waxaan ku suganahay xaalad quus dalkiina anaga malihin hadii runta la sheego waxaa iska Leh waddamo kale waayo hadaa anaga Lee nahay sabab ay wax walbo oo ay dadka aan soo maali ka ahayn ay sheegaan run u noqdaan

Qofkii dalka rajo ka sii lohow Dal meesha maku yaalo

Bal hada maxaa lagu dilay dhalin yaradaas

Maxay galab sadeen oo laga kow nayey
Maxaa qarax loo ku dhigay
Maxaa qudha loo ka jaray

Dadkii xalay meeshaas wax ku kaa runtii markay xaafada ka soo baxaayeen gur ay ka soo daxaayeen wax dhib iyo murugo ah ma ka jirin
Balse saaki kuriga wuu ka dewan yahay sidee Hore oo waxaa jiro dad aan xali see xan gur yaha qaarna taxsi ayaa daala kuwo qaarna dhaawac ayey

Is bidaal la joogaan sidoo kale hooyo badan ayaa ubadkii dee
halkaas ku waysi oo saaki nolosha wax walbo ay raja ka la heed ka quusaday

Imiso hooyo ayaa ku fakaraysi will kaagii wuu ku waynaade hada ayaa ku nasii oo aad iska dhaafi yaan Yada aa suuqa ku gadaysid balse saaki quus ka ah nolosha?

Gaba waran will aa intaas Sano ku soo dadaalaysi oo aad subaxyo badan tartiis aad shaax u karinaysi yaan yo u kadaysi
Suuqa dhax fadhisi adi ka tartiis inta lagaa dilo aan xataa la dhihin Allah ha u naxariisto qofkii kaa dilayna dadkii soo adeeg sadi ay saaki dabaal dagayaan oo ay faraxsan yihiin xataa laga yaabaa qofkii will kaaga dilay in uu nool yahay oo uu aduun ka ku raaxaysanayo xataa uu ka mid ahaa dadkii gargaarka deg dega ah fidinaaye ?

Bal ka waran qofka dadkaas dhan masuulka ka ahaa oo madax waynaha isku sheegaaye in xataa uu sa utaxsiyadeen

Lkn labo nin oo ajaanib ah na markii la dile uu isbidaalkii uu ugu dagay si uu u arko xaalada ay ku sugan yihiin waliba is la waqtikii oo xadaa ka fakarin ama Adna lagu daraa Marka is bidaalka dag did ??

Lkn xali marking hooyooyin badan in dhahooyee ay intaas Sano ku soo rafaadaayeen la dilay aan xataa loo daxsiyadeen ?

Saaki murugada kur yaha qaar ka jirto oo qoraal ah waa taas

╭┈───────

╰┈➤ ❝ @Cawayskanolosha

3 Monate, 2 Wochen her
5 Monate, 4 Wochen her

Aad ayaan kuu jeclahay oo waxaan rabaa inaan qayb ka noqdo daqiiqad kasta oo noloshaada ah. Waxaan rabaa inaan halkaas kula joogo si aan ula wadaago wax kasta oo aad qabato maalin kasta. Waxaan rabaa inaan garabkaaga ahaado markaad subax walba soo toosto. subax walba markaad indhaha kala qaado waxaan rabaa inaan foodda ka dhunkado. Waxaan rabaa inaan kula wadaago kafeega. Waxaan rabaa wadahadal dheer oo aan kala sooc lahayn adiga iyo maalinta oo dhan. Waxaan rabaa inaan ku daawado adigoo sariirta ku jiifa caajisnimo. Waxaan rabaa inaan ku raaco wadiiqooyin dhaadheer. Waxaan rabaa inaan kula dheesho roobka. Waxaan rabaa inaan kula fadhiisto cirka habeenkii hoostiisa oo aan daawado xiddigaha. Waxaan rabaa inaan kula fadhiisto oo aan daawado qorrax dhaca xeebta. Waxaan rabaa in aan kula koolkooliyo, ku dhufo oo aan seexdo sida ilmo gacmahaaga ku jira. Waxaan rabaa inaan noqdo haweeneyda aad la wadaagi karto wax kasta oo qorraxda hoosteeda ah. Waxaan rabaa inaan noqdo saaxiibkaaga ugu fiican, waxaan rabaa inaan noqdo gacaliyahaaga, waxaan rabaa inaan noqdo haweeneyda ugu dambeysa noloshaada. Waxaan rabaa in aan kula weynaado. Waxaan rabaa inaan ku faano in laygu yeero adiga. Waxaan kula rabaa farxad iyo jacayl...

╔══❖═══════❖══╗
❤️ ㅤ  ?        ?
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ

- - - - - - - - - - - -

╭┈───────

╰┈➤ ❝ @Cawayskanolosha

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 3 weeks ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 3 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 weeks, 3 days ago